Hale Elementary School
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English
Barnaamijyo dheeri ah
Hale waxa uu bixiyaa barnaamijyo dheeraad ah oo ay kujiraan xannaanada carruurta ee Minneapolis Kids (Caruurta Minneapolis), barnaamijka Minneapolis Kids Junior, fasalada Waxbarashada Bulshada, fasalada luuqadda ee Af-Isbaanishka iyo Af-Faransiiska, iyo Xarumaha Waxbarashada ee Iskuulka Kadib ee leh barnaamijka GEMS & GISE (Gabdhaha barta Injineeriyadda, Xisaabta iyo Sayniska/Wiilasha Barta Sayniska iyo Injineeriyadda).
Extracurriculars Offered:
Community Education, Cultural Extracurriculars, Foreign Language Clubs, GEMS & GISE
Uniforms
Students who attend Hale Elementary School are not required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.
Ardayda joogta dugsigan
Macalimiinta joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
100%
Barnaamijyada aqoonta
Hale Elementary waa dugsi bulsho oo bixiya waxbarid horumarsan. Waxay xoogga saaraan waxbarashada, iyada oo loo marayo manhajka aasaasiga ah ee dhammeystiran ee ku saabsan farshaxanka luqadda, xisaabta, sayniska, iyo cilmiga bulshada, iyo sidoo kale doorashooyin korodhsiin ah.
Academic Programs Offered:
Arts Focused Programming, STEM/STEAM
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Iyadoo la raacayo sharciga fadaraalka iyo kan Minnesota, waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha ayaa la siiyaa dhammaan carruurta naafada ah da’da dhalashada ilaa 21 ee u baahan oo buuxiya shuruudaha u qalmitaanka waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha. Akhriso Siyaasadda Waxbarashada Gaarka ah ee MPS oo dhammaystiran: https://bit.ly/3Mul9kr.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
MPS waxay taageertaa barnaamijka degmada iyo manhajka kor u qaada dardargelinta guulaha waxbarasho ee bartayaasha Ingiriisiga waxayna aqoonsataa doorka muhiimka ah ee ay ka ciyaaraan ku hadalka luuqadaha badan si loo gaadho guusha waxbarasho & xirfadaha mustaqbalka ee ardayda MPS. Akhriso Siyaasadooda Waxbarashada Ardayga Labada Luqad Ku Hadla oo dhamaystiran: https://bit.ly/42VAq2U.
Aqoon
This school does not have data for the 2024 year
This school does not have data for the 2024 year
Cimilo
84%
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
Qiyamka MPS: 1) Sinnaanta, matalaadda & ka-hortagga cunsuriyadda, 2) Badbaadada jidheed & dareenka & samaqabka; 3) Xidhiidhada, kalsoonida & wada-xidhiidhka; 4) Go’aan qaadashada & codka la wadaago; 5) Hufnaanta & isla xisaabtan; 6) Xeelado caddayn ku salaysan. Waxbadan ka oggow www.mpschools.org/strategic-plan.
Discipline Policy
MPS waxay aqoonsan tahay in hab-dhaqanka dugsiga ku habboon uu muhiim u yahay guusha tacliinta & joogtaynta bulsho waxbarasho hodan ah oo waxtar leh. Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga wuxuu sheegayaa in wakhtiga waxbarida ee ardayga uga luma ka saarida fasalada habdhaqan xumo darteed ay tahay in la yareeyo. MPS waxay rajeyneysaa waalidiinta iyo qoysaska inay iska kaashadaan waxbarida iyo taageerida habdhaqanka dugsiga ku haboon si loo kordhiyo guusha waxbarasho ee ardaydooda. Akhriso Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga ee dhammeystiran: https://bit.ly/42ZvEkZ.
Haynta macalinka
Imaanshaha
Adaabta
Sinnaan
79%
Aragtida sinnaanta
Hiigsiga MPS waa in dhammaan ardaydu–iyada oo aanan loo eegeynin asalkooda, koodhka boostadooda & baahiyahooda shakhsi –waxa ay qaadan doonaan waxbarasho kadhan ah cunsuriyada, oo dhammeystiran taas oo dhiseysa aqoonta aasaasiga ah si ardayda loogu diyaariyo guusha mustaqbalka. Si ay u gaaraan hiigsigooda, waxay si ula qasad ah diiradda u saari doonaan & mudnaanta u siin doonaan agabka & tallaabooyinka si ay si weyn u horumariyaan khibradaha & natiijooyinka ardayda Madowga ah, ardayda asaliga ah, ardayda aanan caddaanka ahayn, & qoysaskooda. Waxay ku guda jiraan hirgelinta MPS Wadajir ah, qaab-dhismeed ay tahay in dhammaan dugsiyadu ay qoraan Qorshayaasha Hagaajinta Dugsiga taasoo wax ka qabanaysa oo ku daraysa sinnaanta. Waxbadan ka oggow mpls.k12.mn.us/strategic-plan.