Wellstone International High School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:10AM-3:00PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

WIHS waxay siisaa Iskaashi Ciyaareed oo lala yeesho South High School & Barnaamijyada Waxbarashada Bulshada ee Dugsiga FAIR.

Extracurriculars Offered:

Community Education, Sports

Uniforms

Students who attend Wellstone International High School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (141 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    1%
  • Asian
    11%
  • Black or African American
    12%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    74%
  • Two or more races
    0%
  • White
    3%
  • English Language Learner
    95%
  • From a Low Income Background
    52%
  • Special Education
    2%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (19 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    0%
  • White
    100%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

7:1

Tacliin

41%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

41%

Barnaamijyada aqoonta

Ardayda (da’aha 14-23) waa inay u qalmaan adeegyada luqadda Ingiriisiga si ay u xaadiraan Wellstone. Wellstone wuxuu bixiyaa horumarinta luqadda Ingiriisiga oo la dedejiyey & PSEO.

Academic Programs Offered:

Credit Recovery, PSEO

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Iyadoo la raacayo sharciga fadaraalka iyo kan Minnesota, waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha ayaa la siiyaa dhammaan carruurta naafada ah da’da dhalashada ilaa 21 ee u baahan oo buuxiya shuruudaha u qalmitaanka waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha. Akhriso Siyaasadda Waxbarashada Gaarka ah ee MPS oo dhammaystiran: https://bit.ly/3Mul9kr.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

MPS waxay taageertaa barnaamijka degmada iyo manhajka kor u qaada dardargelinta guulaha waxbarasho ee bartayaasha Ingiriisiga waxayna aqoonsataa doorka muhiimka ah ee ay ka ciyaaraan ku hadalka luuqadaha badan si loo gaadho guusha waxbarasho & xirfadaha mustaqbalka ee ardayda MPS. Akhriso Siyaasadooda Waxbarashada Ardayga Labada Luqad Ku Hadla oo dhamaystiran: https://bit.ly/42VAq2U.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
62% 73% 61% 77% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 7 sano gudahood
30% 47% 63% 55% 52% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Cimilo

No Rating

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Qiyamka MPS: 1) Sinnaanta, matalaadda & ka-hortagga cunsuriyadda, 2) Badbaadada jidheed & dareenka & samaqabka; 3) Xidhiidhada, kalsoonida & wada-xidhiidhka; 4) Go’aan qaadashada & codka la wadaago; 5) Hufnaanta & isla xisaabtan; 6) Xeelado caddayn ku salaysan. Waxbadan ka oggow www.mpschools.org/strategic-plan.

Discipline Policy

MPS waxay aqoonsan tahay in hab-dhaqanka dugsiga ku habboon uu muhiim u yahay guusha tacliinta & joogtaynta bulsho waxbarasho hodan ah oo waxtar leh. Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga wuxuu sheegayaa in wakhtiga waxbarida ee ardayga uga luma ka saarida fasalada habdhaqan xumo darteed ay tahay in la yareeyo. MPS waxay rajeyneysaa waalidiinta iyo qoysaska inay iska kaashadaan waxbarida iyo taageerida habdhaqanka dugsiga ku haboon si loo kordhiyo guusha waxbarasho ee ardaydooda. Akhriso Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga ee dhammeystiran: https://bit.ly/42ZvEkZ.

Bullying Prevention Policy

Siyaasadda Mamnuucida Xoog u Sheegashada & Bahdilaada ee MPS waxay u jirtaa inay ilaaliso jawi waxbarasho oo badbaado leh iyo taageero ardayda iyo shaqaalaha oo ka xor ah xoog u sheegasho ama bahdilaad. MPS waxa ay ku dadaashaa in ay qaado tallaabo ay ku baadho, uga jawaabto, ku saxdo, oo ay ku soo rogto anshax-marinta falalka xoog u sheegashada & bahdilaada ee aan si guul ah looga hortagin. Akhriso Siyaasadooda Mamnuucida Xoog u Sheegashada & Bahdilaada ee dhammeystiran: https://bit.ly/3Ih2RQW.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
74% 84% 89% 100% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
24% 33% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 16 11 1 9

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

Hiigsiga MPS waa in dhammaan ardaydu–iyada oo aanan loo eegeynin asalkooda, koodhka boostadooda & baahiyahooda shakhsi –waxa ay qaadan doonaan waxbarasho kadhan ah cunsuriyada, oo dhammeystiran taas oo dhiseysa aqoonta aasaasiga ah si ardayda loogu diyaariyo guusha mustaqbalka. Si ay u gaaraan hiigsigooda, waxay si ula qasad ah diiradda u saari doonaan & mudnaanta u siin doonaan agabka & tallaabooyinka si ay si weyn u horumariyaan khibradaha & natiijooyinka ardayda Madowga ah, ardayda asaliga ah, ardayda aanan caddaanka ahayn, & qoysaskooda. Waxay ku guda jiraan hirgelinta MPS Wadajir ah, qaab-dhismeed ay tahay in dhammaan dugsiyadu ay qoraan Qorshayaasha Hagaajinta Dugsiga taasoo wax ka qabanaysa oo ku daraysa sinnaanta. Waxbadan ka oggow mpls.k12.mn.us/strategic-plan.

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 7 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 64% Black or African American Celceliska magaalada 52% English Language Learner Celceliska magaalada 54% From a Low Income Background Celceliska magaalada 28% Hispanic Celceliska magaalada 52% All students
0% 100% Celceliska magaalada 64% Black or African American Celceliska magaalada 52% English Language Learner Celceliska magaalada 54% From a Low Income Background Celceliska magaalada 28% Hispanic Celceliska magaalada 52% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% White
0% 100% Celceliska magaalada 100% White

Arday kala midab ah

98%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 60% Black or African American Celceliska magaalada 33% English Language Learner Celceliska magaalada 40% From a Low Income Background Celceliska magaalada 27% Hispanic Celceliska magaalada 33% All students
0% 100% Celceliska magaalada 60% Black or African American Celceliska magaalada 33% English Language Learner Celceliska magaalada 40% From a Low Income Background Celceliska magaalada 27% Hispanic Celceliska magaalada 33% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students