Roosevelt High School

4029 28th Ave S
Minneapolis, MN 55406
(612) 668-4810 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:10AM-3PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

46%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

Dugsigu waxa uu bixiyaa deeq dhammeystiran oo Ciyaaraha fudud ah (ka eeg RHSAthletics.com), iyo sidoo kale bixinta naadiyada dugsiga kadib oo u dhexeeya kubbadda Koleyga ilaa ciyaaraha elektaroonigga ah iyada oo loo marayo Beacons, iyo sidoo kale daraasiin naadiyo waxbarasho ah.

Extracurriculars Offered:

Ciyaaraha

Uniforms

Students who attend Roosevelt High School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (1044 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    4%
  • Asian
    2%
  • Black or African American
    21%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    30%
  • Two or more races
    3%
  • White
    41%
  • English Language Learner
    19%
  • From a Low Income Background
    59%
  • Special Education
    14%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (71 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    3%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    6%
  • Two or more races
    4%
  • White
    87%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

15:1

Tacliin

51%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

51%

Barnaamijyada aqoonta

Roosevelt High School wuxuu bixiyaa u diyaargarowga kulleejka (IB, PSEO, AP, CIS, AVID) & mihnadaha, iyo barnaamijyada waxbarashada farsamada (CTE, xirfadaha caafimaadka, tignoolajiyada baabuurta, ganacsiga dhismaha). Waxa ay sidoo kale bixiyaan barnaamijka Bartaha Luuqadda Ingiriisiga.

Academic Programs Offered:

Meelaynta Sare (AP), Waxbarashada Xirfada & Farsamada (CTE), Diyaargarowga Kulleejka, Kulleejka Dugsiyada Dhexdooda (CIS), International Baccalaureate (IB), PSEO

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Roosevelt High School waxa uu bixiyaa adeegyada waxbarashada gaarka ah. Toos dugsiga kala xidhiidh wixii macluumaad dheeraad ah.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Roosevelt High School waxa uu bixiyaa barnaamijka Bartaha Luuqadda Ingiriisiga.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
73% 71% 81% 69% 73% 2017 2018 2019 2020 2021 100% 0%

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
73% 79% 75% 73% 2018 2019 2020 2021 100% 0%

Isku celceliska imtixaanka ACT najiidadisa

17 17 17 2017 2018 2019 2020 2021 36 0

Cimilo

46%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

46%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Roosevelt High School waxa uu ardayda ku dhiirigeliyaa inay bulshada u adeegaan, waxa uu ku qalabeeyaa inay wax hoggaanshaan, waxa uuna u diyaariyaa inay si togan saameyn ugu yeeshaan caalamka. Bulshadooda soo dhaweynta leh & loona dhan yahay waxa ay bixisaa waxbarasho bulsho ahaan iyo dareen ahaanba qani ah. Ardayda Roosevelt waxa ay qallinjabiyaan iyaga oo u hoggaansan inay adeegaan, ku qalabeysan inay wax hoggaamiyaan, & ayna ka go’an tahay inay adduunka saameyn wanaagsan ku yeeshaan.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
81% 85% 80% 85% 89% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
75% 55% 26% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 16 11 1 8

Sinnaan

35%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

35%

Aragtida sinnaanta

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
0% 100% Celceliska magaalada 82% Black or African American Celceliska magaalada 70% English Language Learner Celceliska magaalada 78% From a Low Income Background Celceliska magaalada 77% Hispanic Celceliska magaalada 91% White Celceliska magaalada 73% All students
0% 100% Celceliska magaalada 82% Black or African American Celceliska magaalada 70% English Language Learner Celceliska magaalada 78% From a Low Income Background Celceliska magaalada 77% Hispanic Celceliska magaalada 91% White Celceliska magaalada 73% All students

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 83% Asian Celceliska magaalada 71% Black or African American Celceliska magaalada 63% English Language Learner Celceliska magaalada 70% From a Low Income Background Celceliska magaalada 62% Hispanic Celceliska magaalada 54% Special Education Celceliska magaalada 84% White Celceliska magaalada 73% All students
0% 100% Celceliska magaalada 83% Asian Celceliska magaalada 71% Black or African American Celceliska magaalada 63% English Language Learner Celceliska magaalada 70% From a Low Income Background Celceliska magaalada 62% Hispanic Celceliska magaalada 54% Special Education Celceliska magaalada 84% White Celceliska magaalada 73% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 89% White Celceliska magaalada 89% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 89% White Celceliska magaalada 89% All teachers

Macallimiin midab leh

13%

Arday kala midab ah

60%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 6% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 9% Asian Celceliska magaalada 17% Black or African American Celceliska magaalada 18% English Language Learner Celceliska magaalada 21% From a Low Income Background Celceliska magaalada 25% Hispanic Celceliska magaalada 38% Two or more races Celceliska magaalada 22% Special Education Celceliska magaalada 37% White Celceliska magaalada 26% All students
0% 100% Celceliska magaalada 6% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 9% Asian Celceliska magaalada 17% Black or African American Celceliska magaalada 18% English Language Learner Celceliska magaalada 21% From a Low Income Background Celceliska magaalada 25% Hispanic Celceliska magaalada 38% Two or more races Celceliska magaalada 22% Special Education Celceliska magaalada 37% White Celceliska magaalada 26% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 8 All students