Loring-Nicollet High

Darajooyin:
10-12
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:45AM-3:15PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

About Us

Loring Nicollet Alternative School is a contract alternative school within the Minneapolis Public Schools (MPS) district. Contract alternative schools are run by community agencies who hire staff & provide the facility. Their mission is to serve those students who’ve not found success in the traditional school model. Students attending a contract alternative school continue to be Minneapolis Public Schools (MPS) students during their enrollment. Loring Nicollet’s foundation consists of respect for individuality & a multi-cultural & gender fair curriculum. The school promotes leadership, community activism, & lifelong learning. Loring Nicollet’s academic coursework is focused on strengthening student’s sense of self & preparing them for college. Each student is assigned a staff advisor to build strong connections to school, & to support staff-student relationship development.

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Uniforms

Students who attend Loring-Nicollet High are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (57 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    11%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    28%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    32%
  • Two or more races
    4%
  • White
    26%
  • English Language Learner
    16%
  • From a Low Income Background
    67%
  • Special Education
    4%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

-

Tacliin

Above Average

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

Above Average

Barnaamijyada aqoonta

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Academic Programs Offered:

Credit Recovery

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Consistent with federal & Minnesota law, special education instruction & related services are provided to all children with disabilities (age birth through 21 years) who need & meet the eligibility criteria for special education instruction & related services.

Read the full MPS Special Education Policy at: www.bit.ly/3Mul9kr.

Curricula

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

MPS supports district programming & curriculum that promotes the accelerated academic achievement of English learners & recognizes the important role multilingualism plays in achieving academic success & in the future careers of MPS students.

Read the full MPS Bilingual Student Education Policy at: www.bit.ly/42VAq2U.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
46% 40% 64% 2019 2020 2021 2022 2023 100% 0%

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 7 sano gudahood
71% 74% 88% 79% 92% 2019 2020 2021 2022 2023 100% 0%

Cimilo

No Rating

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Qiyamka MPS: 1) Sinnaanta, matalaadda & ka-hortagga cunsuriyadda, 2) Badbaadada jidheed & dareenka & samaqabka; 3) Xidhiidhada, kalsoonida & wada-xidhiidhka; 4) Go’aan qaadashada & codka la wadaago; 5) Hufnaanta & isla xisaabtan; 6) Xeelado caddayn ku salaysan. Waxbadan ka oggow www.mpschools.org/strategic-plan.

Discipline Policy

MPS waxay aqoonsan tahay in hab-dhaqanka dugsiga ku habboon uu muhiim u yahay guusha tacliinta & joogtaynta bulsho waxbarasho hodan ah oo waxtar leh. Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga wuxuu sheegayaa in wakhtiga waxbarida ee ardayga uga luma ka saarida fasalada habdhaqan xumo darteed ay tahay in la yareeyo. MPS waxay rajeyneysaa waalidiinta iyo qoysaska inay iska kaashadaan waxbarida iyo taageerida habdhaqanka dugsiga ku haboon si loo kordhiyo guusha waxbarasho ee ardaydooda. Akhriso Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga ee dhammeystiran: https://bit.ly/42ZvEkZ.

Bullying Prevention Policy

The MPS Bullying & Hazing Prohibition Policy exists to maintain a safe & supportive learning environment for students & staff that is free from bullying or hazing. MPS strives to take action to investigate, respond to, remediate, & impose discipline for acts of bullying & hazing which have not been successfully prevented.

Read the full MPS Bullying & Hazing Prohibition Policy at: www.bit.ly/3Ih2RQW.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
100% 67% 75% 33% 2021 2022 2023 2024 2025 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
78% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2021 2022 2023 2024 2025 13 1 10 13 3

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

Hiigsiga MPS waa in dhammaan ardaydu–iyada oo aanan loo eegeynin asalkooda, koodhka boostadooda & baahiyahooda shakhsi –waxa ay qaadan doonaan waxbarasho kadhan ah cunsuriyada, oo dhammeystiran taas oo dhiseysa aqoonta aasaasiga ah si ardayda loogu diyaariyo guusha mustaqbalka. Si ay u gaaraan hiigsigooda, waxay si ula qasad ah diiradda u saari doonaan & mudnaanta u siin doonaan agabka & tallaabooyinka si ay si weyn u horumariyaan khibradaha & natiijooyinka ardayda Madowga ah, ardayda asaliga ah, ardayda aanan caddaanka ahayn, & qoysaskooda. Waxay ku guda jiraan hirgelinta MPS Wadajir ah, qaab-dhismeed ay tahay in dhammaan dugsiyadu ay qoraan Qorshayaasha Hagaajinta Dugsiga taasoo wax ka qabanaysa oo ku daraysa sinnaanta. Waxbadan ka oggow mpls.k12.mn.us/strategic-plan.

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 7 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 83% Black or African American Celceliska magaalada 90% From a Low Income Background Celceliska magaalada 100% White Celceliska magaalada 92% All students
0% 100% Celceliska magaalada 83% Black or African American Celceliska magaalada 90% From a Low Income Background Celceliska magaalada 100% White Celceliska magaalada 92% All students

Arday kala midab ah

75%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 12 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 30 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 25 Two or more races Celceliska magaalada 3 White Celceliska magaalada 13 All students
0% 100% Celceliska magaalada 12 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 30 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 25 Two or more races Celceliska magaalada 3 White Celceliska magaalada 13 All students