Camden High School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 7:55AM-3:00PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

43%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

Dugsigu wuxuu bixiyaa waxqabadyada manhajyada dheeraadka ak ah ee soo socda: Naadiga Wiilasha & Gabdhaha ee Beacon, Naadiga Af-Faransiiska, Naadiga Dhaqanka Aasiya, Ciyaaraha Fudud, Kooxda Cagaaran, Naadiga Majaajilada, Kooxda Xisaabta, Golaha Ardayda Latino, Golaha Ardayda, & Ururka Ardayda Madow.

Extracurriculars Offered:

Cultural Extracurriculars, Environmental/Outdoors Clubs, Foreign Language Clubs, Sports, Theater

Uniforms

Students who attend Camden High School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (826 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    4%
  • Asian
    23%
  • Black or African American
    44%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    19%
  • Two or more races
    3%
  • White
    7%
  • English Language Learner
    24%
  • From a Low Income Background
    78%
  • Special Education
    19%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (65 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    2%
  • Asian
    5%
  • Black or African American
    6%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    10%
  • White
    77%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

13:1

Tacliin

40%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

40%

Barnaamijyada aqoonta

Camden High School waxa uu bixiyaa u diyaargarowga kulleejka (IB, barnaamijka u diyaargarowga kulleejka farshaxanka, AP, PSEO, CIS) & barnaamijka xirfada shaqada & barashada farsamada. Waxa ay bixiyaan luuqadda iyo dhaqanka Hmong, & sidoo kale Barnaamijka Tubta Waxbarashada kaas oo diirada saara soo saarista macalimiinta & barayaasha mustaqbalka ee midabkoodu kala duwan yahay.

Academic Programs Offered:

Advanced Placement (AP), Career & Technical Education (CTE), College Prep, College in the Schools (CIS), International Baccalaureate (IB), Language Immersion, PSEO, Professional Internships and/or Job Shadowing

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Iyadoo la raacayo sharciga fadaraalka iyo kan Minnesota, waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha ayaa la siiyaa dhammaan carruurta naafada ah da’da dhalashada ilaa 21 ee u baahan oo buuxiya shuruudaha u qalmitaanka waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha. Akhriso Siyaasadda Waxbarashada Gaarka ah ee MPS oo dhammaystiran: https://bit.ly/3Mul9kr.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

MPS waxay taageertaa barnaamijka degmada iyo manhajka kor u qaada dardargelinta guulaha waxbarasho ee bartayaasha Ingiriisiga waxayna aqoonsataa doorka muhiimka ah ee ay ka ciyaaraan ku hadalka luuqadaha badan si loo gaadho guusha waxbarasho & xirfadaha mustaqbalka ee ardayda MPS. Akhriso Siyaasadooda Waxbarashada Ardayga Labada Luqad Ku Hadla oo dhamaystiran: https://bit.ly/42VAq2U.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
72% 60% 71% 72% 57% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
78% 83% 79% 86% 78% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Isku celceliska imtixaanka ACT najiidadisa

16 16 2018 2019 2020 2021 2022 36 0

Cimilo

52%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

52%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Qiyamka MPS: 1) Sinnaanta, matalaadda & ka-hortagga cunsuriyadda, 2) Badbaadada jidheed & dareenka & samaqabka; 3) Xidhiidhada, kalsoonida & wada-xidhiidhka; 4) Go’aan qaadashada & codka la wadaago; 5) Hufnaanta & isla xisaabtan; 6) Xeelado caddayn ku salaysan. Waxbadan ka oggow www.mpschools.org/strategic-plan.

Discipline Policy

MPS waxay aqoonsan tahay in hab-dhaqanka dugsiga ku habboon uu muhiim u yahay guusha tacliinta & joogtaynta bulsho waxbarasho hodan ah oo waxtar leh. Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga wuxuu sheegayaa in wakhtiga waxbarida ee ardayga uga luma ka saarida fasalada habdhaqan xumo darteed ay tahay in la yareeyo. MPS waxay rajeyneysaa waalidiinta iyo qoysaska inay iska kaashadaan waxbarida iyo taageerida habdhaqanka dugsiga ku haboon si loo kordhiyo guusha waxbarasho ee ardaydooda. Akhriso Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga ee dhammeystiran: https://bit.ly/42ZvEkZ.

