Kenny Community School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 9:30AM-4:30PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

High Performing

Ku saabsan

About Us

Located in its namesake neighborhood in Southwest Minneapolis, Kenny Community provides a nurturing environment with a focus on emotional well-being where children achieve high academic success through an anti-racist & culturally responsive education. Students enjoy learning in a beautiful campus, which houses exceptional water & perennial gardens installed & maintained by Kenny families & staff.

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Kenny Community School offers Music

Extracurriculars Offered:

Music

Uniforms

Students who attend Kenny Community School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (295 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    1%
  • Asian
    1%
  • Black or African American
    5%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    5%
  • Two or more races
    6%
  • White
    82%
  • English Language Learner
    3%
  • From a Low Income Background
    12%
  • Special Education
    11%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (20 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    7%
  • White
    93%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

15:1

Tacliin

High Performing

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

High Performing

Barnaamijyada aqoonta

Teachers facilitate learning in all content areas, enriching & supporting students when needed, while meeting the students where they are & asking them to achieve more.

Academic Programs Offered:

Arts Focused Programming, Multi-Grade Classrooms

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Consistent with federal & Minnesota law, special education instruction & related services are provided to all children with disabilities (age birth through 21 years) who need & meet the eligibility criteria for special education instruction & related services.

Read the full MPS Special Education Policy at: www.bit.ly/3Mul9kr.

Curricula

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

MPS supports district programming & curriculum that promotes the accelerated academic achievement of English learners & recognizes the important role multilingualism plays in achieving academic success & in the future careers of MPS students.

Read the full MPS Bilingual Student Education Policy at: www.bit.ly/42VAq2U.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 2025 Xisaab Aqris 100% 0%

8 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2025 aqoonta xisaabta - 84%

8 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2025 aqoonta wa aqriska - 81%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 2025 Xisaab Aqris 100% 0%

7 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2025 laga jaray boqolkiiba - 73%

9 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2025 laga jaray boqolkiiba - 88%

Cimilo

High Performing

Qiimeynta waxqabadka cimilada

High Performing

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Qiyamka MPS: 1) Sinnaanta, matalaadda & ka-hortagga cunsuriyadda, 2) Badbaadada jidheed & dareenka & samaqabka; 3) Xidhiidhada, kalsoonida & wada-xidhiidhka; 4) Go’aan qaadashada & codka la wadaago; 5) Hufnaanta & isla xisaabtan; 6) Xeelado caddayn ku salaysan. Waxbadan ka oggow www.mpschools.org/strategic-plan.

Discipline Policy

MPS waxay aqoonsan tahay in hab-dhaqanka dugsiga ku habboon uu muhiim u yahay guusha tacliinta & joogtaynta bulsho waxbarasho hodan ah oo waxtar leh. Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga wuxuu sheegayaa in wakhtiga waxbarida ee ardayga uga luma ka saarida fasalada habdhaqan xumo darteed ay tahay in la yareeyo. MPS waxay rajeyneysaa waalidiinta iyo qoysaska inay iska kaashadaan waxbarida iyo taageerida habdhaqanka dugsiga ku haboon si loo kordhiyo guusha waxbarasho ee ardaydooda. Akhriso Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga ee dhammeystiran: https://bit.ly/42ZvEkZ.

Bullying Prevention Policy

The MPS Bullying & Hazing Prohibition Policy exists to maintain a safe & supportive learning environment for students & staff that is free from bullying or hazing. MPS strives to take action to investigate, respond to, remediate, & impose discipline for acts of bullying & hazing which have not been successfully prevented.

Read the full MPS Bullying & Hazing Prohibition Policy at: www.bit.ly/3Ih2RQW.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
87% 59% 68% 89% 88% 2021 2022 2023 2024 2025 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
92% 82% 91% 90% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2021 2022 2023 2024 2025 13 1 10 13

Sinnaan

Average

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Average

Aragtida sinnaanta

Hiigsiga MPS waa in dhammaan ardaydu–iyada oo aanan loo eegeynin asalkooda, koodhka boostadooda & baahiyahooda shakhsi –waxa ay qaadan doonaan waxbarasho kadhan ah cunsuriyada, oo dhammeystiran taas oo dhiseysa aqoonta aasaasiga ah si ardayda loogu diyaariyo guusha mustaqbalka. Si ay u gaaraan hiigsigooda, waxay si ula qasad ah diiradda u saari doonaan & mudnaanta u siin doonaan agabka & tallaabooyinka si ay si weyn u horumariyaan khibradaha & natiijooyinka ardayda Madowga ah, ardayda asaliga ah, ardayda aanan caddaanka ahayn, & qoysaskooda. Waxay ku guda jiraan hirgelinta MPS Wadajir ah, qaab-dhismeed ay tahay in dhammaan dugsiyadu ay qoraan Qorshayaasha Hagaajinta Dugsiga taasoo wax ka qabanaysa oo ku daraysa sinnaanta. Waxbadan ka oggow mpls.k12.mn.us/strategic-plan.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 25% Black or African American Celceliska magaalada 42% From a Low Income Background Celceliska magaalada 88% Two or more races Celceliska magaalada 64% Special Education Celceliska magaalada 88% White Celceliska magaalada 82% All students
0% 100% Celceliska magaalada 25% Black or African American Celceliska magaalada 42% From a Low Income Background Celceliska magaalada 88% Two or more races Celceliska magaalada 64% Special Education Celceliska magaalada 88% White Celceliska magaalada 82% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 82% White Celceliska magaalada 80% All students
0% 100% Celceliska magaalada 82% White Celceliska magaalada 80% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 67% White
0% 100% Celceliska magaalada 67% White

Macallimiin midab leh

7%

Arday kala midab ah

18%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 63% From a Low Income Background Celceliska magaalada 85% Special Education Celceliska magaalada 93% White Celceliska magaalada 90% All students
0% 100% Celceliska magaalada 63% From a Low Income Background Celceliska magaalada 85% Special Education Celceliska magaalada 93% White Celceliska magaalada 90% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 12 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 30 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 25 Two or more races Celceliska magaalada 3 White Celceliska magaalada 13 All students
0% 100% Celceliska magaalada 12 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 30 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 25 Two or more races Celceliska magaalada 3 White Celceliska magaalada 13 All students