Southwest High School
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English, Spanish, Somali
Barnaamijyo dheeri ah
Southwest High School wuxuu bixiyaa barnaamij ka baxsan manhajka oo xoogga saaraya caddaaladda bulshada, farshaxanka, muusigga, iyo ciyaaraha fudud. In ka badan 75% ka mid ah ardaydooda waxay kaqeybqaataan ugu yaraan 1 isboorti ama naadi.
Extracurriculars Offered:
Cultural Extracurriculars, Debate/Speech Clubs, Environmental/Outdoors Clubs, Foreign Language Clubs, Journalism/Newspaper Clubs, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Theater, Visual Arts Clubs
Uniforms
Students who attend Southwest High School are not required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.
Ardayda joogta dugsigan
Macalimiinta joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
84%
Barnaamijyada aqoonta
MPS waxay taageeraan barnaamijka iyo manhajka degmada kaasoo kor u qaada guusha tacliimeed ee ardayda oo dhan.
Academic Programs Offered:
Arts Focused Programming, Career & Technical Education (CTE), College prep, Credit recovery, International Baccalaureate (IB), Multi-Grade Classrooms, Online Learning, PSEO, Personalized Learning, STEM/STEAM
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Iyadoo la raacayo sharciga fadaraalka iyo kan Minnesota, waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha ayaa la siiyaa dhammaan carruurta naafada ah da’da dhalashada ilaa 21 ee u baahan oo buuxiya shuruudaha u qalmitaanka waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha.
Akhriso Siyaasadda Waxbarashada Gaarka ah oo dhammaystiran: https://bit.ly/3Mul9kr.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
MPS waxay taageertaa barnaamijka degmada iyo manhajka kor u qaada dardargelinta guulaha waxbarasho ee bartayaasha Ingiriisiga waxayna aqoonsataa doorka muhiimka ah ee ay ka ciyaaraan ku hadalka luuqadaha badan si loo gaadho guusha waxbarasho & xirfadaha mustaqbalka ee ardayda MPS.
Akhriso Siyaasada Waxbarashada Ardayga Labada Luqad Ku Hadla oo dhamaystiran: https://bit.ly/42VAq2U.
Sii wadida kuliliyadda
Qalinjabin
Isku celceliska imtixaanka ACT najiidadisa
Cimilo
78%
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
Qiyamka MPS: (1) sinnaan, matalaad & ka-hortagga cunsuriyadda; (2) badbaado jireed & dareen & badqabka; (3) cilaaqaad, kalsooni & wada-xiriir; (4) go’aan qaadashada & codka la wadaago; (5) hufnaan & isla xisaabtan; (6) xeelado caddayn ku salaysan.
Waxbadan ka ogow mpschools.org/about-mps/strategic-plan.
Discipline Policy
MPS waxay aqoonsan tahay in anshaxa habboon ee dugsiga uu muhiim u yahay guusha waxbarashada iyo sii wadidda bulsho waxbarasho oo hodan ah oo wax ku ool ah. Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga wuxuu sheegayaa in wakhtiga waxbarida ee ardayga uga luma ka saarida fasalada habdhaqan xumo darteed ay tahay in la yareeyo. MPS waxay rajeyneysaa waalidiinta iyo qoysaska inay iska kaashadaan waxbarida iyo taageerida habdhaqanka dugsiga ku haboon si loo kordhiyo guusha waxbarasho ee ardaydooda.
Siyaasadda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga oo dhammeystiran ka akhriso: https://bit.ly/42ZvEkZ.
Haynta macalinka
Imaanshaha
Adaabta
Sinnaan
42%
Aragtida sinnaanta