Sojourner Truth Academy

3820 N Emerson Ave
Minneapolis, MN 55412
(612) 588-3599 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 7:30 AM - 2:30 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

18%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Sojourner Truth Academy waxa uu rumeysan yahay in kaqeybqaadashada waxqabadyada kabaxsan manhajka ay kor uqaadaan dareenka ardayga ee kuxirnaanta dugsigiisa. Sidaa daraadeed, waxa ay kordhineysaa guulaha tacliinta, iyo yareynta gambiska. Waxay bixiyaan waxqabadyo kala duwan oo ka baxsan manhajka oo loogu talagalay ardayda, sida kubbadda koleyga ee wiilasha iyo gabdhaha, kooxda hobolada, Naadiga Jinsi-laawayaasha & Ardayda Xulafada la ah, hoggaan uqabashada dabbaaldegyada taageerayaasha, doodaha, kubbadda cagta & Naadiga Sayniska Gabdhaha ee dugsiga dhexe, SciGirls.

Extracurriculars Offered:

Naadiyada Doodaha/Khudbadaha, Naadiyada Caawinta Aqoonsiga, Muusiga, Naadiyada STEM/STEAM, Ciyaaraha

Uniforms

Students who attend Sojourner Truth Academy are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Ana Gonzalez at agonzalez@sojournertruthacademy.org or (612) 588-3599.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (293 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    2%
  • Black or African American
    73%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    19%
  • Two or more races
    5%
  • White
    0%
  • English Language Learner
    19%
  • From a Low Income Background
    90%
  • Special Education
    15%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (26 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    27%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    4%
  • Two or more races
    0%
  • White
    69%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

11:1

Tacliin

1%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

1%

Barnaamijyada aqoonta

Sojourner Truth Academy waxa uu ku dadaalayaa inuu bixiyo waxbarasho taya sare leh, oo kala saaran oo uu siiyo dhammaan ardayda si waafaqsan Heerarka Gobolka Minnesota & iyada oo la adeegsanayo manhaj adag & soo jiidasho leh.
Akhriska: Waxay hirgelin doonaan Wonders 2023 oo loogu talagalay barashada akhriska K-5. Waxaa jira laba manhaj oo loogu talagalay waxbarista akhriska ee Fasallada 6-8: Reading with Relevance & My Perspectives.
Xisaabta: Xisaabta Eureka waxa loo isticmaalaa dhammaan fasallada waxbarashada xisaabta.
Sayniska/Cilmiga Bulshada: Waxay qaadanayaan TCI ee Fasalada 5-8 Sayniska & Barashada Cilmiga Bulshada illaa 2024-2025 ka dib tijaabada 2022-2023.
Dareenka Bulsheed/Kahortagga eexda: Manhajka AmazeWorks waxa lagu isticmaalaa Pre-K ilaa fasalka 8aad. Pre-K ilaa Fasalka 5 waxa ay adeegsadaan qoraallo hodan ku ah dhawaaq-akhris & agab waxbarasho oo u dhigma, halka Fasalada 6-8 ay isticmaalaan agabka dhijitaalka ah & in badana waxay ku salaysan yihiin falanqayn.

Academic Programs Offered:

