Webster Community School
Dusiga degmada
Buundooyin PK-5
Qiimo Lacag la'aan
Saacadaha iskuulka 8:15AM-2:45PM
Barnaamijka iskuulka kahoreeya
Barnaamijka iskuulka kadib
Pre-K
Tirakoobka dadweynaha
Diiwangelinta 314
Furaha tirikoobka
- Hindida mareykanka ah ama kuwa Alaska u dhashay
- Aasiyaan
- Madow ama afrikaan mareykan ah
- Isbaanish ama Laatiin
- Cadaan
- Kuwa Hawai ku dhashay ama kuwa kale ee jasiirada Pasific
- Laba iyo inka badan oo jinsiyadood
kuwa daqliga yar 73%
Macalimiinta kala midibka ah 6%
TacliinIskuulka dadwaynaha. Wuxuu bixiyaa tacliiin heer sare ah iyo barashada luqada ingiriiska.
Barnaamijyo dheeraad ahWaxay bixisaa fasalka luqadda iyo dhaqanka Isbaanishka, fursadaha hoggaaminta ardayda, iyo hawlaha dugsiga ka dib, oo ay ku jiraan: Waxbarashada Bulshada, GEMS & GISE, & daryeelka da'da ee dugsiga caruurta Minneapolis.
Waxbarasho gaar ahWaxay bixisaa hawlo waxbarasho oo gaar ah oo ay la socoto barrnaamijyada caruurtaa oo takhasus sare leh.
GaadiidBaabuur raaca laga bixiyo xaafadaha North Loop, Downtown West, Downtown East, Elliot Park, St. Anthony East, iyo St. Anthony West iyo xaafada Marcy-Holmes galbeedka 35W. Ka fiiri halkan xuduuda saxda ah: https://exploremps.org/School/webster_elementary_school_.
Sida loo diiwangeliyoHadii aad xiiseeynayso diwaangelinta, kala xiriir adeegyada meelaynta ardayga (612) 668-1840 . Sidoo kale waxaad wixii war bixin dheeri ah ka booqan kartaa https://exploremps.org fadlan gudbi foomkaga cosiga ee iskuulaka markay tahay 2/7/22.
2019: Ardayda heerka fasalka (aqoontooda)
Dul bood si aad u aragto celceliska xisaabta iyo akhriska ku jabay.
2019: Ardaydu waxay ku socdaan waddadii (horumar)
Dul bood si aad u aragto celceliska xisaabta iyo akhriska ku jabay.
Waxaan dooranay in aanan sheegin xogta guusha ee tacliinta iyada oo ay sabab u tahay ka qaybqaadasho yarida MCA ee guga 2021. Fadlan wixii warbixin dheeri ah ka fiiri rc.education.mn.gov -