Bullying Prevention Policy

Siyaasadda Mamnuucida Xoog u Sheegashada & Bahdilaada ee MPS waxay u jirtaa inay ilaaliso jawi waxbarasho oo badbaado leh iyo taageero ardayda iyo shaqaalaha oo ka xor ah xoog u sheegasho ama bahdilaad. MPS waxa ay ku dadaashaa in ay qaado tallaabo ay ku baadho, uga jawaabto, ku saxdo, oo ay ku soo rogto anshax-marinta falalka xoog u sheegashada & bahdilaada ee aan si guul ah looga hortagin. Akhriso Siyaasadooda Mamnuucida Xoog u Sheegashada & Bahdilaada ee dhammeystiran: https://bit.ly/3Ih2RQW.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
88% 79% 66% 86% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
29% 16% 32% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 16 11 1 9

Sinnaan

39%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

39%

Aragtida sinnaanta

Hiigsiga MPS waa in dhammaan ardaydu–iyada oo aanan loo eegeynin asalkooda, koodhka boostadooda & baahiyahooda shakhsi –waxa ay qaadan doonaan waxbarasho kadhan ah cunsuriyada, oo dhammeystiran taas oo dhiseysa aqoonta aasaasiga ah si ardayda loogu diyaariyo guusha mustaqbalka. Si ay u gaaraan hiigsigooda, waxay si ula qasad ah diiradda u saari doonaan & mudnaanta u siin doonaan agabka & tallaabooyinka si ay si weyn u horumariyaan khibradaha & natiijooyinka ardayda Madowga ah, ardayda asaliga ah, ardayda aanan caddaanka ahayn, & qoysaskooda. Waxay ku guda jiraan hirgelinta MPS Wadajir ah, qaab-dhismeed ay tahay in dhammaan dugsiyadu ay qoraan Qorshayaasha Hagaajinta Dugsiga taasoo wax ka qabanaysa oo ku daraysa sinnaanta. Waxbadan ka oggow mpls.k12.mn.us/strategic-plan.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
0% 100% Celceliska magaalada 57% All students
0% 100% Celceliska magaalada 57% All students

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 95% Asian Celceliska magaalada 71% Black or African American Celceliska magaalada 80% English Language Learner Celceliska magaalada 79% From a Low Income Background Celceliska magaalada 83% Hispanic Celceliska magaalada 71% Special Education Celceliska magaalada 67% White Celceliska magaalada 78% All students
0% 100% Celceliska magaalada 95% Asian Celceliska magaalada 71% Black or African American Celceliska magaalada 80% English Language Learner Celceliska magaalada 79% From a Low Income Background Celceliska magaalada 83% Hispanic Celceliska magaalada 71% Special Education Celceliska magaalada 67% White Celceliska magaalada 78% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 100% Black or African American Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 83% White
0% 100% Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 100% Black or African American Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 83% White

Macallimiin midab leh

23%

Arday kala midab ah

93%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 9% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 60% Asian Celceliska magaalada 16% Black or African American Celceliska magaalada 40% English Language Learner Celceliska magaalada 29% From a Low Income Background Celceliska magaalada 35% Hispanic Celceliska magaalada 36% Two or more races Celceliska magaalada 22% Special Education Celceliska magaalada 41% White Celceliska magaalada 32% All students
0% 100% Celceliska magaalada 9% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 60% Asian Celceliska magaalada 16% Black or African American Celceliska magaalada 40% English Language Learner Celceliska magaalada 29% From a Low Income Background Celceliska magaalada 35% Hispanic Celceliska magaalada 36% Two or more races Celceliska magaalada 22% Special Education Celceliska magaalada 41% White Celceliska magaalada 32% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students