Immaculate Conception Catholic School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:00AM-3:00PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Independent

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Immaculate Conception Catholic wuxuu ku faraxsan yahay inuu bixiyo fursadaha soo socda ee ciyaaraha fudud: Kubadda cagta ee fasallada 1-8; Kubadda Laliska ee fasallada 5-8; Kubadda kolayga ee fasallada 5-8; & Kubbadda Jilcan & Kubadda Usha ee fasallada 5-8. Barnaamijyada tartanka gudaha waxaa la qabtaa casaradii.

Extracurriculars Offered:

Sports

Uniforms

Students who attend Immaculate Conception Catholic School are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Lydia Zimmerman at lzimmerman@immac-church.org or (763) 788-9062 (Extension: 207).

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

-

Tacliin

98%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

98%

Barnaamijyada aqoonta

Dugsigu waxa uu bixiyaa Qaab-waxbarasho isku-dhafan kaas oo runtii ah hab shakhsi ahaaneed. Iyada oo la xaqiijinayo in ardayda ay leeyihiin khibrado waxbarasho oo badan oo fasalka ah oo xog siinaya macalimiinta, waxay soo saaraan yoolalka tacliinta ardayda “heerkooda saxda ah” ee waxbarasho. Ardaydu waxa ay inta badan ku jiraan qaab wareeg ah halkaas oo macalimiinta ay si joogto ah wakhti la qaataan dhamaan ardayda oo kooxo yaryar ah. Waxay sidookale yihiin dugsi leh macalimiin ka shahaadeysan Habka Groves. Carruurta waxaa imtixaan laga qaadaa saddex jeer sannadkii iyadoo la raacayo qiimeyn heer sare ah.

Academic Programs Offered:

Personalized Learning, STEM/STEAM

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Ardaydooda waxaa u adeegga shaqaalaha waxbarashada gaarka ah iyada oo loo marayo Columbia Heights School District. Dugsigu wuxuu si wax ku ool ah iskaashi ula sameeyaa shaqaalaha si uu u xaqiijiyo in ilmo kasta oo baahiyaha gaarka ah qaba ay qaataan adeegga muhiimka u ah waxbarashadooda iyo caafimaadka dareenka bulshonimo.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Ardayda waxaa qiimeeya xirfadle ka socda degmada dugsiga dadweynaha kaas oo kalataliya shaqaalaheena waxbarida sida ugu wanaagsan ee ay ku dabooli karaan baahida canug kasta ee dhinaca heerka barashada Af-Ingiriisiga ee hadda jira. Mid ka mid ah xubnaha shaqaalaha ayaa bartay sida ardayda loogula shaqeeyo kooxo yaryar & iyadoo lala jiro macallimiinta. Shaqaaluhu waxay waqti badan ku bixiyeen aqoon-is-weydaarsiyada horumarinta xirfadeed si ay u sii bartaan sida loo ballaadhiyo fahamkooda & waxtarkooda.

Aqoon

% of students on grade level, per NWEA MAP

2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

6 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 56%

5 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 53%

Cimilo

No Rating

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Immaculate Conception Catholic School wuxuu dhisaa deegaan qoys, halkaasoo ardayda dhammaan ay yaqaanaan & jecel yihiina qeybaha badan & shaqaalaha dhismaha dhexdiisa. Waa Dugsi Katoolig ah, oo u furan cidkasta, iyadoon loo fiirin iimaanka.

Discipline Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Bullying Prevention Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

Bayaanka Falsafadoodu waa: “Immaculate Conception Catholic School waxaa ka go’an siiwadida dhaqanka waxbarashada Katooliga isaga oo kobcinaya ilmaha oo dhan. Waxaa naga go’an kobcinta tacliimeed, jireed, iyo ruuxeed ee ardaydeena. Waxaan qadarinaa awooda canug kasta ee u gaarka ah ee dhaqanka, bulshada, iyo dareenka anaga oo ka wada shaqaynayna si aan wax uga qabano baahiyahooda anagoo adeegsanayna waayo-aragnimadeena waxbarasho ee shakhsi ahaaneed. Dugsigeenu waxa uu maalin kasta wax ku tarbiyeeyaa akhlaaqda Masiixiga isaga oo iimaanka kudaraya shaqadeena tacliineed. Anaga oo ka bulsho ahaan wax u wada caabudeyna, u adeegaya kuwa kale, & cilmina kororsanaya, falsafadeenu waxa ay ku qotontaa tusaalaha Ciise Masiixi si loo xaqiijiyo guusha ardayga.”

Aqoon

% of students on grade level, by student group per NWEA MAP

0% 100% Celceliska magaalada 54% All students
0% 100% Celceliska magaalada 54% All students