Global Academy
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English, Arabic, Somali
Barnaamijyo dheeri ah
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.
Extracurriculars Offered:
Yearbook Club
Uniforms
Students who attend Global Academy are required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
To enroll, contact Ayan Barre at (763) 404-8200 or ayan.barre@globalacademy.us.
Ardayda joogta dugsigan
Macalimiinta joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
77%
Barnaamijyada aqoonta
Iyadoo la hirgelinayo barnaamij manhaj caalami ah, ardayda waxaa lagu dhiirigeliyaa inay noqdaan kuwo damac leh oo ay su’aalo weydiiyaan, iyaga oo og in tani ay horumarinayso awooddooda in ay u fikiraan si hal abuur leh. Dugsigu wuxuu dhiirigeliyaa ka tarjumidda fikirka ardayga wuxuu ku hoggaamiyaa xagga fahamka awoodooda ay ku wax baranayaan. Waxay ardayda baraan sida loo barto loona fahmo sida waxbarashadu ugu shaqeyso sida ugu wanaagsan si loo fidiyo caadooyinka waxbarasho ee togan gacana looga siiyo inay u dhaqaaqaan xagga buuxinta awoodooda.
Academic Programs Offered:
International Baccalaureate (IB), STEM/STEAM
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Global Academy waxa uu daboolaa baahiyaha ardayda qaba baahiyaha gaarka ah iyada oo loo marayo silsilado xulashooyin meelayn ah, taageerooyin, & adeegyo.
Falsafad ahaan, Global Academy waxaa ka go’an inuu ardayda siiyo adeegyo ilaa inta karaankooda ah, oo uu ku siiyo goobta fasalka caadiga ah. Dhammaan ardayda dugsiga waxay ka shaqeeyaan jihada natiijooyin waxbarasho oo guud ahaan isku mid ah. Taageerooyinka lagama maarmaanka ah ee fasalka dhexdiisa ayaa la siiyaa ardayda naafada ah si ay uga shaqeeyaan natiijooyin isku mid ah ee heerarka guusha la hagaajiyay.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
Barnaamijka ELL ee Global Academy wuxuu raacaa habka Borotokoolka Kormeerka Barista Luqadda (SIOP) si uu u baro Barashada Luqadda Ingiriisiga iyada oo loo marayo hab barid luqadeed, oo ah qaab loo dhan yahay oo waxbaris. Qaab-dhismeedka hab baridda luqadeed waa mid uu macalinka fasalka wax ku baro ardaydiisa luqadda Ingiriisiga, iyadoo isla markaana la deegsanayo hab istiraatiiji ah si nuxurka casharka looga dhigo mid uu fahmi karo ardayga.
Aqoon
4 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka
5 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya
Horumar
5 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka
7 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka
Cimilo
73%
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
Ardayda oo dhan waxay heli doonaan waxbarasho caalami ah oo tartan ah taasoo u diyaarin doonta nolosha dhaqaalaha caalamka. Global Academy wuxuu abuuri doonaa deegaan waxbarasho oo ay ardayda kala duwani ku kobcin doonaan jacaylka waxbarashada & inay noqdaan muwaadiniin masuul ah oo caalami ah. Ardayda Global Academy waxay noqon doonaan kuwo firfircoon, naxariis badan, waxna barta nolosha oo dhan kuwaas oo leh xirfadaha aadanaha & tignoolajiyada si ay u noqdaan muwaadiniin caalami ah oo wax soosaar leh isla markaana guuleysta.
Discipline Policy
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.
Haynta macalinka
Imaanshaha
Adaabta
Sinnaan
48%
Aragtida sinnaanta
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.