Minnesota Transitions Charter School (HS)

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri Please visit the school website for specific campus hours.
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Arabic, French, Spanish, Somali

Barnaamijyo dheeri ah

MTCS schools waxay bixiyaan waxqabadyo kala duwan oo manhajka ka baxsan kuwaas oo ku kala duwan dugsi kasta oo MTCS ah. Waxqabadyada waxay u kala dhexeeyaan laga bilaabo waxqabadyada isboortiga soojireenka ah, ilaa isboortiga elektaroonigga ah, ilaa naadiyada ardayda sida cunto karinta, beer falidda, anime-ka, farshaxanka, & qaar kaloo badan. MTCS wuxuu rumaysan yahay in ardaydu kobcaan isla markaana iskuulka joogaan marka danahooda la isku hawlo. MTCS schools waxaa lagu soo kordhiyay waxqabadyo iyo xulashooyin loogu talagalay ardayda si ay ardaydu u helaan waxay raadinayaan, iyo bulsho arday oo kobcaysa.

Extracurriculars Offered:

AV/Tech Clubs, Environmental/Outdoors Clubs, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Visual Arts Clubs

Uniforms

Students who attend Minnesota Transitions Charter School (HS) are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Sarah Bland at (612) 722-9013 or contact@emailmtcs.org.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (160 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    15%
  • Asian
    1%
  • Black or African American
    36%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    22%
  • Two or more races
    8%
  • White
    19%
  • English Language Learner
    13%
  • From a Low Income Background
    88%
  • Special Education
    29%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (27 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    4%
  • Two or more races
    0%
  • White
    96%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

6:1

Tacliin

76%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

76%

Barnaamijyada aqoonta

MTCS ayaa diyaar u ah ardaygaaga.
Guusha ardayga waa un kaliya in ardaygu waxa uu u baahan yahay helo marka uu u baahan yahay. Maadaama MTCS uu yahay barnaamij ballaaran, oo gobolka oo dhan ah, waxay haystaan kheyraad badan oo aysan dugsiyo badan haysan waxayna helaan taageero & fursado badan oo wanaagsan. Maadaama dugsiga uu barnaamijyo badan kudhex leeyahay bulshadan tacliimeed ee weyn, waxay bixin karaan fasallo leh arday tiro yar, xulashooyin onlayn ah, iyo dhammaan noocyada kheyraadka si ardaydu u guulaystaan, dugsiga u joogaan, oo ay u qalinjabiyaan.
Ardaydu waxay helaan fiiro gaar ah, sababtoo ah fasallada MTCS waa kuwo yar. Ardaydu waxay sidoo kale haystaan dookhyo iyo fursado badan waxaana mahadaa leh Bulshada Tacliinta ee dugsiga. 
Yoolka MTCS waa in ardayda laga caawiyo in ay guul ku gaaraan iskuulka, wax bartaan, una diyaargaroobaan mustaqbalkooda. Dugsiga waxaa la bilaabay 1995, & in ka badan 20 sano, MTCS wuxuu taageerayay ardayda iyo qoysaska ku dhaqan Minnesota oo dhan. Barnaamijyadooda fasalka ku salaysan waxaa dhammaantood laga helayaa aagga magaalada ee Twin Cities, halka barnaamijyadooda onlaynka ah ay gaarsiisan yihiin gobolka oo dhan. MTCS Schools waa dugsiyo dadweyne oo gaar loo maamulo, oo uu gobolku ansixiyay. Waxbarashada tayada leh ee MTCS waxay ardayda u diyaarisaa waxa soo socda ee noloshooda–oo ay ku jiraan kulleejka & xirfadaha shaqo.

Academic Programs Offered:

Advanced Instruction, Advanced Placement (AP), Arts Focused Programming, Career & Technical Education (CTE), College Prep, Multi-Grade Classrooms, Online Learning, PSEO, Personalized Learning

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

MTCS waxaa ka go’an daboolista baahiyaha waxbarasho ee gaarka ah ee ardayda oo dhan. MTCS wuxuu bixiyaa adeegyo waxbarasho oo gaar ah oo loogu talagalay in lagu daboolo baahiyaha ardayda naafada ah ee degmada oo dhan. Hadafka Waaxda Adeegyada Waxbarashada Gaarka ah ee MTCS waa in arday kasta oo ku jira Qorshaha Waxbarashada Shakhsi Ahaaneed (IEP) uu helo barnaamijka waxbarashada ee sida ugu wanaagsan u daboolaya baahiyihiisa/baahiyaheeda shakhsi ahaaneed, kuna taageera arday kasta yoolalka mustaqbalkiisa.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Hadafka barnaamijka bartaha Ingiriisiga ee MTCS waxa uu yahay in laga caawiyo ardayda inay ku guulaystaan aqoonta Luuqada Ingiriisiga si ay u noqdaan bartayaal ku guuleysta fasalka dhexdiisa. Waxay soo dhaweeyaan ardayda kasoo jeeda luuqadaha kala duwan oo dhan, & waxaana ka go’an inay isticmaalaan dhaqamada waxbarasho ee ugu haboon si ay wax u baraan. Dugsiga wuxuu sidoo kale ka shaqeeyaa inuu bixiyo deegaan badbaado ah, oo soo dhaweyn leh oo loogu talagalay ardayda oo dhan, halkaas oo arday kastaa uu heli karo taageerada uu u baahan yahay. 

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
62% 62% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 7 sano gudahood
60% 56% 61% 77% 71% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Cimilo

No Rating

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Dugsiga MTCS wuxuu nolosha ardayda ku xoojiyaa barnaamijyo iyo taageerooyin u diyaariya noloshooda–tacliin ahaan, dhaqan ahaan, shucuur ahaan, iyo bulsho ahaanba.