Wuxuu qiimeeyaa Taageerista Tacliin Xoogan

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Sojourner Truth Academy waxa uu bixiyaa adeegyo waxbarasho oo kala duwan oo buuxa oo beddel kale ah. Dhammaan ardayda naafada ah waxaa la siiyaa waxbarid gaar ah iyo adeegyo ku habboon baahidooda.
Ardayda la aqoonsaday waxa la siiyaa barnaamij ku habboon oo beddel kale ah si uu u daboolo baahiyaha waxbarasho ee gaarka ah, yoolalka, & hadafyada ardaygana waxaa lagu go’aamiyaa si shakhsi-shakhsi ah. Xulashada barnaamij gaar ah oo beddel kale ah waxaa lagu saleeyaa heerarka waxqabadka ardayga ee hadda jira, baahiyaha waxbarashada gaarka ah ee ardayga, yoolalka,iyo ujeedooyinka, waana in lagu qoraa barnaamijka IEP. Beddelka barnaamijku wuxuu ka kooban yahay nooca adeegyada la bixiyo, goobta ay adeegyadu ka dhacaan, iyo qadarka waqtiga & inta jeer ee ay dhacaan adeegyada waxbarashada gaarka ah.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Sojourner Truth Academy wuxuu soo dhaweeyaa dhammaan ardayda, oo ay ku jiraan kuwa ku hadla luuqado aan ahayn Ingiriisi. Waxa jiray isbadel xaga ereyada lagu isticmaalay hay’adaha waxbarasho si loogu saleeyo ardayda ku hadla luuqado badan. Waxay hadda aqoonsadaan ardayda Ingiriisiga uga baranaysa STA sidi Adeegyada Bartaha Luuqadaha-Badan (MLL). Markii hore adeegyadani waxa loo yaqaanay adeegyada Bartaha Luuqada Ingiriisiga, ama ELL. Adeegyada Bartaha Luuqadaha-Badan (MLL) waxa loogu talogalay in:
-Ardaydu kor ugu qaadaan xirfadahooda Ingiriisiga ee dhageysiga, hadalka, akhriska, & qoraalka
-Ardaydu helaan manhaj dugsi oo tayo leh
-Ardayda laga taageero inay heerar sare ka gaaraan tacliinta Ingiriisiga & qeybaha barashada
-Ardaydu wax ku bartaan deegaan taageera luuqadooda hooyo & dhaqankooda
-Qoysasku si buuxda uga qeybgali karaan waxbarashada carruurtooda
Fasalada MLL waxay ka caawiyaan in ardaydu gaadhaan heerarka gobolka ee aqoonta luuqada Ingiriisiga.
Bartayaasha Af-Ingiriisiga ee heerka dhexe iyo heerka sare ah waxa ay dhigtaan xiisado casharka heerka fasal ah oo uu dhigo macalin rukhsad u haysta waxa ayna taageero ka helaan macallimiinta MLL iyo shaqaalaha taageerada ee ku saleysan baahiyaha ardayga.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

1 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 6%

1 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 10%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

2 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 17%

2 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 23%

Cimilo

45%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

45%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

IXTIRAAMKA
macneheedu waa inaan akhlaaq leeyahay, xushmad leeyahay, oo aan fahmo dadka kale.
MASUULIYADA
macneheedu waa in qof igu aamini karo inaan u qabto wax, si dhakhso ah iyo intii ugu fiican awoodayda
SHARAFTA
macneheedu waa inaan ahay daacad oo aan sameeyo waxaan ogahay inuu yahay sax.
NAXARIIS
macneheedu waa inaan u muujiyo naxariis dadka kale oo aan tayda uga tago si aan u caawiyo qofkale.
TAXADIRKA
macneheedu waa inaan ku dadaalo kana shaqeeyo inaan gaadho hadafkayga.
JOOGTAYNTA
macneheedu waa inaan ku dadalo oo aanan waligay ka quusan, si kasta oo shay caqabad u yahay.

Discipline Policy

Sojourner Truth Academy waxay mudnaanta siisaa waxbarashada & u diyaarinta dhammaan ardayda tacliin xooggan ee dugsiga sare & wixii ka dambeeya. Arday kasta waxa uu qeyb ka yahay bulshada waxbarashada & habdhaqanka arday kastana waxa uu gacan kageystaa go’aaminta sida jawiga waxbarashadu u noqon doono dhammaan ardayda fasalka. Waa malada Sojourner Truth Academy in guusha ardayda ay tahay mas’uuliyadda dhammaan ardayda, shaqaalaha, iyo waalidiinta.
Haddii arrimo habdhaqan xumo ah ay soo kordhaan, Sojourner Truth Academy waxay fulisaa hab dugsiga oo dhan ah kaas oo isku xira maamulka fasalka iyo barashada shucuurta bulshada si ay ardayda ugala shaqeyso:
-Si wadajir u dejinta iyo gaarista yoolalka iyadoo ay jiraan caqabado
-Maareynta shucuurta halkii lagu dhaqaaqi lahaa
-Dejinta xuduudaha shakhsi ahaaneed si loo dhiirigeliyo ixtiraamka labada dhinac
-Ku xallinta khilaafka qaab abuuraya xiriir dhow
Macalinka fasalka wuxuu guud ahaan xiriir la sameyn doonaa waalidiinta/mas’uuliyiinta ardayga. Xaaladaha dhibaatooyinka habdhaqanka daran ama soo noqnoqda, maamulayaasha dugsiga ayaa ku lug yeelan kara.

