South High School
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English
Barnaamijyo dheeri ah
South High School wuxuu bixiyaa fasallada luqadaha caalamka ee Isbaanishka, Ojibwe, Jarmalka, Faransiiska, Carabiga, Shiineys, iyo Soomaali, oo ay la socdaan ciyaaraha fudud, iyo waxqabadyo dugsiga kadib ah.
Extracurriculars Offered:
Cultural Extracurriculars, Foreign Language Clubs, Sports
Uniforms
Students who attend South High School are not required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.
Ardayda joogta dugsigan
Macalimiinta joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
52%
Barnaamijyada aqoonta
South High School wuxuu leeyahay 2 waddo barnaamij-waxbarasho: fanka xorta ah & dhammaan qaramadda. Waxay bixiyaan buundooyinka kulleejka iyadoo loo marayo AP, CIS, Project Lead the Way, iyo PSEO. Waxa kale oo ay bixiyaan: xiisadaha u diyaar garowga shaqada iyo shaqo carbin, iyo sidoo kale fasalada luuqadaha aduunka oo ay ku jiraan: Af-Isbaanish, Af-Ojibwe, Af-Jarmal, Af-Faransiis, Af-Carabi, Af-Shiinees & Af-Soomaaliga.
Academic Programs Offered:
Advanced Placement (AP), Career & Technical Education (CTE), College Prep, College in the Schools (CIS), International Baccalaureate (IB), PSEO, Professional Internships and/or Job Shadowing
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Iyadoo la raacayo sharciga fadaraalka iyo kan Minnesota, waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha ayaa la siiyaa dhammaan carruurta naafada ah da’da dhalashada ilaa 21 ee u baahan oo buuxiya shuruudaha u qalmitaanka waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha. Akhriso Siyaasadda Waxbarashada Gaarka ah ee MPS oo dhammaystiran: https://bit.ly/3Mul9kr.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
MPS waxay taageertaa barnaamijka degmada iyo manhajka kor u qaada dardargelinta guulaha waxbarasho ee bartayaasha Ingiriisiga waxayna aqoonsataa doorka muhiimka ah ee ay ka ciyaaraan ku hadalka luuqadaha badan si loo gaadho guusha waxbarasho & xirfadaha mustaqbalka ee ardayda MPS. Akhriso Siyaasadooda Waxbarashada Ardayga Labada Luqad Ku Hadla oo dhamaystiran: https://bit.ly/42VAq2U.
Sii wadida kuliliyadda
Qalinjabin
Isku celceliska imtixaanka ACT najiidadisa
Cimilo
57%
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
Qiyamka MPS: 1) Sinnaanta, matalaadda & ka-hortagga cunsuriyadda, 2) Badbaadada jidheed & dareenka & samaqabka; 3) Xidhiidhada, kalsoonida & wada-xidhiidhka; 4) Go’aan qaadashada & codka la wadaago; 5) Hufnaanta & isla xisaabtan; 6) Xeelado caddayn ku salaysan. Waxbadan ka oggow www.mpschools.org/strategic-plan.
Discipline Policy
MPS waxay aqoonsan tahay in hab-dhaqanka dugsiga ku habboon uu muhiim u yahay guusha tacliinta & joogtaynta bulsho waxbarasho hodan ah oo waxtar leh. Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga wuxuu sheegayaa in wakhtiga waxbarida ee ardayga uga luma ka saarida fasalada habdhaqan xumo darteed ay tahay in la yareeyo. MPS waxay rajeyneysaa waalidiinta iyo qoysaska inay iska kaashadaan waxbarida iyo taageerida habdhaqanka dugsiga ku haboon si loo kordhiyo guusha waxbarasho ee ardaydooda. Akhriso Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga ee dhammeystiran: https://bit.ly/42ZvEkZ.
Haynta macalinka
Imaanshaha
Adaabta
Sinnaan
37%
Aragtida sinnaanta
Hiigsiga MPS waa in dhammaan ardaydu–iyada oo aanan loo eegeynin asalkooda, koodhka boostadooda & baahiyahooda shakhsi –waxa ay qaadan doonaan waxbarasho kadhan ah cunsuriyada, oo dhammeystiran taas oo dhiseysa aqoonta aasaasiga ah si ardayda loogu diyaariyo guusha mustaqbalka. Si ay u gaaraan hiigsigooda, waxay si ula qasad ah diiradda u saari doonaan & mudnaanta u siin doonaan agabka & tallaabooyinka si ay si weyn u horumariyaan khibradaha & natiijooyinka ardayda Madowga ah, ardayda asaliga ah, ardayda aanan caddaanka ahayn, & qoysaskooda. Waxay ku guda jiraan hirgelinta MPS Wadajir ah, qaab-dhismeed ay tahay in dhammaan dugsiyadu ay qoraan Qorshayaasha Hagaajinta Dugsiga taasoo wax ka qabanaysa oo ku daraysa sinnaanta. Waxbadan ka oggow mpls.k12.mn.us/strategic-plan.