North High School
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English, Spanish, Hmong
Barnaamijyo dheeri ah
North High wuxuu bixiyaa waxqabadyada manhajyada dheeraadka ka ah ee soo socda: Naadiga Maaliyadda, Naadiga Kubadda Cagta, Naadiga Tartanka Dharoonta, Muusikada, Isboortiga Elektarooniga ah & Ciyaarta Geemka, Guddiga Ardayda, Hoggaanka Ardayda, Qoob Ka Ciyaarka, Waararka Dugsiga North/Saxaafadda, Naadiga Laatiinka, & Naadiga Tiyaatarka.
Waxay sidoo kale bixiyaan xulashooyinka ciyaaraha fudud ee soo socda: Alpine Ski (W&M), Badminton (W), Kubadda Baseball, Kubadda Kolayga (W&M), Bowling-ka La Qabsiga, Baratanka Duurka (W&M), Qoob Ka Ciyaarka (W&M), Kubadda Cagta (M), Goolofta (W&M), Jimicsiga (W), Hockey (W&M), Hockey-da La Qabsiga, Lacrosse (W&M), Nordic Ski (W&M), Sideline Cheer (W&M), Kubadda (W&M), Kubadda La Qabsiga (W&M), Kubadda Jilcan (W), La Qabsiga Kubadda Jilcan (W&M), Dabaasha (W&M), Teeniska (M), Baratanka Fagaaraha (W&M), Kubadda Laliska (W), & Legdanka (W&M).
Extracurriculars Offered:
Cultural Extracurriculars, Foreign Language Clubs, Journalism/Newspaper Clubs, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Theater
Uniforms
Students who attend North High School are not required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.
Ardayda joogta dugsigan
Macalimiinta joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
25%
Barnaamijyada aqoonta
Macalimiinta North High waxay furo u yihiin ku kalsoonaanta iyo natiijooyinka loo baahan yahay in loo kobco ka dugsi ahaan. Waxay udub dhexaad u yihiin dugsiga waxayna wada hoggaamiyaan fasalladooda. Waxay dhigaan 6-xiiso maalintii. Macalimiinta waxay leeyihiin 80-daqiiqo toddobaadkii oo ah Bulshada Xirfadda Waxbarashada, halkaas oo ay: ururiyaan, falanqeeyaan, ugana jawaabaan xogta ardayga; qorsheeyaan duruus iyo imtixaanaad heerar ku salaysan; aqoonsadaan habka waxbaridda ee Abolitionist Teaching Pedagogy; in ay qaataan Isku Xirnaanta Bulshada; oo ay kala saaraan iyadoo lagu salaynayo baahida ardayga. Macalimiinta waxaa loo xilsaaraa abuurista jawi fasal, natiijooyin waxbarasho, iyo cilaaqaadyo u dhexeeya ardayga, waalidka, iyo shaqo wadaagta taasoo xaqiijisa guusha ugu dambeysa ee ardayda.
Academic Programs Offered:
Advanced Placement (AP), Arts Focused Programming, Career & Technical Education (CTE), College prep, Credit recovery, Language Immersion, PSEO, Professional Internships and/or Job Shadowing, STEM/STEAM
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Barnaamijka Waxbarashada Gaarka ah ee dugsiga North wuxuu u adeegaa ardayda leh Qorshayaasha Waxbarashada Shakhsiyeed laga bilaabo Goobaha 1 ilaa 3. Barayaasha waxbarashada gaarka ah ee dugsiga North waa kuwo shatiyaysan loona tababaray inay taageeraan udhannaanshaha iyo horumarinta dhammaan ardayda qaba baahiyo barnaamij gaar ah. Shaqaalaha waxbarashada gaarka ah ee North High waxaa ka mid ah 10 macalin iyo 13 kaaliye.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
Barnaamijka barashada Luqadda Ingiriisiga ee dugsiga North wuxuu u adeegaa ardayda ku dadaalaysa inay Ingiriisiga u bartaan sidi luqad dheeraad ah. Barayaasha luqadaha badan ku hadla ee dugsiga North waa kuwo shatiyaysan loona tababaray inay taageeraan udhannaanshaha iyo horumarinta dhammaan ardayda qaba baahiyo barnaamij luqado badan ah. Barayaasha EL/Luqadaha Badan ee North High waxaa ka mid ah 2 macalin iyo 1 kaaliye.
Sii wadida kuliliyadda
Qalinjabin
Cimilo
45%
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
North Community High School waa mid ka mid ah dugsiyada sare ee ugu sooyaalka dheer Minneapolis. Sumcadda Polar Nation waa mid sharaf iyo awood ah. Ardaygi kasta, shaqaalihi, ama xubinti bulsho oo xiriir la leh kuna xiran dugsiga North High waxa uu wakiil ka yahay dugsiga North High. Dugsiga North, ardayda iyo shaqaalaha waxay muujiyaan heer sare mar walba. Ardayda ka qalinjebisay waxay tusaale u noqdaan guusha waalidiintuna waxay ardaydooda & shaqaalahooda ku ilaaliyaan heerka sare ee dugsigu ilaaliyo.
Discipline Policy
Ardayda leh soo xoodaaritaanka iyo kaqeybgalka xooggan waxay taariikh u leeyihiin in ay wax fiican keensadaan kulleejka iyo wixi ka dambeeya. Dugsiga North, natiijooyinka togan ayaa dhalin doona fursadaha hogaaminta ardayda, deeqo waxbarasho, iyo qaar kaloo badan. Natiijooyinka taban ee ardayga, sida gardarrada, xan-faafinta, magac xun isugu yeeridda, ama dagaalka, waxyaaba bulshada kala qeybiya badalki ay dhisi lahaayeen, waxay dhalin doonaan ka saarida bulshada dugsiga.
Haynta macalinka
Imaanshaha
Adaabta
Sinnaan
37%
Aragtida sinnaanta
Hiigsiga North waa in uu u kobco awood ahaan iyo tiro ahaanba. Si taasi loo sameeyo, dugsiga waxa uu aaminsan yahay in heerarka sare iyo filashooyinka sare ee dhammaan shaqaalaha iyo ardayda ay muhiim u yihiin hiigsigaas. Heerarkaan sare waxay ku yimaadaan qaab tacliimeed iyo isku dhafka tacliinta iyo bulshada iyo aaminaada. North waxa uu og yahay in iyada oo loo marayo heerar sare, arrimaha joogtada ah ee balaayada ku ah dugsiyada ee sii seeta dheereynaya sinnaan la’aanta ay yaraan doonaan, halka sinnaanta ay kordhi doonto.