Universal Academy Charter School

Darajooyin:
PK-10
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 7:15AM-2:30PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

71%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

UACS waxay bixisaa Naadiga Luuqadda Adduunka.

Extracurriculars Offered:

Foreign Language Clubs

Uniforms

Students who attend Universal Academy Charter School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact the Record office at info@uacsmn.org.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (450 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    97%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    2%
  • Two or more races
    1%
  • White
    0%
  • English Language Learner
    58%
  • From a Low Income Background
    82%
  • Special Education
    5%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (27 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    21%
  • Black or African American
    12%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    8%
  • White
    58%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

17:1

Tacliin

73%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

73%

Barnaamijyada aqoonta

Waxa uu bixiyaa waxbarashada gaarka ah, PSEO

Academic Programs Offered:

PSEO, Personalized Learning

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

3 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 34%

5 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 49%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

5 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 52%

6 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 64%

Cimilo

61%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

61%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

UACS waa dugsi dawli ah oo gaar loo maamulo oo ay Waaxda Waxbarashada Minnesota u aqoonsatay dugsi waxqabad fiican leh diiradana saara “Guusha Cidkasta”. Iyadoo loo marayo falanqeynta joogtada ah ee xogta waxqabadka ardayda inta lagu jiro kulamada xogta todobaadlaha ah, manhajka xoogan, & diirada saara waxbarista ilmaha oo dhan, UACS waxay xaqiijisaa in aan ardaydna cidlo lagaga tagin ama aan xujeyn la’aan lagaga tagin. UACS waxay ku faanaysaa wada-xidhiidh waalid oo joogto ah. Qoysaska UACS waxa lagusoo dhaweyn doonaa siyaasad albaab oo furan, & waxaana lagu dhiirigalinayaa inay kaqeyb noqdaan dhammaan dhinacyada waxbarashada iyo horumarka ardaygooda.

Discipline Policy

Universal Academy waxa ay aaminsan tahay in habdhaqanka wanaagsan ee ardayda uu ka bilowdo shaqaale si wanaagsan wax u ixtiraama. Waxa ay sidoo kale ku xiran tahay sida wanaagsan ee filashooyin cad loogu aasaaso dugsiga.

Bullying Prevention Policy

Universal Academy waxay leedahay guddi la ansixiyay oo loogu talagalay ka hortagga xoog sheegashada.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
52% 76% 82% 59% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
99% 96% 96% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 2 4 0

Sinnaan

79%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

79%

Aragtida sinnaanta

Universal Academy wuxuu leeyahay shaqaale si fiican u taba-baran oo ka warqaba sida ay muhiim u yihiin baahiyaha sinaanta bulsho ee ardaydu.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 42% Black or African American Celceliska magaalada 22% English Language Learner Celceliska magaalada 46% From a Low Income Background Celceliska magaalada 9% Special Education Celceliska magaalada 42% All students
0% 100% Celceliska magaalada 42% Black or African American Celceliska magaalada 22% English Language Learner Celceliska magaalada 46% From a Low Income Background Celceliska magaalada 9% Special Education Celceliska magaalada 42% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 60% From a Low Income Background Celceliska magaalada 58% All students Celceliska magaalada 60% Black or African American Celceliska magaalada 56% English Language Learner
0% 100% Celceliska magaalada 60% From a Low Income Background Celceliska magaalada 58% All students Celceliska magaalada 60% Black or African American Celceliska magaalada 56% English Language Learner

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 67% Asian Celceliska magaalada 29% Black or African American Celceliska magaalada 79% White
0% 100% Celceliska magaalada 67% Asian Celceliska magaalada 29% Black or African American Celceliska magaalada 79% White

Macallimiin midab leh

42%

Arday kala midab ah

100%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 95% Black or African American Celceliska magaalada 96% English Language Learner Celceliska magaalada 96% From a Low Income Background Celceliska magaalada 96% All students
0% 100% Celceliska magaalada 95% Black or African American Celceliska magaalada 96% English Language Learner Celceliska magaalada 96% From a Low Income Background Celceliska magaalada 96% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 0 All students
0% 100% Celceliska magaalada 0 All students