Prodeo Academy Columbia Heights
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English, Spanish, Somali
Barnaamijyo dheeri ah
Prodeo Academy waxay bixisaa kubbadda koleyga, baratanka duurka, iyo naadiyo kala duwan.
Extracurriculars Offered:
Sports, Theater, Various Clubs
Uniforms
Students who attend Prodeo Academy Columbia Heights are required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
To enroll, contact the Enrollment Team at (763) 205-9950 or enrollment@prodeoacademy.org.
Ardayda joogta dugsigan
Macalimiinta joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
35%
Barnaamijyada aqoonta
Prodeo Academy waa dugsiga u diyaargarowga kulleejka oo soosaara mufakiriinta waaweynta & hogaamiyayaasha lagu deydo, isaga oo xoojinaya dabeecadooda oona ballaarinaya fursadaha ay si togan & wax soo saar leh ugu biirin karaan bulshada.
Academic Programs Offered:
College Prep, Personalized Learning, STEM/STEAM
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Prodeo Academy waxa uu si dhow ula shaqeeyaa qoysaska si uu u daboolo baahiyaha waxbarasho ee dhammaan ardayda oo uu kusiiyo jawiga ugu xaddidaada yar. Prodeo waxa uu ka faa’iideystaa kaqeybgalka & qaababka qolka kheyraadka ee loogu talagalay adeegyada gaarka ah. Kooxda waxbarashada gaarka ah waxaa kamid ah macalimiin, xirfadlayaal, shaqaale bulsho, iyo bixiyeyaasha adeegga la xiriira (oo ay ku jiraan baxnaaninta hadalka, baxnaaninta xirfada shaqada, & DAPE).
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
Prodeo waxa uu isticmaalaa hab adag & dhaqan ahaana ka jawaabaya si uu uga caawiyo ardayda inay gaaraan yoolalka tacliinta. Qaabkoodu waxa uu diirada saaraa kobcinta luuqadda Ingiriisiga ee ku salaysan casharka, akhrinta luuqadaha badan, iyo horumarinta luqadda afka ah. Intaa waxaa dheer, Barnaamijkooda Dadka Dhawaan Soo galay waxa uu taageero siiyaa kuwa ku cusub Mareykanka, & barnaamijkooda Family Institute(Machadka Qoyska) waxa uu adeegsadaa iskaashiga bulshada si qoysaska loogu xiro kheyraadka loo baahan yahay.
Aqoon
2 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka
2 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya
Horumar
3 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka
4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka
Cimilo
45%
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
Hal-adayg, Ixtiraam, Daacadnimo, Horumarin, & Waxqabad. Shantaan qiyam ayaa wargeliya oo dhiirigeliya wax kasta oo Prodeo sameynayo. Waxa ay aaminsan yihiin koritaan qofka oo dhan ah. U diyaariyaanta ardayda in ay guul ku gaaraan dugsiga, & noloshooda gaarka ah & mustaqbalka waa mid muhiim u ah. Tacliintu waa ay xoogan tahay, & fasallada & bulshaduna waa kuwo faraxsan.
Discipline Policy
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.
Haynta macalinka
Imaanshaha
Adaabta
Sinnaan
57%
Aragtida sinnaanta
Prodeo Academy wuxuu si wadajir ah iskugu yimid si uu midba midka kale u soo dhaweeyo, u ixtiraamo, la shaqeeyo, dhageysto, & oo ay isku bartaan. Waxay aaminsan yihiin in marka ay sugaan aqoonsiga, asalka, khibradaha, & caqiidooyinka ardayda isku fasalka ah, qoysaska, & asxaabta naga duwan, waxaan horumarineynaa aqoonta, dareenka, & cadaalada. Bulsho loo dhan yahay ka ahaan, waxay ka shaqeeyaan inay carruurta u diyaariyaan inay noqdaan mufakiriin si qoto dheer u fikira & hoggaamiyeyaal ka tarjuma.