Northeast College Prep

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 7:35AM-2:20PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

43%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Arabic, Spanish, Somali

Barnaamijyo dheeri ah

NECP wuxuu hadda shuraako la yahay ACES (Ciyaartoyda ay ka Go’an tahay inay Waxbaraan Ardayda) si ay u bixiyaan barnaamijyada dugsiga ka dib ah oo loogu talagalay ardayda diirada saara xisaabta iyo barashada bulshonimada/dareenka. Kani waa barnaamij bilaash ah oo loogu talagalay ardayda NECP.

Uniforms

Students who attend Northeast College Prep are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Jocelynne Calle at (612) 248-8240 or enrollment@northeastcollegeprep.org.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (274 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    1%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    54%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    36%
  • Two or more races
    1%
  • White
    8%
  • English Language Learner
    57%
  • From a Low Income Background
    95%
  • Special Education
    15%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (35 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    10%
  • Black or African American
    3%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    7%
  • Two or more races
    0%
  • White
    80%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

8:1

Tacliin

43%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

43%

Barnaamijyada aqoonta

NECP waxaa lagu yaqaanaa tacliin adag oo gaar ah. Xiisadaha Ingiriisiga iyo Xisaabta waxay taageeraan koritaanka arday kasta. Ardaydu waxay maalin kasta qaataan 1 xiisad oo gaar ah oo ah Isbaanish, Carabi, Farshaxan, Muusikada, iyo Waxbarashada Jirdhiska, oo ay la socoto booqashooyinka maktabadda dugsiga toddobaadlaha ah iyo fasaxyada fasallada oo dhan.

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

NECP waxay bixisaa barnaamijyo & taageero loogu talagalay ardayda leh 504-yada & IEP-yada.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

In ka badan kala badh ardayda Northeast College Prep waxay ku hadlaan luqad aan Ingiriisi ahayn marka guriga la joogo. Qaar ka mid ah ardaydan ayaa u qalma barnaamijka Horumarinta Luuqadda Ingiriisiga. Ardayda waxaa taageera macalimiinta fasalka kuwaas oo loo tababaray xeelado gaar ah oo lagu barayo bartayaasha Luqadda Ingiriisiga. Ardayda u qalanta waxay ka helaan waxbarid macalimiin ruqsad ka haysta ESL kuwaas oo wax ku bara hababka wax wada-barida ama koox yar. Dhammaan ardayda u qalma Horumarinta Luuqadda Ingiriisiga waxay qaataan imtixaan sannadle ah si loo eego horumarkooda xagga akhriska, qorista, ku hadalka, iyo dhegeysiga ee luqadda Ingiriisiga.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

2 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 15%

2 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 23%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 39%

4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 44%

Cimilo

35%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

35%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Ardayda Northeast College Prep waxaa lagu awoodsiiyaa xirfado waxbarasho oo xoogan iyo aqoon, garaad bulsho iyo mid shucuureed, hibooyin shakhsi ahaaneed oo si qoto dheer loo horumariyey, dadaalka danta guud, caawimo joogto ah oo ka timaada bulshada NECP, & jaceyl qoto dheer oo waxbarasho.
Qalinjabiyayaasha Northeast College Prep waxay ku dhex horumaraan bulshooyinka deegaankooda, dalkooda, & caalamka oo ah aagag xirfadeed oo dhinacyo kala duwan ah.
Guusha Northeast College Prep waxay u noqon doontaa cadeyn in dhammaan ardaydu, iyadoon loo eegin asalkooda, horumaraan marka dhammaan shaqaalaha dugsigu si qoto-dheer u aaminsan yihiin awoodooda & si buuxdana ugu dadaalaan guusha midkasta iyo qofkasta oo ka mid ah.

