KIPP North Star

5034 N Oliver Ave
Minneapolis, MN 55430
(612) 287-9700 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Thur: 8:45 AM – 4:00 PM, Fri: 8:45 AM - 1:00 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

12%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Extracurriculars Offered:

Ciyaaraha

Uniforms

Students who attend KIPP North Star are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact the front office at enroll@kippminnesota.org or (612) 287-9700.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (387 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    2%
  • Asian
    1%
  • Black or African American
    90%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    6%
  • Two or more races
    1%
  • White
    1%
  • English Language Learner
    1%
  • From a Low Income Background
    92%
  • Special Education
    20%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (34 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    26%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    3%
  • Two or more races
    9%
  • White
    62%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

9:1

Tacliin

0%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

0%

Barnaamijyada aqoonta

Academic Programs Offered:

Barnaamijka farshaxanka kusaleysan, Diyaargarowga Kulleejka, STEM/STEAM

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

KIPP Minnesota waxa uu si buuxda ugu adeegaa ardayda qaadata Waxbarashada Gaarka ah. Habkeenu wuxuu u adeegaa baahiyaha gaarka ah ee ardayda naafada ah anagoo kaashanayna macalimiinta, qoysaska, iyo bixiyeyaasha si loo xaqiijiyo in dhammaan baahiyaha la daboolo & oo ardaydu ay horumari karaan. Hadafkeenu waxa uu yahay inaan ardayda gaar uga dhigno casharka anagoo isla markaana u oggolaaneyna inay ku helaan jawiga ugu xaddidaada yar.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

KIPP Minnesota waxa uu bixiyaa barnaamijka loogu talagalay ardayda Af-Ingiriisiga uu ku cusub yahay. Ujeedada koowaad ee barnaamijka ELL waa inuu ardayda siiyaa jawi waxbarasho oo siinaya fursadda ugu wanaagsan ee guusha. Barnaamijka ELL ee KIPP waa mid si heersare ah loo shakhsiyeeyey oo diiradda saaraya horumarinta xirfadaha hadalka, iyada oo la isku dhafayo akhriska iyo qoraalka inta ardaygu sii horumarayo.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

0 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 4%

1 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 13%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

1 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 9%

2 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 23%

Cimilo

21%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

21%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Dhaqanka KIPP waxaa udub dhexaad u ah bulashada, farxadda, iyo wada-xariirka. Ardayda, shaqaalaha, iyo qoysaska ayaa si joogta ah isugu yimaada si ay ugu dabaaldagaan guulaha ardayga ugana wada-hadlaan waxa dugsiga ka dhacaya. Waa hab madadaalo ah oo macno leh oo lagu dhisayo bulsho dugsi oo xoogan. Waxa udub dhexaadka u-ah guusha ardaydeena ayaa ah dhaqanka wanaagsan ee wada-xariirka. Cilaaqaadka wanaagsan ee u dhexeeya qoysaska, ardayda & macalimiinta waa un qeyb kamid ah Hida-Sidaheena ee KIPP.

Discipline Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Bullying Prevention Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
75% 36% 48% 87% 68% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
70% 56% 29% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 82 18 24

Sinnaan

39%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

39%

Aragtida sinnaanta

Waxaan dhiseynaa dugsiyo udiyaarinaya ilmaha inay guul kagaaraan kulleejka & nolosha, & waxaana naga go’an inaan adduun wanaagsan u dhisno ardaydeena KIPP. Awoodeena & go’aankeena, caafimaadkeena koox ahaan & qoys ahaan, wax soo saarkeena & waxtarkeena, & tayada go’aamada aan gaarno waxa ay dhammaan ku qotomaan kala duwanaanshaheena. Waxaan ku dadaalnaa inaan abuurno deegaan uu qofkasta oo katirsan bulshadeena uu keeni karo aqoonsigiisa iyo waayo-aragnimadiisa buuxda ee shaqada. Waxaan aqbalnaa, sharafnaa oo maamuusnaa kala duwanaanshaheena ee guud ahaan isirka, jinsiga, da’da, qowmiyadda, diinta, dhalashada, rabitaanka galmada, rabitaanka jinsiga, kartida jireed, dabaqadda dhaqan-dhaqaale, iyo sifooyinka kale ee dhisa aqoonsiyadeena gaarka ah.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 8% Black or African American Celceliska magaalada 8% From a Low Income Background Celceliska magaalada 29% Hispanic Celceliska magaalada 13% Special Education Celceliska magaalada 8% All students
0% 100% Celceliska magaalada 8% Black or African American Celceliska magaalada 8% From a Low Income Background Celceliska magaalada 29% Hispanic Celceliska magaalada 13% Special Education Celceliska magaalada 8% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 15% Black or African American Celceliska magaalada 16% All students Celceliska magaalada 16% From a Low Income Background
0% 100% Celceliska magaalada 15% Black or African American Celceliska magaalada 16% All students Celceliska magaalada 16% From a Low Income Background

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 78% Black or African American Celceliska magaalada 67% White Celceliska magaalada 68% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 78% Black or African American Celceliska magaalada 67% White Celceliska magaalada 68% All teachers

Macallimiin midab leh

38%

Arday kala midab ah

100%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 30% Black or African American Celceliska magaalada 27% From a Low Income Background Celceliska magaalada 14% Special Education Celceliska magaalada 29% All students
0% 100% Celceliska magaalada 30% Black or African American Celceliska magaalada 27% From a Low Income Background Celceliska magaalada 14% Special Education Celceliska magaalada 29% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 26 Black or African American Celceliska magaalada 24 All students
0% 100% Celceliska magaalada 26 Black or African American Celceliska magaalada 24 All students