Loring Community School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:25AM-2:55PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Celcelis

Ku saabsan

Barnaamijyo dheeri ah

Loring Community School offers Cultural Extracurriculars, Environmental/Outdoors Clubs, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Theater, Visual Arts Clubs

Dharka Iskuulka

Ardayda dhigata Loring Community School looma baahna inay xidhaan dharka iskuulka.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (321 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    7%
  • Asian
    7%
  • Black or African American
    39%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    13%
  • Two or more races
    11%
  • White
    23%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (30 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    9%
  • Black or African American
    22%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    4%
  • White
    65%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

9:1

Tacliin

Celcelis

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

Celcelis

Barnaamijyada aqoonta

Loring’s Primary Years Program is part of the IB framework.

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Consistent with federal & Minnesota law, special education instruction & related services are provided to all children with disabilities (age birth through 21 years) who need & meet the eligibility criteria for special education instruction & related services.

Read the full MPS Special Education Policy at: www.bit.ly/3Mul9kr.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

MPS supports district programming & curriculum that promotes the accelerated academic achievement of English learners & recognizes the important role multilingualism plays in achieving academic success & in the future careers of MPS students.

Read the full MPS Bilingual Student Education Policy at: www.bit.ly/42VAq2U.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 2025 Xisaab Aqris 100% 0%

3 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2025 aqoonta xisaabta - 25%

3 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2025 aqoonta wa aqriska - 32%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 2025 Xisaab Aqris 100% 0%

3 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2025 laga jaray boqolkiiba - 31%

5 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2025 laga jaray boqolkiiba - 52%

Cimilo

Celcelis

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Celcelis

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Qiyamka MPS: 1) Sinnaanta, matalaadda & ka-hortagga cunsuriyadda, 2) Badbaadada jidheed & dareenka & samaqabka; 3) Xidhiidhada, kalsoonida & wada-xidhiidhka; 4) Go’aan qaadashada & codka la wadaago; 5) Hufnaanta & isla xisaabtan; 6) Xeelado caddayn ku salaysan. Waxbadan ka oggow www.mpschools.org/strategic-plan.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
85% 76% 70% 68% 78% 2021 2022 2023 2024 2025 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
78% 57% 65% 64% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2021 2022 2023 2024 2025 13 1 10 13 5

Sinnaan

Celcelis

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Celcelis

Aragtida sinnaanta

Hiigsiga MPS waa in dhammaan ardaydu–iyada oo aanan loo eegeynin asalkooda, koodhka boostadooda & baahiyahooda shakhsi –waxa ay qaadan doonaan waxbarasho kadhan ah cunsuriyada, oo dhammeystiran taas oo dhiseysa aqoonta aasaasiga ah si ardayda loogu diyaariyo guusha mustaqbalka. Si ay u gaaraan hiigsigooda, waxay si ula qasad ah diiradda u saari doonaan & mudnaanta u siin doonaan agabka & tallaabooyinka si ay si weyn u horumariyaan khibradaha & natiijooyinka ardayda Madowga ah, ardayda asaliga ah, ardayda aanan caddaanka ahayn, & qoysaskooda. Waxay ku guda jiraan hirgelinta MPS Wadajir ah, qaab-dhismeed ay tahay in dhammaan dugsiyadu ay qoraan Qorshayaasha Hagaajinta Dugsiga taasoo wax ka qabanaysa oo ku daraysa sinnaanta. Waxbadan ka oggow mpls.k12.mn.us/strategic-plan.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 18% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 20% Asian Celceliska magaalada 12% Black or African American Celceliska magaalada 4% English Language Learner Celceliska magaalada 20% From a Low Income Background Celceliska magaalada 28% Hispanic Celceliska magaalada 46% Two or more races Celceliska magaalada 14% Special Education Celceliska magaalada 56% White Celceliska magaalada 28% All students

0% 100% Celceliska magaalada 38% From a Low Income Background Celceliska magaalada 60% White Celceliska magaalada 42% All students Celceliska magaalada 28% Black or African American
0% 100% Celceliska magaalada 38% From a Low Income Background Celceliska magaalada 60% White Celceliska magaalada 42% All students Celceliska magaalada 28% Black or African American

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 100% Black or African American Celceliska magaalada 44% White
0% 100% Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 100% Black or African American Celceliska magaalada 44% White

Macallimiin midab leh

35%

Arday kala midab ah

77%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 45% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 51% Black or African American Celceliska magaalada 67% English Language Learner Celceliska magaalada 55% From a Low Income Background Celceliska magaalada 59% Hispanic Celceliska magaalada 71% Two or more races Celceliska magaalada 51% Special Education Celceliska magaalada 84% White Celceliska magaalada 64% All students
0% 100% Celceliska magaalada 45% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 51% Black or African American Celceliska magaalada 67% English Language Learner Celceliska magaalada 55% From a Low Income Background Celceliska magaalada 59% Hispanic Celceliska magaalada 71% Two or more races Celceliska magaalada 51% Special Education Celceliska magaalada 84% White Celceliska magaalada 64% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 12 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 30 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 25 Two or more races Celceliska magaalada 3 White Celceliska magaalada 13 All students

Sahmi xog dheeraad ah

https://minneapolisschoolfinder.org/so/school-profile/loring-community-school/

Waxbadan oo ku saabsan Loring Community School ka ogow onlaynka barta minneapolisschoolfinder.org.