Discipline Policy

Waxbarashadu waa ay ka badan tahay xirfadaha tacliinta oo keliya. NECP waxa ay aaminsan tahay in ardaydu ay si aad ah guulo u gaari doonaan haddii: dhaqanka dugsigu yahay mid deggan oo togan; macalimiintu ay si loo qasday u baraan xirfadaha bulshada 2 ilaa 3 jeer todobaadkii; bulshada fasalka iyo dugsiga la dhiso si loo xaqiijiyo in arday kastaa ka tirsan yahay; & dugsiguna u qasdo in qof walba la baro inuu la shaqeeyo dad kala duwan. Xagga NECP, manhajka bulshadu wuxuu muhiim u yahay sida manhajka tacliinta.
NECP waxay bartaa ardayda sidi ay u noqon lahaayeen dad aad u wanaagsan marka laga yimaado in ay yihiin arday aad u wanaagsan. Halkan NECP, macalimiintu waxay si loo qasday bulsho xooggan ugu horumariyaan fasaladooda iyagoo tusaaleynaya, wax baraya, iyo xalinta mashaakilaadka sida la iskula shaqeeyo. Dugsiga oo dhan waxa uu adeegsadaa xeelado aan afka ahayn (Kicin) si uu u ilaaliyo cilaaqaadka una maareeyo habdhaqankooda. Waxa ay adeegsadaan Falsafadda Fasalka ee Jawaabta leh waxaana ka go’an in ay ku tababaraan dhammaan macallimiinta habkan si ay u baraan dhiirigelinta gudaha. Yoolka NECP waxa uu yahay dhammaan ardayda inay dareemaan ammaan, ka tirsanaan, kuna madadaashaan inta ay wax baranayaan.

Bullying Prevention Policy

NECP waxay leedahay siyaasad aan loo dulqaadan oo ku aadan xoog sheegashada. NECP waxay si joogta ah xoog sheegashada wax uga qabataan dugsiga iyaga oo u marayo manhajkooda dareenka bulshonimo.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
94% 52% 90% 51% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
69% 56% 66% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 13 17 15

Sinnaan

49%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

49%

Aragtida sinnaanta

Ardayda NECP waxay ku hadlaan in ka badan14 luuqadood & dugsiguna ma leh isir ama qowmiyad u badan. NECP waxay qiimeeyaan kala duwanaanshaha qeybaha ardaydooda & waxayna maamuusaan dhammaan wax kastoo ardaydoodu kusoo kordhiso bulshadooda.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 28% Black or African American Celceliska magaalada 6% English Language Learner Celceliska magaalada 19% From a Low Income Background Celceliska magaalada 8% Hispanic Celceliska magaalada 12% Special Education Celceliska magaalada 21% White Celceliska magaalada 19% All students
0% 100% Celceliska magaalada 28% Black or African American Celceliska magaalada 6% English Language Learner Celceliska magaalada 19% From a Low Income Background Celceliska magaalada 8% Hispanic Celceliska magaalada 12% Special Education Celceliska magaalada 21% White Celceliska magaalada 19% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 41% From a Low Income Background Celceliska magaalada 42% All students Celceliska magaalada 26% Special Education Celceliska magaalada 50% Black or African American Celceliska magaalada 35% English Language Learner Celceliska magaalada 25% Hispanic
0% 100% Celceliska magaalada 41% From a Low Income Background Celceliska magaalada 42% All students Celceliska magaalada 26% Special Education Celceliska magaalada 50% Black or African American Celceliska magaalada 35% English Language Learner Celceliska magaalada 25% Hispanic

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 67% Asian Celceliska magaalada 50% Hispanic Celceliska magaalada 48% White
0% 100% Celceliska magaalada 67% Asian Celceliska magaalada 50% Hispanic Celceliska magaalada 48% White

Macallimiin midab leh

20%

Arday kala midab ah

92%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 71% Black or African American Celceliska magaalada 64% English Language Learner Celceliska magaalada 65% From a Low Income Background Celceliska magaalada 67% Hispanic Celceliska magaalada 57% Special Education Celceliska magaalada 44% White Celceliska magaalada 66% All students
0% 100% Celceliska magaalada 71% Black or African American Celceliska magaalada 64% English Language Learner Celceliska magaalada 65% From a Low Income Background Celceliska magaalada 67% Hispanic Celceliska magaalada 57% Special Education Celceliska magaalada 44% White Celceliska magaalada 66% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 18 Black or African American Celceliska magaalada 29 White Celceliska magaalada 15 All students
0% 100% Celceliska magaalada 18 Black or African American Celceliska magaalada 29 White Celceliska magaalada 15 All students