Qariirad
NE
Menlo Park Academy
Dusiga degmada
Buundooyin 9-12
Qiimo Lacag la'aan
Saacadaha iskuulka 8:50AM-3:30PM
Tirakoobka dadweynaha
Diiwangelinta 67
Furaha tirikoobka
- Hindida mareykanka ah ama kuwa Alaska u dhashay
- Aasiyaan
- Madow ama afrikaan mareykan ah
- Isbaanish ama Laatiin
- Cadaan
- Kuwa Hawai ku dhashay ama kuwa kale ee jasiirada Pasific
- Laba iyo inka badan oo jinsiyadood
kuwa daqliga yar 64%
Macalimiinta kala midibka ah 0%
TacliinWaxay ka caawisaa in ay ardayda ka qalin jebiyaan (deeyn iska bixinta). Fasalada waxaa loo qaabeeyay in lagu baro arday badan oo kala duwan: aragtida, luqada, maqalka. Fasalka cabiradooda yaryahay.
Barnaamijyo dheeraad ahWaxay bixisaa feerka Thai, karinta, iyo fanka. Xannaanada caruurtu waa loo heli karaa ardayda carruurta la socoto.
Waxbarasho gaar ahWaxay bixisaa adeegyo waxbarsho oo gaar ah. Wac iskuulka wixii warbixin dheeri ah.
GaadiidBaabuur raaca waa la bixinayaa. Wixii warbixin dheeraad aha kala xiriir iskuulka.
Sida loo diiwangeliyoHadii aad xiiseeynayso diwaangelin, booqo websaaytka ama wac iskuulka.
Heerka qalin-jabinta 7 sano
Kooxaha aan wax xog ah muujinin ayaa tilmaamaya inaysan jirin arday ku filan si ay ula socdaan kooxdaas ama xogta aan si guud loo heli karin.