New City School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 9:00AM-3:45PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

64%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish, Somali

Barnaamijyo dheeri ah

Maalinta dugsiga ardayga waxa ay ku egtahay 3:45PM waxaana ku xiga waxqabadyo kala duwan oo manhajka kabaxsan. Waxaa kuwaan kamid ah: wax kaqabashada xisaabta, soo saarista masraxa muusiga, naadi muusig, barashada kubbadda koleyga iyo tartanka oo loogu talagalay 3-8, shaxda, & naadiga buugaagta. New City waxa uu bixiyaa daryeel iskuulka kahor iyo kadib ah oo hab dabacsan lagu bixiyo oo kharash yar.

Extracurriculars Offered:

Music, Sports, Theater

Uniforms

Students who attend New City School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Juana Mandujano at (612) 623-3309

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (339 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    6%
  • Asian
    1%
  • Black or African American
    25%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    9%
  • Two or more races
    4%
  • White
    56%
  • English Language Learner
    6%
  • From a Low Income Background
    51%
  • Special Education
    12%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (37 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    4%
  • Asian
    4%
  • Black or African American
    4%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    4%
  • White
    85%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

9:1

Tacliin

71%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

71%

Barnaamijyada aqoonta

New City waxa uu ku hamminayaa inuu kobciyo ardayda: leh dareenka adag ee wakaaladnimo ee gelaya dugsiga sare kadib fasalka 8aad; kasbaday dareen naftooda ah; awood u leh in ay si qoto dheer u fikiraan, wax ula xiriiraan iskaashina u sameeyaan si wax ku ool ah, wax qiyaasaya waxna abuuraya, & danaynayana dadka kale. Jaatarkooda waxa uu ku qotomay fahamka ah in barashada bulshada ay muhiim u tahay sida waxbarashada tacliinta. Barnaamijka New City waxa uu qiimeeyaa waxbarashada adag & waxa uuna adeegsadaa Waxbarashada EL ELA & Xisaabta Eureka xagga manhajka aasaasiga ah. Waxa ay ku guda jiraan inay horumariyaan “socdaalada” waxbarashada ee diirada saaraya cilmiga bulshada & heerarka sayniska iyada oo loo marayo tacaburrada khibrado baraatik ah, oo waxbarasho. Ka shaqaale ahaan, waxa ay qiimeeyaan cilaaqaadka waxbarashada waxa ayna dhiseen bulsho xirfad leh oo tusaale u noqon karta daryeelka iyo iskaashiga ardayda. “Shaqaale gaadiid” (oo qofna uusan rakaab ahayn) ayuu maalinta ku bilaabaa koox-dhiska & horumarinta xirfadaha bulshada.

Academic Programs Offered:

Arts Focused Programming

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

New City waxa uu bixiyaa adeeg barnaamij waxbarasho gaar ah oo dhammeystiran, oo ay ku jiraan 3 macalin, xirfad-yaqaanayaal badan, iyo bixiyeyaasha adeegga gaarka ah ee hadalka, shaqada bulshada, cilmi nafsiga dugsiga, iyo baxnaaninta shaqada.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

New City waxa uu leeyahay macalinka ELL oo wakhti buuxa kaas oo qiimeeya bartayaasha Af-Ingiriisiga, kaas oo aqoonsada baahiyaha, iskula dubarida macalimiinta fasalka, oo qorsheeyana jadwalka taageerada waxbarida ku saleysan baahida ardayda.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

3 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 31%

5 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 51%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

This school does not have data for the 2024 year

This school does not have data for the 2024 year

Cimilo

62%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

62%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

New City School waxa uu ku dadaalayaa inuu abuuro bulsho ay ka muuqdaan dhammaan dhinacyada kala duwan ee magaalada iyo meel arday kasta & xubin kasta oo shaqaalaha katirsan uu ku dareemo in si buuxda loo soo dhaweynayo & uuna muhiim yahay. Waxa haga qiyamkooda ku xeeran kala duwanaanshaha, bulshada, muwaadinimada, shaqo tayeysan, & hal-abuurnimo & himiladoodnuna waxa ay yihiin in la mideeyo waxbarashada bulshada, dareenka, & tacliinta.

Discipline Policy

Habka New City School ee anshaxa waxaa loogu talagalay in uu ardayda baro xirfadaha bulsho, shucuureed, iyo tacliimeed si ay si guul ah ula shaqeeyaan waxna ula bartaan dhammaan dadka waaweyn iyo ardayda oo aan kaliya ahayn marka iskuulka la joogo, balse wixi ka baxsan iyo kadib goobaha dugsiga. Waxay hiigsadaan inay abuuraan damaca inay doortaan habdhaqanka, sababtoo ah ardayda waxay arkaan qiimaha ay leedahay in sidaas la sameeyo, beddelki ay dhiirigelin lahaayeen arrimo dibedda ah sida ballanqaadka abaalmarin ama ka cabsashada ciqaab. Sida ereyga “discipline (anshaxa)” uu uga yimid ereyga Laatiinka ee barashada, habkani waxa uu ku qotomaa beliefs in: ardaydu ay baran karaan in ay noqdaan kuwa naftooda xakameeya, iskaashi leh, daryeel leh oo xilkas ah; anshaxa waxaa loo bari karaa si la mid ah siyaabaha kale ee wax loo baro; ardayduna waxay si fiican wax u bartaan marka ay si firfircoon ugu hawlan yihiin oo ay maalgashadaan dhisidda fahamkooda.