Discipline Policy

Ardayda oo dhami waxa ay xaq u leeyihiin inay wax ku bartaan kuna kobcaan goob kor u qaadaysa ixtiraamka naftooda, ixtiraamka dadka kale, iyo tan hantida. Anshax wanaagsan oo habboon waxa uu kaliya ka imaan karaa deegaan kaasoo bixiya ikhtiyaaro xoogana saara is-hagidda, go’aan qaadashada, iyo mas’uuliyadnimada ardayga. Dugsiyadu waxay si wax ku ool ah ugu shaqayn karaan oo keliya anshaxa gudaha ee ku salaysan isfahamka xuquuqda & masuuliyadaha.
Ardayda MTCS waa in ay u dhaqmaan si ku habboon oo dhawreysa jawi ay waxbarasho ka dhici karto. Borotokoolka guud ayaa saameeya dareenka ardayga wuxuuna saameyn ku yeeshaa hab-dhaqanka ardayga. Anshaxa ardayga ee saxda ah ayaa ah mid lagama maarmaan ah si loo fududeeyo habka waxbarashada loona abuuro jawi ku habboon guusha ardayga.

Bullying Prevention Policy

Deegaan badbaado ah oo rayid waa u qasab ardayda si ay u bartaan, u helaan heerar tacliimeed oo sare, korna loogu qaado cilaaqaad aadane oo caafimaad qaba. Xoogsheegashadu, si lamid ah habdhaqanka rabshada ah ama carqalada wata, waa hab-dhaqan farageliya awooda uu wax ku baranayo ardayga iyo/ama awooda macalinka inuu ardayda wax ku baro jawi nabdoon. MTCS ma la socon karaan dhaqdhaqaaqa ardayda mar walba, mana baabi’in karaan dhammaan dhacdooyinka xoog sheegashada ee u dhexeeya ardayda, gaar ahaan marka ardaydu aanay hoos imanayn kormeerka tooska ah ee shaqaalaha dugsiga. Si kastaba ha noqotee, ilaa xadka inta hab-dhaqanka noocaas ahi uu saameynayo jawiga waxbarasho ee MTCS, & xuquuqda & samaqabka ardaydeeda ayna ka jiraan gudaha maamulka MTCS ee hawlaheeda caadiga ah, MTCS waxay ku talo jirtaa inay ka hortagto xoog u sheegashada iyo inay qaado tallaabo ay ku baarto, uga jawaabto, kuna xalliso oo ay edbiso falalkaas xoog u sheegashada ah ee aan si guul ah looga hortagin. 
Ujeedada siyaasadan waxa ay tahay in ay ka caawiyaan MTCS hadafkeeda ah ka hortagga & ka jawaabista falalka xoog u sheegashada, caga-juglaynta, shaqaaqada, aargudashada, ka aargoosiga, iyo qaska kale ee la midka ah iyo habdhaqanada xun.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
53% 83% 65% 70% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
9% 5% 3% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 1 3 2

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

Minnesota Transitions Charter School wuxuu rumeysan yahay in sinnaantu ay ardayda taariikh ahaan la xaqiro siiso fursad waxbarasho halkaas oo ay ka heli karaan kheyraad iyo fursado si buuxda kor ugu qaadi doona una awoodsiiya inay u doodaan shaqo macno leh oo loo qasday. Dugsigu wuxuu garowsan yahay in ciribtirka caqabadaha ay ubaahan tahay ay u baahan tahay milicsi maalinle ah, ka-qaybgal, iyo ku dhaqan. Waxay isku hawlaan inay si firfircoon u sii kala jejebiyaan nidaamyada gudaha ee dulmiga ah, iyadoo la isu dheelli-tirayo awoodda xirfadeed, lana qadarinayo qiimaha ay ku fadhido kala duwanaanta.
MTCS waxaa ka go’an joogteynta waxbarashada ardayda & dugsigana ay joogaan, & taasi macneheedu waa xalinta waxyaabaha caqabada ah sida sinaanta isirka iyo xalinta khilaafka. Fahamka sida khilaafka loo xaliyo, & hubinta in cadaaladu udub dhexaad u noqoto sida shaqaalaha & ardaydu isku fahmaan & iskulana dhaqmaan, ayaa udub dhexaad u ah joogteynta in ardaydu kobcaan & dugsigana joogaan, & waxayna si togan u saameyn doontaa nolosha ardayga.

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 7 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 62% Black or African American Celceliska magaalada 80% English Language Learner Celceliska magaalada 71% From a Low Income Background Celceliska magaalada 80% Hispanic Celceliska magaalada 71% All students
0% 100% Celceliska magaalada 62% Black or African American Celceliska magaalada 80% English Language Learner Celceliska magaalada 71% From a Low Income Background Celceliska magaalada 80% Hispanic Celceliska magaalada 71% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 88% White
0% 100% Celceliska magaalada 88% White

Macallimiin midab leh

4%

Arday kala midab ah

82%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 0% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2% Black or African American Celceliska magaalada 3% English Language Learner Celceliska magaalada 3% From a Low Income Background Celceliska magaalada 4% Hispanic Celceliska magaalada 5% Special Education Celceliska magaalada 3% All students
0% 100% Celceliska magaalada 0% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2% Black or African American Celceliska magaalada 3% English Language Learner Celceliska magaalada 3% From a Low Income Background Celceliska magaalada 4% Hispanic Celceliska magaalada 5% Special Education Celceliska magaalada 3% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 6 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 8 Black or African American Celceliska magaalada 2 Two or more races Celceliska magaalada 0 White Celceliska magaalada 2 All students
0% 100% Celceliska magaalada 6 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 8 Black or African American Celceliska magaalada 2 Two or more races Celceliska magaalada 0 White Celceliska magaalada 2 All students