Venture Academy High School
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English, Spanish
Barnaamijyo dheeri ah
Venture Academy waxay bixisaa ciyaaraha kala duwan, barnaamijka masraxa, iyo fursado kobcin ah oo ballaadhan.
Extracurriculars Offered:
Cultural Extracurriculars, Music, Sports, Theater
Uniforms
Students who attend Venture Academy High School are not required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
To enroll, contact Clara Catalan at ccatalan@ventureacademies.org or (612) 991-5729.
Ardayda joogta dugsigan
Macalimiinta joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
66%
Barnaamijyada aqoonta
Venture Academy waxa uu isku dhafaa waxbarida heerka fasalka ah iyo wax ka qabashooyinka xallinta ku salaysan. Inta aan ku sii jirno ka soo kabashada aafada caabuqa, inta badan ardayda waxay qaadanayaan wax ka qabasho sare oo kooxeed iyo xisaabta iyo akhriska taas oo heerkooda ah iyadoo sidoo kale ay isku hawlaan shaqo adag oo dhaqan ahaan khuseysa. Ardayda waxaa sidoo kale la siiyaa fursado badan oo kobcineed
Academic Programs Offered:
Advanced Placement (AP), Arts Focused Programming, Career & Technical Education (CTE), College Prep, Credit Recovery, Online Learning, PSEO, Personalized Learning, Professional Internships and/or Job Shadowing
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Venture Academy waxay leedahay arday dhigata goobaha 1 – 3. Waxay bixiyaan ka mid noqoshada buuxda mar kasta oo ay suurtagal tahay. Ka ahaan dugsi ku dhawaad 30% ah waxbarashada gaarka ah, waxay leeyihiin barnaamij weyn oo xoogan.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
Venture Academy waa ilaa 40% ESL ah, & waxaana sharaf u ah inuu u adeego ardayda ku jiray labadaba ESL-ka mudada dheer iyo sidoo kale kuwa cusub. Waxay aaminsan yihiin u dhannaanshaha & kaqeybgelinta, & waxayna ku dhiirigeliyaan ardaydooda inay guul ka gaaraan fasalada guud.
Sii wadida kuliliyadda
Qalinjabin
Cimilo
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
Venture Academy High School wuxuu ilaashadaa qiyamkan soo socda:
Waxbarasho Diirada Saarta Mustaqbalka: ardayda waxaa lagu dhiirigaliyaa inay raadiyaan oo ay horumariyaan xirfadaha iyo hadafyada;
Xoojinta Waxbarashada Bulshada/Shucuurta: ardaydu waxay bartaan qaabaynta hab-dhaqankooda & shucuurtooda;
Bulsho Dugsi oo Iskuxidhan: macalimiin daryeel leh & xirfad leh & qeyb, & dhaqan dugsi oo gaara;
Waxbarasho Ku Qotonta Ardayga: dugsigu wuxuu ku carbiyaa & kana caawiyaa ardayda xaga koritaanka aqoonta ee heerka qaab waxbarasho oo xoogan oo iyaga loo diyaariyey.
Discipline Policy
Venture Academy waxa uu adeegsadaa dhaqanka xal u helida iyo caddaalad soo celinta si uu uga jawaabo arrimaha edbinta. Waxa ay ujeedadoodu tahay in ay xaddidaan waqtiga ku beeldarooba fasalka dibediisa kuna dadaalaan inay hirgeliyaan istiraatiijiyadaha wax ka qabashada habdhaqanka ee fasalka dhexdiisa. Yoolkoodu waxa uu had iyo jeerba yahay in ardaydu ay guulo ku gaaraan deegaanka ugu xaddidaada yar ee macquulka ah.
Haynta macalinka
Imaanshaha
Adaabta
Sinnaan
Aragtida sinnaanta
Venture Academy wuxuu rabaa inuu u sinaado shaqaalaha, qoysaska, & ardayda. Waxay hirgaliyaan istaraatiijiyadaha & siyaasadaha waxbarasho ee loogu talogalay abuurida deegaan loo wada dhan yahay. Tani waxa lagu cadeeyey ilaa 50% shaqaalahooda oo ah dadka aan cadaanka ahayn & iyadoo la joogteynaayo kala duwanaanshaha qeybaha ardeydooda.