Southside Family Charter School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 9:00AM-4:00PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

67%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

Pre-Covid Southside Family School wuxuu kamid ahaa dugsiyadii ugu horreeyay ee Magaalooyinka Mataanaha ah ee bixiya barnaamijka Daraasaadka Safarka. La qaado 3-dii sanaba mar laga soo bilaabo 1993-kii, tacaburkan waxbarashada jiilalka ah waxay ardayda si fool ka fool ah ula kulansiisaa hogaamiyayaal iyaga laftoodu carruur ahaa markii ay qaddiyadooda qaateen oo ay noqdeen wakiilo isbedel bulsho oo togan.
“Naadiyada” waa barnaamijka doorashada SFCS kaas oo ardayda siiya ikhtiyaar xiisado kobcineed. Dhammaan ardayda waxa la siiyaa doorashada naadi cusub marka la joogo bilawga bil kasta. Macalimiinta iyo mutadawiciinta bulshadu waxay baraan naadiyada u dhexeeya fasalada Durbaanka Taiko ee Jabaan & dib u warshadeynta qashinka ilaa kubbadda koleyga ama Taariikhda MN.

Extracurriculars Offered:

AV/Tech Clubs, Cultural Extracurriculars, Environmental/Outdoors Clubs, STEM/STEAM Clubs

Uniforms

Students who attend Southside Family Charter School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Jamesha Hodge at (612) 872-8322 or info@southsidefamilyschool.org.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (115 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    23%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    4%
  • Hispanic
    12%
  • Two or more races
    12%
  • White
    49%
  • English Language Learner
    0%
  • From a Low Income Background
    53%
  • Special Education
    17%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (15 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    11%
  • Asian
    11%
  • Black or African American
    11%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    11%
  • Two or more races
    0%
  • White
    56%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

8:1

Tacliin

63%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

63%

Barnaamijyada aqoonta

Southside Family Charter School (SFCS) waa dugsi hoose oo K-8 ah oo ku yaala Koonfurta Minneapolis. Waxa la aasaasay 1972, waxay bixiyaan tacliin adag, waxbarasho bulsho miyir qabta taasoo la siiyo bulsho arday ah oo kala duwan. Dugsiga waxaa sharaf u ah inuu bixiyo manhaj caddaaladda bulshada ah, fasallo tiro yar (10-18 arday fasalkiiba), iyo waxbarasho baraatik ah. Manhajka caddaaladda bulshada ee SFCS wuxuu ku dhiirigeliyaa carruurta inay: horumariyaan xirfadahooda aasaasiga ah, bartaan taariikhda; si qoto dheer u fakaraan, oo ay ku hamiyaan guusha hababka ay u wax ku bartaan kulana kulmaan. Manhajkoodu waxa uu la socdaa: taariikh adag, daraasado caalami ah, iyo fasalo faneedka luqadda; waxbarista xisaabta shakhsi ahaaneed ee xoogga saaraysa waxqabadyada baraatikada ah; cilmiga noolaha, muuqaalka, dhulka, & aqoonta deegaanka; iyo khibradaha kobcinta afka Isbaanishka.

Academic Programs Offered:

Arts Focused Programming, Multi-Grade Classrooms, STEM/STEAM, Social Justice Curriculum

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

3 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 26%

6 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 57%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

5 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 45%

5 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 51%

Cimilo

78%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

78%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Southside Family Charter School waa dugsi gaar loo maamulo, oo dadweyne oo bilaasha, oo ay ka go’an tahay wax barista ardayda iyadoo la marayo waxbarashada cadaalada bulshada.

Discipline Policy

Southside Family School waxa uu ku dhaqmaa Cadaalada Soo Celinta marka ay timaado khilaaf, waxyeello, ama arrimaha habdhaqanka ee bulshada dugsigooda.

Bullying Prevention Policy

Falalka Xoogsheegashada ama bahdilka ah nooci kasta oo ay noqdaanba si cad ayaa looga mamnuucay dhismaha dugsiga, hawlaha ama waxqabadyada dugsiga, gaadiidka dugsiga, ama wakhti kasta ama meel kasta ilaa xad inta ay faragelinayaan ama hor istaagayaan hadafka ama hawlaha dugsiga, badbaadada ama badqabka ardayga ama ardayda kale, inta maadi ahaan iyo macnawi ahaan u faragelinayaan fursadaha waxbarasho ee ardayga, waxqabadka ama awoodda ka qaybgalka hawlaha ama waxqabadyada dugsiga, ama helitaanka dheefaha dugsiga, adeegyada, ama mudnaanaha gaarka ah. Siyaasadani waxa ay sidoo kale khuseysaa falalka xoogsheegashada intarneedka iyada oo aan loo eegin in falalkaan oo kale lagu sameeyo gudaha ama meel ka baxsan dhismaha dugsiga iyo/ama iyada oo la adeegsanayo ama aan la adeegsaneynin agabka dugsiga.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
55% 78% 88% 100% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
96% 94% 80% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 0 0 0

Sinnaan

70%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

70%

Aragtida sinnaanta

Dugsiga Southside Family Charter waa dugsi yar oo K-8 ah kaasoo daboola baahiyaha bulshada kala duwan dhaqan ahaan & isir ahaanba isagoo carruurta ka qeybgaliya hab-fikirka muhiimka & xalinta dhibaatooyinka, ka qeybqaadashada carruurta ee siyaasada & u-dhaqdhaqaaqa bulshada, dhiirigalinta fikir cabirid hal-abuur leh, isagoo siinaya maadooyin doorasho ah oo kala duwan, iyo u doodista carruurta iyo qoysaska.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 20% Black or African American Celceliska magaalada 27% From a Low Income Background Celceliska magaalada 0% Special Education Celceliska magaalada 51% White Celceliska magaalada 42% All students
0% 100% Celceliska magaalada 20% Black or African American Celceliska magaalada 27% From a Low Income Background Celceliska magaalada 0% Special Education Celceliska magaalada 51% White Celceliska magaalada 42% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 40% From a Low Income Background Celceliska magaalada 49% White Celceliska magaalada 48% All students
0% 100% Celceliska magaalada 40% From a Low Income Background Celceliska magaalada 49% White Celceliska magaalada 48% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 100% Black or African American Celceliska magaalada 50% White
0% 100% Celceliska magaalada 100% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 100% Black or African American Celceliska magaalada 50% White

Macallimiin midab leh

44%

Arday kala midab ah

51%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 95% Black or African American Celceliska magaalada 75% From a Low Income Background Celceliska magaalada 81% White Celceliska magaalada 80% All students
0% 100% Celceliska magaalada 95% Black or African American Celceliska magaalada 75% From a Low Income Background Celceliska magaalada 81% White Celceliska magaalada 80% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 0 All students
0% 100% Celceliska magaalada 0 All students