Our Lady of Peace Catholic School
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English
Barnaamijyo dheeri ah
Muusiga, Ciyaaraha, Masraxa, Farshaxanka Muuqda
Extracurriculars Offered:
Muusiga, Ciyaaraha, Masraxa, Farshaxanka Muuqda
Uniforms
Students who attend Our Lady of Peace Catholic School are required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
To enroll, contact Cathy Bergen at (612) 823-8253.
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
Barnaamijyada aqoonta
Dugsiga Our Lady of Peace Catholic waxa ka go’an waxbarasho heer sare ah. Waxay ardaydooda u fidiyaan aasaas waxbarasho oo nolosha oo dhan ah iyagoo si dhow ula shaqeynaya waalidiinta iyo macallimiinta. Waxay ballan-qaadeen inay ardaydooda siiyaan jawi waxbarasho oo nadiif ah & badbaado leh, oo ku qotoma marti-gelinta, is-weheshiga, iyo dhismaha bulshada.
Academic Programs Offered:
Barnaamijka farshaxanka ku saleysan, Waxbarashada shaqsiyeed, STEM/STEAM
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.
Cimilo
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
Our Lady of Peace Catholic School waa bulsho daryeel leh, wada-shaqeysa oo bara ardayda inay noqdaan mufakiriin & hogaamiyayaal fakar leh. Dugsigu wuxuu xanaaneeyaa ilmaha oo dhan, dugsiga barbaarinta ilaa fasalka sideedaad, isagoo leh manhaj xujeeya, hor-u-fikir leh, u diyaarinaya ardaydu inay ka jawaabaan baaqa Masiixi ee lagu dhisayo nabada guriga, dugsiga, bulshada, & adduunka.
Discipline Policy
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.
Sinnaan
Aragtida sinnaanta
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.