Justice Page Community Middle School
Dusiga degmada
Buundooyin 6-8
Qiimo Lacag la'aan
Saacadaha iskuulka 8:45AM-3:15PM
Barnaamijka iskuulka kahoreeya
Barnaamijka iskuulka kadib
Tirakoobka dadweynaha
Diiwangelinta 1022
Furaha tirikoobka
- Hindida mareykanka ah ama kuwa Alaska u dhashay
- Aasiyaan
- Madow ama afrikaan mareykan ah
- Isbaanish ama Laatiin
- Cadaan
- Kuwa Hawai ku dhashay ama kuwa kale ee jasiirada Pasific
- Laba iyo inka badan oo jinsiyadood
kuwa daqliga yar 39%
Macalimiinta kala midibka ah 7%
TacliinDugsiga dadweynaha. Barnaamijka udiyaarinta kulliyadda (IB). Waxay bixisaa habraac horumarsan, cilmiga bulshada iyo xiisadaha iskaashiga ELA, iyo barnaamijka Bartayaasha Luuqadda Ingiriisiga.
Barnaamijyo dheeraad ahWaxay bixisaa ciyaaraha fudud iyo hawlaha dugsiga kadib, oo ay ku jiraan daryeelka da'da ee dugsiga caruurta Minneapolis.
Waxbarasho gaar ahWaxay bixisaa barnaamij waxbarasho oo gaar ah oo ay la socoto barnaamij ootisam gaar ah iyo barnaamijka koriinka/garashada, iyo barnaamijka dareenka/dhaqanka.
GaadiidBaabuur raaca laga bixiyo SW quadrant ee xaafadaha Lyndale, Kingfield, East Harriet, Lynhurst iyo Tangletown, iyo SE quadrant ee xaafadaha Hale, Field, Northrop, Regina, Bryant & Central. Ka fiiri halkan xuduudaha saxda ah: https://exploremps.org/School/justice_page_middle_school.
Sida loo diiwangeliyoHadii aad xiiseeynayso diwaangelinta, kala xiriir adeegyada meelaynta ardayga (612) 668-1840 . Sidoo kale waxaad wixii war bixin dheeri ah ka booqan kartaa https://exploremps.org fadlan gudbi foomkaga cosiga ee iskuulaka markay tahay 2/7/22.
2019: Ardayda heerka fasalka (aqoontooda)
Dul bood si aad u aragto celceliska xisaabta iyo akhriska ku jabay.
2019: Ardaydu waxay ku socdaan waddadii (horumar)
Dul bood si aad u aragto celceliska xisaabta iyo akhriska ku jabay.
Waxaan dooranay in aanan sheegin xogta guusha ee tacliinta iyada oo ay sabab u tahay ka qaybqaadasho yarida MCA ee guga 2021. Fadlan wixii warbixin dheeri ah ka fiiri rc.education.mn.gov -