Stonebridge World School
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English, Spanish, Somali, Hindi, Persian
Barnaamijyo dheeri ah
Barnaamijyo badan oo saacadaha dugsiga kadib ah ayaa la qorsheeyaa, sida Naadiga Caawimada Shaqada Guriga, Qoob Ka Ciyaarka, Naadiga Kubadda Cagta, Gabdhaha Orda, & Wiilasha Kubadda Kolayga.
Extracurriculars Offered:
Cultural Extracurriculars, Foreign Language Clubs, Homework Help Club, Sports
Uniforms
Students who attend Stonebridge World School are required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
To enroll, contact the office or the Enrollment Outreach Coordinator at (612) 877-7400 or SWSoffice@sbwschool.org.
Ardayda joogta dugsigan
Macalimiinta joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
13%
Barnaamijyada aqoonta
Dugsiga Stonebridge World waa dugsi K-6 dawli ah oo gaar loo maamulo ee Minneapolis kaasoo bixiya isku dhafka manhaj caalami ah, adeegyo kala duwan, iyo xarun dhexe oo loogu talagalay in lagu bixiyo waxbarashada heerka koowaad ee ardayda Minneapolis.
Waxbarasho bilaash ah oo u furan dhammaan ardayda K-6, Stonebridge waa dugsi bulsho oo badqaba, yar oo diiradda saara dhisidda muwaadiniin caalami ah iyada oo loo marayo akhriska, qorista, iyo xisaabta oo ay weheliso farshaxanka, tignoolajiyadda, iyo waxbarashada jir-dhiska si wax loo baro ilmaha guud ahaan.
Stonebridge waxa ay raacdaa barnaamijka Fasalka ka jawaabaya kaas oo isu keena waxa ay caruurtu u baahan yihiin in ay bartaan iyo waxa ay dugsiyadu ka ogyihiin sida ay u baahan yihiin in ay wax u bartaan. Habkan, macalimiintu waxay si siman fiiro gaar ah u siinayaan waxbarashada bulshada & tacliinta. Barashada bulshada ee ardaydu waxay udub dhexaad u tahay ilaa 5 xirfadood oo muhiim ah: iskaashiga, cadeynta, masuuliyadda, u damqashada, iyo is-xakamaynta–ama DARYEELKA. Nidaamkan, macalimiintu waxay isku dayaan inay u bartaan sida ugu badan ee suurtogalka ah ardaydooda shakhsi ahaan, dhaqan ahaan, iyo horumar ahaanba. Macallimiintu waxay dhisaan xiriir adag oo ay la yeeshaan qoysaska iyo shaqaalaha si loo xaqiijiyo in dadka waaweyn ee ku xeeran nolosha ardaydu ay ka wada shaqeeyaan danaha ugu fiican ee ardayda.
Academic Programs Offered:
Advanced Instruction, Arts Focused Programming, Personalized Learning
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Stonebridge waxa uu daboolaa ilaa qeybta 4. Waxay leeyihiin aag gaar ah oo loogu talagalay waxbaridda 1-ka-1 ah oo koox yar ah. Stonebridge wuxuu sidoo kale bixiyaa goob lagu tijaabiyo.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
Stonebridge wuxuu laban-laabay baaxada barashada luqadda Ingiriisiga. Iyadoo laga faa’iideysanayo habka u bixinta dibedda, ardayda waxay kooxo yaryar ugu kulmaan dibedda qolkooda si ay u bartaan oo ay ugu celceliyaan xirfadaha Ingiriisiga.
Aqoon
0 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka
2 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya
Horumar
This school does not have data for the 2024 year
This school does not have data for the 2024 year
Cimilo
9%
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.
Discipline Policy
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.
Haynta macalinka
Sinnaan
47%
Aragtida sinnaanta
Macalimiinta & shaqaalaha Stonebridge World School waxay khibrad u leeyihiin la shaqeynta qeybaha ardayda kala duwan. Iyadoo taas ku saleysan, waxay diyaariyeen barnaamijka dugsiga kaasoo beegsada manhajka ku saleysan cilmi-baadhista, fursadaha waxbarashada baraatikada ah, fasalo tiro kooban, adeegyo caawimo qoys oo xoogan, & fursado kaqeybgal waalid oo firfircoon. Stonebridge waxa uu ogyahay in sida ardaydu wax u bartaan muhiim u tahay sida waxa ay bartaan, sidaasi darteed dugsigu wuxuu ka caawiyaa qoysaska inay ka taageeraan carruurtoodu inay wax bartaan oo ay kobcaan.