Southwest High School

3414 W 47th St
Minneapolis, MN 55410
(612) 668-3030 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:30AM-3PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

63%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

Waxa ay leeyihiin in kabadan 50 ciyaarood oo kala duwan, naadiyo, iyo hawlo kala duwan oo ay ku leeyihiin Southwest. Barnaamijyadooda muusiga & masraxa ee abaal-marinnada ku guulaysta & kooxaha ciyaaraha fudud ee tartanka ku jira waxay ku xidhaan wax-bixinadooda oo ay sidoo kale ku jiraan naadiyo badan oo hal abuur leh oo ka tarjumaya danaha gaarka ah ee ardaydooda iyo shaqaalahooda.

Extracurriculars Offered:

Muusiga, Ciyaaraha, Masraxa

Uniforms

Students who attend Southwest High School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (1484 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    2%
  • Asian
    3%
  • Black or African American
    19%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    9%
  • Two or more races
    4%
  • White
    64%
  • English Language Learner
    7%
  • From a Low Income Background
    29%
  • Special Education
    10%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (101 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    4%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    1%
  • Two or more races
    7%
  • White
    88%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

15:1

Tacliin

80%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

80%

Barnaamijyada aqoonta

Southwest High School wuxuu bixiyaa u diyaargarowga kulleejka (IB, AP, CIS, PSEO) & xiisadaha u-diyaargarowga shaqada ee ganacsiga, sayniska kombiyuutarka, & caafimaadka. Waxay sidoo kale bixiyaan fasallo luqadaha adduunka ah: Af-Faransiis, Af-Isbaanish, Af-Jabbaaniis, & ASL.

Academic Programs Offered:

Meelaynta Sare (AP), Waxbarashada Xirfada & Farsamada (CTE), U Diyaargarowga Kulleejka, Kulleejka Dugsiyada Dhexdooda (CIS), International Baccalaureate (IB), PSEO, STEM/STEAM

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Southwest High School waxa uu bixiyaa adeegyada waxbarashada gaarka ah oo takhasus u leh ootiisamka, korriinka/garashada, & barnaamijka waxbarasho ee naafada.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Dugsigu waxa uu bixiyaa barnaamijka Bartaha Luuqadda Ingiriisiga.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
91% 92% 91% 88% 78% 2017 2018 2019 2020 2021 100% 0%

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
92% 90% 88% 90% 2018 2019 2020 2021 100% 0%

Isku celceliska imtixaanka ACT najiidadisa

23 23 22 24 2017 2018 2019 2020 2021 36 0

Cimilo

36%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

36%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Southwest waxa uu qiimeeyaa hodannimada ka timaadda kala duwanaanta fikradaha, waayo-aragnimada, caqiidada, iyo asalka oo isdhexgal ku sameynaya bulshadooda dhexdeeda.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
86% 90% 86% 89% 80% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
73% 84% 27% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 16 11 1 8

Sinnaan

38%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

38%

Aragtida sinnaanta

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
0% 100% Celceliska magaalada 82% Asian Celceliska magaalada 82% Black or African American Celceliska magaalada 76% English Language Learner Celceliska magaalada 82% From a Low Income Background Celceliska magaalada 63% Special Education Celceliska magaalada 83% White Celceliska magaalada 78% All students
0% 100% Celceliska magaalada 82% Asian Celceliska magaalada 82% Black or African American Celceliska magaalada 76% English Language Learner Celceliska magaalada 82% From a Low Income Background Celceliska magaalada 63% Special Education Celceliska magaalada 83% White Celceliska magaalada 78% All students

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 95% Asian Celceliska magaalada 83% Black or African American Celceliska magaalada 76% English Language Learner Celceliska magaalada 78% From a Low Income Background Celceliska magaalada 78% Hispanic Celceliska magaalada 91% Two or more races Celceliska magaalada 61% Special Education Celceliska magaalada 95% White Celceliska magaalada 90% All students
0% 100% Celceliska magaalada 95% Asian Celceliska magaalada 83% Black or African American Celceliska magaalada 76% English Language Learner Celceliska magaalada 78% From a Low Income Background Celceliska magaalada 78% Hispanic Celceliska magaalada 91% Two or more races Celceliska magaalada 61% Special Education Celceliska magaalada 95% White Celceliska magaalada 90% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 86% Two or more races Celceliska magaalada 80% White Celceliska magaalada 80% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 86% Two or more races Celceliska magaalada 80% White Celceliska magaalada 80% All teachers

Macallimiin midab leh

12%

Arday kala midab ah

37%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 5% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 51% Asian Celceliska magaalada 15% Black or African American Celceliska magaalada 20% English Language Learner Celceliska magaalada 17% From a Low Income Background Celceliska magaalada 27% Hispanic Celceliska magaalada 34% Two or more races Celceliska magaalada 23% Special Education Celceliska magaalada 29% White Celceliska magaalada 27% All students
0% 100% Celceliska magaalada 5% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 51% Asian Celceliska magaalada 15% Black or African American Celceliska magaalada 20% English Language Learner Celceliska magaalada 17% From a Low Income Background Celceliska magaalada 27% Hispanic Celceliska magaalada 34% Two or more races Celceliska magaalada 23% Special Education Celceliska magaalada 29% White Celceliska magaalada 27% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 8 All students