Southside Family Charter School

4500 S Clinton Ave
Minneapolis, MN 55419
(612) 872-8322 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 10:00 AM - 4:30 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

73%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

Pre-Covid Southside Family School wuxuu kamid ahaa dugsiyadii ugu horreeyay ee Magaalooyinka Mataanaha ah ee bixiya barnaamijka Daraasaadka Safarka. Waxa la qaadaa saddexdii sanaba mar laga soo bilaabo 1993-kii, tacaburkan waxbarashadan jiilalka ah waxay ardayda si fool ka fool ah ula kulansiisaa hogaamiyayaal iyaga laftoodu carruur ahaa markii ay qaddiyadda qaadeen oo ay noqdeen wakiilo isbedel bulsho oo togan.
“Naadiyada” waa barnaamijkooda doorashada kaas oo ardayda siiya ikhtiyaarka xiisadaha kobcinta. Dhammaan ardayda waxa la siiyaa doorashada naadi cusub marka la joogo bilawga bil kasta. Macalimiinta iyo mutadawiciinta bulshadu waxay baraan naadiyada u dhexeeya fasalada Durbaanka Taiko ee Jabaan & dib u warshadeynta qashinka ilaa kubbadda koleyga ama Taariikhda MN.

Extracurriculars Offered:

Naadiyada Soosaarida Maqalka iyo Araga, Dhaqanka Manhajka Dheeraadka ka ah, Naadiyada Deegaanka/Dibadda, Naadiyada STEM/STEAM

Uniforms

Students who attend Southside Family Charter School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Tarik at Tarik@southsidefamilyschool.org or (612) 872-8322.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (110 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    1%
  • Black or African American
    19%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    5%
  • Hispanic
    7%
  • Two or more races
    16%
  • White
    52%
  • English Language Learner
    0%
  • From a Low Income Background
    46%
  • Special Education
    15%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (10 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    10%
  • Black or African American
    10%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    10%
  • Two or more races
    30%
  • White
    40%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

11:1

Tacliin

76%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

76%

Barnaamijyada aqoonta

Southside Family Charter School (SFCS) waa dugsiga hoose ee magaalada oo abaal-marin ku guuleystay oo qaran ahaan la aqoonsan yahay, oo K-8 ee ku yaala Koonfurta Minneapolis. Waxa la aasaasay 1972, waxay bixiyaan tacliin adag, waxbarasho bulsho miyir qabta taasoo la siiyo bulsho arday ah oo kala duwan. Waxaa sharaf u ah inay bixiyaan manhajka caddaaladda bulshada, fasallo tiro yar (10-18 arday fasalkiiba), iyo waxbarasho baraatik ah. Manhajka caddaaladda bulshada ee SFCS wuxuu ku dhiirigeliyaa carruurta inay: horumariyaan xirfadahooda aasaasiga ah; bartaan taariikhda; si qoto dheer u fakaraan; oo ku hamiyaan guusha hababka ay u wax ku bartaan kulana kulmaan. Manhajkoodu waxa uu la socdaa: taariikh adag, daraasado caalami ah, iyo fasalo faneedka luqadda; waxbarista xisaabta shakhsi ahaaneed ee xoogga saaraysa waxqabadyada baraatikada ah; noolaha, jidheed, dhulka, & aqoonta deegaanka; iyo khibradaha kobcinta afka Isbaanishka.

Academic Programs Offered:

Barnaamijka farshaxanka kusaleysan, Fasalo Heerar Badan, STEM/STEAM, Manhajka Cadaalada Bulshada

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

4 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 40%

6 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 58%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

5 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 53%

6 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 64%

Cimilo

75%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

75%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Southside Family Charter School waa dugsi gaar loo maamulo, oo dadweyne oo bilaasha, oo ay ka go’an tahay wax barista ardayda iyadoo la marayo waxbarashada cadaalada bulshada.

Discipline Policy

Southside Family School waxa uu ku dhaqmaa Cadaalada Soo Celinta marka ay timaado khilaaf, waxyeello, ama arrimaha habdhaqanka ee bulshada dugsigooda.

Bullying Prevention Policy

Southside Family School waxa uu ku dhaqmaa Cadaalada Soo Celinta marka ay timaado khilaaf, waxyeello, ama arrimaha habdhaqanka ee bulshada dugsigooda.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
70% 86% 78% 60% 80% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
79% 96% 94% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 0 0 0

Sinnaan

64%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

64%

Aragtida sinnaanta

Dugsiga Southside Family Charter waa dugsi yar oo K-8 ah kaasoo buuxiya baahiyaha bulshada kala duwan dhaqan ahaan & isir ahaan isagoo ka qeybgalinaya carruurta hab-fikirka muhiimka & xalinta dhibaatooyinka, ka qeybqaadashada carruurta ee siyaasada & ololeynta, dhiirigalinta hal-abuurka, siinaya doorashooyin & ololeynta carruurta & qoysaska.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 14% Black or African American Celceliska magaalada 35% From a Low Income Background Celceliska magaalada 64% Two or more races Celceliska magaalada 4% Special Education Celceliska magaalada 63% White Celceliska magaalada 49% All students
0% 100% Celceliska magaalada 14% Black or African American Celceliska magaalada 35% From a Low Income Background Celceliska magaalada 64% Two or more races Celceliska magaalada 4% Special Education Celceliska magaalada 63% White Celceliska magaalada 49% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 59% All students Celceliska magaalada 65% White Celceliska magaalada 38% From a Low Income Background
0% 100% Celceliska magaalada 59% All students Celceliska magaalada 65% White Celceliska magaalada 38% From a Low Income Background

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 80% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 80% All teachers

Macallimiin midab leh

60%

Arday kala midab ah

48%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 96% Black or African American Celceliska magaalada 88% From a Low Income Background Celceliska magaalada 89% White Celceliska magaalada 94% All students
0% 100% Celceliska magaalada 96% Black or African American Celceliska magaalada 88% From a Low Income Background Celceliska magaalada 89% White Celceliska magaalada 94% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 0 All students
0% 100% Celceliska magaalada 0 All students