Washburn High School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:30AM-3:00PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

73%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish, Somali, Urdu, French, Arabic, American Sign Language

Barnaamijyo dheeri ah

Washburn waxa uu bixiyaa dhammaan kooxaha ciyaaraha fudud ee laga heli karo MPS, iyo sidoo kale in ka badan 40 farshaxan, hoggaamin, kooxaha xiriirka, & naadiyada bulshada iyo waxqabadyo.

Extracurriculars Offered:

Cultural Extracurriculars, Debate/Speech Clubs, Environmental/Outdoors Clubs, Foreign Language Clubs, Journalism/Newspaper Clubs, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Theater, Visual Arts Clubs

Uniforms

Students who attend Washburn High School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (1555 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    2%
  • Asian
    3%
  • Black or African American
    15%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    21%
  • Two or more races
    3%
  • White
    56%
  • English Language Learner
    16%
  • From a Low Income Background
    39%
  • Special Education
    11%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (84 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    1%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    5%
  • Two or more races
    5%
  • White
    89%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

19:1

Tacliin

81%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

81%

Barnaamijyada aqoonta

Washburn waxa uu bixiyaa koorsooyin tacliin oo kala duwan, oo uu ku jiro Barnaamijka Dhibloomada IB ee buuxa. Waxay sidoo kale bixiyaan koorsooyinka AP & CIS, iyo sidoo kale PESO. Washburn wuxuu sidoo kale bixiyaa hawlo badan oo tacliimeed oo manhajka ka baxsan.

Academic Programs Offered:

Advanced Placement (AP), Arts Focused Programming, College prep, Credit recovery, International Baccalaureate (IB), PSEO, Professional Internships and/or Job Shadowing

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Dugsiga wuxuu u adeegaa dhammaan ardayda ku jirta Heerarka I-III ee aagaga oo dhan. Waxay dhammaan ardayda yimaada dugsigooda ugu adeegaan fasallo caawimo isku jir ah leh iyo wax wada baridda fasallada caadiga ah.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Washburn waxa uu dhammaan ardayda yimaada dugsigooda ugu adeegaa fasallo caawimo isku jir ah leh iyo wax wada baridda fasallada caadiga ah.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
86% 88% 87% 88% 84% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
90% 87% 91% 92% 85% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Isku celceliska imtixaanka ACT najiidadisa

22 22 23 22 2018 2019 2020 2021 2022 36 0

Cimilo

75%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

75%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Ujeedada Washburn High School waa in ay awoodsiiyaan ardaydooda si ay u abuuraan mustaqbalkooda ugu wanaagsan!

Discipline Policy

Dugsigu waxa uu ardayda ku taageeraa siyaabo kasta oo lagama maarmaan ah si uu u xaqiijiyo in ay haystaan jawiga ugu wanaagsan ee wax lagu barto. Waxay xaqiijiyaan in ardayda: ay ogyihiin waxa laga filayo, la baro sida midba midka kale ixtiraam loogu muujiyo, lagula xisaabtamo marka ay waxyeello ku kacaan, fursadna loo siiyo inay xalliyaan waxyeellada ay ku kaceen.

Bullying Prevention Policy

Washburn waxa uu ardayda ku taageeraa siyaabo kasta oo lagama maarmaan ah si uu u xaqiijiyo in ay haystaan jawiga ugu wanaagsan ee wax lagu barto. Waxay xaqiijiyaan in ardayda: ay ogyihiin waxa laga filayo, la baro sida midba midka kale ixtiraam loogu muujiyo, lagula xisaabtamo marka ay waxyeello ku kacaan, fursadna loo siiyo inay xalliyaan waxyeellada ay ku kaceen.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
97% 90% 82% 84% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
79% 27% 56% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 16 11 1 9

Sinnaan

45%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

45%

Aragtida sinnaanta

Washburn waxa uu ku dadaalaa inuu noqdo dugsi heersare ah oo ay kusoo hirtaan ardayda kasoo jeeda asalada kala duwan.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
0% 100% Celceliska magaalada 84% All students
0% 100% Celceliska magaalada 84% All students

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 93% Asian Celceliska magaalada 76% Black or African American Celceliska magaalada 46% English Language Learner Celceliska magaalada 71% From a Low Income Background Celceliska magaalada 64% Hispanic Celceliska magaalada 60% Special Education Celceliska magaalada 93% White Celceliska magaalada 85% All students
0% 100% Celceliska magaalada 93% Asian Celceliska magaalada 76% Black or African American Celceliska magaalada 46% English Language Learner Celceliska magaalada 71% From a Low Income Background Celceliska magaalada 64% Hispanic Celceliska magaalada 60% Special Education Celceliska magaalada 93% White Celceliska magaalada 85% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% Hispanic Celceliska magaalada 80% Two or more races Celceliska magaalada 85% White
0% 100% Celceliska magaalada 100% Hispanic Celceliska magaalada 80% Two or more races Celceliska magaalada 85% White

Macallimiin midab leh

11%

Arday kala midab ah

44%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 11% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 54% Asian Celceliska magaalada 32% Black or African American Celceliska magaalada 37% English Language Learner Celceliska magaalada 36% From a Low Income Background Celceliska magaalada 41% Hispanic Celceliska magaalada 63% Two or more races Celceliska magaalada 39% Special Education Celceliska magaalada 69% White Celceliska magaalada 56% All students
0% 100% Celceliska magaalada 11% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 54% Asian Celceliska magaalada 32% Black or African American Celceliska magaalada 37% English Language Learner Celceliska magaalada 36% From a Low Income Background Celceliska magaalada 41% Hispanic Celceliska magaalada 63% Two or more races Celceliska magaalada 39% Special Education Celceliska magaalada 69% White Celceliska magaalada 56% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students