Spero Academy
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English, Spanish
Barnaamijyo dheeri ah
Spero Academy waxay siisaa waxbarashada jirdhiska iyo casharada muusiga ardaydooda.
Uniforms
Students who attend Spero Academy are not required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
To enroll, contact Admissions at info@spero.academy.
Ardayda joogta dugsigan
Macalimiinta joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
40%
Barnaamijyada aqoonta
Spero Academy waxa uu u adeegaa ardayda qabta xanuunka ootisamka & naafada kala duwan. Waxay bixiyaan barnaamijka sanad dugsiyeedka la balaadhiyay (afar-maalin oo toddobaadka dugsiga ah, Isniinta-Khamiista, 11 bilood oo sanadka ka mid ah).
Academic Programs Offered:
Personalized Learning
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Spero Academy waxay bixisaa barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah oo loogu talagalay in lagu faa’iideeyo ardayda naafada ah, waxayna la kulantaa baahiyahooda gaarka ah iyada oo loo marayo horumar joogto ah iyo deegaan ka jawaabaya. Waxay joogteeyaan heer sare oo tacliimeed & heerka sare ee shaqsiyadeed, waxayna kobciyaan dareenka ixtiraamka, masuuliyada, & bulshada.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.
Aqoon
3 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka
3 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya
Horumar
4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka
4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka
Cimilo
52%
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
Qiyamka Spero Academy waa inuu siiyo ardayda waxbarasho gaara & laqabsi leh si ay ugu kobcaan aqoon ahaan, shucuur ahaan, & bulsho ahaan. Waxay aaminsan yihiin in ilmo kasta wax baran karo, kobci karo, & guulaysan karo marka la siiyo fursad uu ku gaadho tamartiisa gaarka ah.
Waxay khayraadkooda & tamartooda diirada ku saaraan horumarinta awooda aasaasiga ah ee ay ku gaadhayaan hadafkooda si ay:
–Â Â Â Â Â Â Â Â U abuuraan barnaamijyo kala duwan oo isku dhafaya aqoonta shucuurta & waxbarashada bulshada;
–Â Â Â Â Â Â Â Â si dhameystiran u aqoonsadaan baahiyaha waxbarasho ee shakhi ahaaneed & qaababka waxbarasho;
–        Uga faa’idaystaan wada-shaqeynta kala dhaxaysa shaqaalaha, khubarada, qoysasku si ay iskugu dhafaan & isuguna dubaridaan waxbarashada shakhsi ahaaneed;
–Â Â Â Â Â Â Â Â U qaabeeyaan deegaan waxbarasho oo saamiga ardayga-iyo-macalinka uu kooban yahay; &
–Â Â Â Â Â Â Â Â U qiimeeyaan horumarka ardayda ee dhammaan qeybaha waxbarashada.
Discipline Policy
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.
Haynta macalinka
Imaanshaha
Adaabta
Sinnaan
38%
Aragtida sinnaanta
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.