Bullying Prevention Policy

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
70% 83% 77% 66% 85% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
90% 36% 43% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 17 19 2 34

Sinnaan

39%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

39%

Aragtida sinnaanta

Ujeedada Kooxda Sinaanta STA waa in la abuuro dhaqan dugsi oo sharfa, ixtiraama, & qiimeeya aqoonyahanada, shaqaalaha, & qoysaska. Kooxda Sinaanta waxa ka go’an ilaalinta deegaan dhiirigaliya rabitaanka & sahaminta, kor u qaada masuuliyadaha caalamka, & kobciyana fursada & waxbarashada iyagoo maraya manhaj ku haboon cid kasta.
Waxaan leenahay itaal, midab, qaabab kala duwan. Waxaan leenahay qosol kala duwan. Waxaan leenahay qisooyin noo gaar ah. Waxaan qiimeynaa midba midka kale. Waanu is baranaa midba midka kale. Waanu is taageernaa midba midka kale. Waxaan nahay muwaadiniin caalami ah. Waxaan ku faanaa dhaqankanaga. Waxaan haysanaa fursado. Indhaheenu waa ay furan yihiin. Waxaan baadi goobnaa xaqiiqada. Halkani waa deegaankeena. Waxaan diyaar u nahay inaan waxbarano. Waxaanu nahay arday iyo macalimiin. Waxaan leenahay awood iyo nusqaamo. Waan guulaysanaa. Waxaan leenahay qisooyin. Ma hilmaami doono meeshi aan ka nimid.
Shaqada Kooxda Sinaanta waxa ka mida dhisida Eray-bixin Sinaan gudaha ah si loo hubiyo in shaqaalaha, ardayda & qoysasku wadaagaan luuqado guud & oo ay fahmaan sinaanta STA. Kooxdu waxay sidoo kale diyaarisay & hirgalisay qorshaha dugsiga ee sanadkoo dhan ee Maskax Korinta. Kooxda sinaantu waxay ku dadaashay hubinta ciwaano u siman dhammaan 300 buug ee kasta ee maktabadaha fasalka. Waxay sidoo kale diyaariyeen Borofaylka Deegaanka Sinaanta dugsiga & Daryeelka.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 8% Black or African American Celceliska magaalada 3% English Language Learner Celceliska magaalada 9% From a Low Income Background Celceliska magaalada 7% Hispanic Celceliska magaalada 15% Two or more races Celceliska magaalada 2% Special Education Celceliska magaalada 8% All students
0% 100% Celceliska magaalada 8% Black or African American Celceliska magaalada 3% English Language Learner Celceliska magaalada 9% From a Low Income Background Celceliska magaalada 7% Hispanic Celceliska magaalada 15% Two or more races Celceliska magaalada 2% Special Education Celceliska magaalada 8% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 18% Black or African American Celceliska magaalada 20% All students Celceliska magaalada 27% Hispanic Celceliska magaalada 20% From a Low Income Background Celceliska magaalada 6% Special Education Celceliska magaalada 24% English Language Learner
0% 100% Celceliska magaalada 18% Black or African American Celceliska magaalada 20% All students Celceliska magaalada 27% Hispanic Celceliska magaalada 20% From a Low Income Background Celceliska magaalada 6% Special Education Celceliska magaalada 24% English Language Learner

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 71% Black or African American Celceliska magaalada 89% White Celceliska magaalada 85% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 71% Black or African American Celceliska magaalada 89% White Celceliska magaalada 85% All teachers

Macallimiin midab leh

31%

Arday kala midab ah

99%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 43% Black or African American Celceliska magaalada 47% English Language Learner Celceliska magaalada 41% From a Low Income Background Celceliska magaalada 43% Hispanic Celceliska magaalada 41% Special Education Celceliska magaalada 43% All students
0% 100% Celceliska magaalada 43% Black or African American Celceliska magaalada 47% English Language Learner Celceliska magaalada 41% From a Low Income Background Celceliska magaalada 43% Hispanic Celceliska magaalada 41% Special Education Celceliska magaalada 43% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 44 Black or African American Celceliska magaalada 11 Hispanic Celceliska magaalada 34 All students
0% 100% Celceliska magaalada 44 Black or African American Celceliska magaalada 11 Hispanic Celceliska magaalada 34 All students