Loring Community School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:25AM-2:55PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

45%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Dugsiga waxa uu leeyahay barnaamij saacadaha dugsiga kadib ah oo ay ku jiraan waxbarashada bulshada iyo xiisadaha ALC.

Extracurriculars Offered:

Cultural Extracurriculars, Environmental/Outdoors Clubs, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Theater, Visual Arts Clubs

Uniforms

Students who attend Loring Community School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (281 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    8%
  • Asian
    4%
  • Black or African American
    37%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    11%
  • Two or more races
    11%
  • White
    29%
  • English Language Learner
    11%
  • From a Low Income Background
    68%
  • Special Education
    21%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (23 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    5%
  • Black or African American
    14%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    5%
  • Two or more races
    5%
  • White
    73%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

12:1

Tacliin

43%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

43%

Barnaamijyada aqoonta

Barnaamijka Sannadaha Hoose ee Loring waxa uu qeyb ka yahay qaab-dhismeedka IB.

Academic Programs Offered:

Arts Focused Programming, International Baccalaureate (IB), Language Immersion, Personalized Learning

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Loring wuxuu leeyahay barnaamij kheyraad, tacliimeed, iyo dareenka bulshonimo ah, iyo sidoo kale 2 fasal oo diirada saara Ootisamka, iyo fasal SB ah kaasoo taageera ardayda sida weyn u qaba baahiyaha tacliimeed iyo habdhaqan.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Dugsigu waxa uu leeyahay macalin afaf badan ku hadla kaasoo taageera ardayda loo tixgeliyo in ay yihiin labo luqadlayaal. Waxay sidoo kale leeyihiin barnaamij Luqadda Isbaanishka Adduunka ah, halkaasoo ilmaha oo dhan loo bandhigo waxna lagu baro luqadda iyo dhaqanka Isbaanishka.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

3 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 28%

3 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 28%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

3 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 27%

5 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 45%

Cimilo

46%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

46%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Naxariista, sinnaanta, iyo udhannaanshaha ayaa ah qiyamyada ugu sarreeya ee Loring. Ka caawinta ardayda in ay noqdaan muwaadiniin maskax caalami ah leh ayaa ah waajibka saaran dugsiga.

Discipline Policy

Dugsiga waxa uu adeegsadaa habka Kicinta. Waxay ku dadaalaan in ay dhisaan cilaaqaadyo iyo in ay abuuraan wax ka qabashooyin loogu talagalay ardayda u baahan taageero dareenka bulshonimada ah oo dheeraad ah.

Bullying Prevention Policy

“Annaga, ardayda Loring, waxaan ballanqaadaynaa in aan ku dhaqanno nabad, oo aan marna u xoog sheegan cid kale!” 
Ardayda Loring waxay akhriyaan hal ku dhigaan ka dhanka ah xoog u sheegashada bil kasta inta ay socdaan xafladahooda nabadda ee PBIS. 

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
85% 76% 70% 68% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
78% 57% 65% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 16 11 1 9

Sinnaan

51%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

51%

Aragtida sinnaanta

Hiigsiga sinnaanta ee Loring waa in ay ardaydooda ka caawiyaan in ay noqdaan muwaadiniin maskax caalami ah leh.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 16% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 9% Black or African American Celceliska magaalada 10% English Language Learner Celceliska magaalada 19% From a Low Income Background Celceliska magaalada 28% Hispanic Celceliska magaalada 41% Two or more races Celceliska magaalada 10% Special Education Celceliska magaalada 60% White Celceliska magaalada 28% All students

0% 100% Celceliska magaalada 25% From a Low Income Background Celceliska magaalada 62% White Celceliska magaalada 36% All students Celceliska magaalada 22% Special Education Celceliska magaalada 22% Black or African American
0% 100% Celceliska magaalada 25% From a Low Income Background Celceliska magaalada 62% White Celceliska magaalada 36% All students Celceliska magaalada 22% Special Education Celceliska magaalada 22% Black or African American

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% Black or African American Celceliska magaalada 100% Hispanic Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 58% White
0% 100% Celceliska magaalada 100% Black or African American Celceliska magaalada 100% Hispanic Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 58% White

Macallimiin midab leh

27%

Arday kala midab ah

71%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 57% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 57% Black or African American Celceliska magaalada 59% From a Low Income Background Celceliska magaalada 63% Two or more races Celceliska magaalada 54% Special Education Celceliska magaalada 77% White Celceliska magaalada 65% All students
0% 100% Celceliska magaalada 57% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 57% Black or African American Celceliska magaalada 59% From a Low Income Background Celceliska magaalada 63% Two or more races Celceliska magaalada 54% Special Education Celceliska magaalada 77% White Celceliska magaalada 65% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students