Northeast Middle School

1830 St. Anthony Pkwy
Minneapolis, MN 55418
(612) 668-1500 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:40AM-3:10PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

31%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, French, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Dugsigu waxa uu wadaa barnaamij adag oo dugsiga ka dib ah iyada oo loo marayo Beacons & Waxbarashada Bulshada, oo bixiya waayo-aragnimada farshaxanka, sayniska iyo tignoolajiyada, sahaminta bannaanka, ciyaaraha, iyo fursado kala duwan oo tacliinta diirada saara.

Extracurriculars Offered:

Naadiyada Deegaanka/Dibada, Muusiga, Naadiyada STEM/STEAM, Ciyaaraha, Masraxa, Farshaxanka Muuqda

Uniforms

Students who attend Northeast Middle School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (501 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    10%
  • Asian
    3%
  • Black or African American
    35%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    13%
  • Two or more races
    7%
  • White
    32%
  • English Language Learner
    18%
  • From a Low Income Background
    65%
  • Special Education
    24%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (33 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    3%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    3%
  • Two or more races
    15%
  • White
    79%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

15:1

Tacliin

30%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

30%

Barnaamijyada aqoonta

Northeast Middle School waa dugsi bulsho. Waxay bixiyaan barnaamijka u diyaargarowga kulleejka (IB), waxbarasho horumarsan, & Isbaanishka, Faransiiska, iyo barashada luqadda Ojibwe.

Academic Programs Offered:

Diyaargarowga kulleejka, International Baccalaureate (IB), Iskudhafka Luuqada

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Dugsigu waxa uu bixiyaa adeegyada waxbarashada gaarka ah oo takhasus sare u leh barnaamijka waxbarashada naafada, korriinka/garashada, & ootiisamka.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Northeast Middle School waxa uu bixiyaa barnaamijka Bartaha Luuqadda Ingiriisiga.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

2 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 20%

3 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 30%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

3 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 30%

4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 40%

Cimilo

49%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

49%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Northeast Middle School waxa uu dhisaa muwadiniin heersare ah isaga oo u maraaya manhaj adag, miyir-qab bulsho, & dhaqan ahaana khuseeya oo taageero siinaya dhammaan ardayda inta lagu guda jiro mid kamid ah wakhtiyada ugu adag nolosha ardayga — waa dugsiga dhexe. Iyada oo diirada la saarayo is-ixtiraamka & xilkasnimada shakhsi ahaaneed, shaqaalaha iyo ardayda Northeast waxa ay qiimeeyaan kala duwanaanshiyaha dadka dugsiga & bulshada.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
81% 74% 77% 87% 88% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
67% 50% 43% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 16 11 1 8

Sinnaan

18%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

18%

Aragtida sinnaanta

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 12% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 24% Asian Celceliska magaalada 10% Black or African American Celceliska magaalada 4% English Language Learner Celceliska magaalada 12% From a Low Income Background Celceliska magaalada 9% Hispanic Celceliska magaalada 28% Two or more races Celceliska magaalada 12% Special Education Celceliska magaalada 50% White Celceliska magaalada 25% All students

0% 100% Celceliska magaalada 22% Black or African American Celceliska magaalada 35% All students Celceliska magaalada 27% Hispanic Celceliska magaalada 53% White Celceliska magaalada 22% From a Low Income Background Celceliska magaalada 20% Special Education Celceliska magaalada 20% English Language Learner Celceliska magaalada 16% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 42% Two or more races
0% 100% Celceliska magaalada 22% Black or African American Celceliska magaalada 35% All students Celceliska magaalada 27% Hispanic Celceliska magaalada 53% White Celceliska magaalada 22% From a Low Income Background Celceliska magaalada 20% Special Education Celceliska magaalada 20% English Language Learner Celceliska magaalada 16% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 42% Two or more races

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 80% Two or more races Celceliska magaalada 88% White Celceliska magaalada 88% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 80% Two or more races Celceliska magaalada 88% White Celceliska magaalada 88% All teachers

Macallimiin midab leh

21%

Arday kala midab ah

68%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 21% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 29% Black or African American Celceliska magaalada 46% English Language Learner Celceliska magaalada 35% From a Low Income Background Celceliska magaalada 62% Hispanic Celceliska magaalada 33% Two or more races Celceliska magaalada 32% Special Education Celceliska magaalada 61% White Celceliska magaalada 43% All students
0% 100% Celceliska magaalada 21% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 29% Black or African American Celceliska magaalada 46% English Language Learner Celceliska magaalada 35% From a Low Income Background Celceliska magaalada 62% Hispanic Celceliska magaalada 33% Two or more races Celceliska magaalada 32% Special Education Celceliska magaalada 61% White Celceliska magaalada 43% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 8 All students