Bullying Prevention Policy

Si loo gaaro himilada iyo hiigsiga New City School, loona joogteeyo bulsho taageero leh oo ay haystaan dhammaan shaqaalaha, macalimiinta, ardayda, iyo waalidiinta, waxaa lama huraan ah in ardaydu ay xor ka ahaadaan dhibaataynta ku salaysan isir, midab, caqiido, diin, asal qaran, jinsi, da’da, xaalada guurka, heerka qoyska, xaalad ku aadan kaalmada dadweynaha, damaca jinsi, ama naafanimada. Si taas loo gaaro, New City School waxaa mamnuuc ka ah nooc kasta oo dhibaatayn ah oo ku salaysan isir, midab, caqiido, diin, asal qaran, jinsi, da’da, xaaladda guurka, xaalad qoys, xaalad ku aadan kaalmada dadweynaha, damaca jinsi, ama naafanimada.
New City School waxa uu ku dhaqaaqi doonaa baaritaanka dhammaan cabashooyinka xoog u sheegashada ama dhibaataynta ah waxa uuna edbin doonaa ama tallaabada ku habboon ka qaadi doonaa ardaygi kasta, macalin, maamule, ama shaqaalihi kale ee dugsi ee lagu helo ku xad-gudubka siyaasaddan.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
80% 83% 85% 90% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
91% 58% 63% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 0 2 5

Sinnaan

57%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

57%

Aragtida sinnaanta

New City School waxaa ka go’an inuu: arday kasta & qoyskasta ugu adeego si siman, inuu dhammaan ardayda u diyaariyo guusha dugsiga sare & wixi kadambeeya, & inuu siiyo deegaan waxbarasho oo soo dhawayn leh oo loo dhan yahay. Isagoo ku qotoma fahamka in cilaaqaadyadu ay aasaas u yihiin waxbarashada, New City waxa uu joogteeyaa fasallo tira yar ay dhigtaan oo u oggolaanaya xiriir adag oo qoto-dheer oo u dhexeeya ardayda, & macalimiinta iyo ardayda dhexdooda. Maalmuhu waxa ay ku bilowdaan kulamada Crew halkaas oo ardaydu kubartaan inay daryeelaan kuwa ay isku fasalka yihiin, inay yeeshaan xirfadaha bulshada, iyo inay kobciyaan bulsho waxbarasho oo ammaan ah oo soo dhaweyn leh. Codka ardayda waa la kobciyaa & taageeradana waxaa loo kala qeybiyaa shaqaalaha kala duwan ee sii kordhaya. Codka ardayda waxaa lagu kobciyaa farshaxanka. Shaqaalaha xiriirka bulshada waxa ay xaqiijiyaan in wada-xiriirka u dhexeeya qoysaska & dugsiga uu wax ku ool yahay, & kooxda taageerada ardaygana waxay si firfircoon u siiyaan taageerooyinka ardayda.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 22% Black or African American Celceliska magaalada 17% English Language Learner Celceliska magaalada 25% From a Low Income Background Celceliska magaalada 8% Hispanic Celceliska magaalada 45% Two or more races Celceliska magaalada 18% Special Education Celceliska magaalada 58% White Celceliska magaalada 41% All students
0% 100% Celceliska magaalada 22% Black or African American Celceliska magaalada 17% English Language Learner Celceliska magaalada 25% From a Low Income Background Celceliska magaalada 8% Hispanic Celceliska magaalada 45% Two or more races Celceliska magaalada 18% Special Education Celceliska magaalada 58% White Celceliska magaalada 41% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 88% White
0% 100% Celceliska magaalada 88% White

Macallimiin midab leh

15%

Arday kala midab ah

45%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 52% Black or African American Celceliska magaalada 48% From a Low Income Background Celceliska magaalada 66% Hispanic Celceliska magaalada 56% Special Education Celceliska magaalada 69% White Celceliska magaalada 63% All students
0% 100% Celceliska magaalada 52% Black or African American Celceliska magaalada 48% From a Low Income Background Celceliska magaalada 66% Hispanic Celceliska magaalada 56% Special Education Celceliska magaalada 69% White Celceliska magaalada 63% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 12 Black or African American Celceliska magaalada 5 White Celceliska magaalada 5 All students
0% 100% Celceliska magaalada 12 Black or African American Celceliska magaalada 5 White Celceliska magaalada 5 All students