Emerson Dual Language Elementary School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 7:30AM-2:00PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

57%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Dugsiga Hoose ee Emerson Dual Language wuxuu bixiyaa: Minneapolis Kids (Caruurta Minneapolis) oo Af-Isbaanish ah, Waxbarashada Bulshada iyo fasallo kala duwan oo saacadaha iskuulka kadib ah oo la bixiyo maalmaha Tallaadada & Khamiista.

Extracurriculars Offered:

Cultural Extracurriculars, Music, Sports

Uniforms

Students who attend Emerson Dual Language Elementary School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (504 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    4%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    5%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    60%
  • Two or more races
    5%
  • White
    26%
  • English Language Learner
    45%
  • From a Low Income Background
    58%
  • Special Education
    13%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (37 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    56%
  • Two or more races
    3%
  • White
    42%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

14:1

Tacliin

50%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

50%

Barnaamijyada aqoonta

Emerson Dual Language Elementary waa dugsi takhasus oo magaalada oo dhan ah. Fasaladooda waxa lagu dhigaa Ingiriisi iyo Isbaanish iyada oo la isku dhafayo labada luuqadood oo ay taageerayaan shaqaalaha Isbaanishka ee labada luqadood ku hadla iyo barayaal ka socda dalalka Isbaanishka ku hadla. Waxay kaloo bixiyaan waxbarid sare.

Academic Programs Offered:

Language Immersion

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Iyadoo la raacayo sharciga fadaraalka iyo kan Minnesota, waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha ayaa la siiyaa dhammaan carruurta naafada ah da’da dhalashada ilaa 21 ee u baahan oo buuxiya shuruudaha u qalmitaanka waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha. Akhriso Siyaasadda Waxbarashada Gaarka ah ee MPS oo dhammaystiran: https://bit.ly/3Mul9kr.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

MPS waxay taageertaa barnaamijka degmada iyo manhajka kor u qaada dardargelinta guulaha waxbarasho ee bartayaasha Ingiriisiga waxayna aqoonsataa doorka muhiimka ah ee ay ka ciyaaraan ku hadalka luuqadaha badan si loo gaadho guusha waxbarasho & xirfadaha mustaqbalka ee ardayda MPS. Akhriso Siyaasadooda Waxbarashada Ardayga Labada Luqad Ku Hadla oo dhamaystiran: https://bit.ly/42VAq2U.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

3 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 32%

3 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 29%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 36%

5 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 49%

Cimilo

74%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

74%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Qiyamka MPS: 1) Sinnaanta, matalaadda & ka-hortagga cunsuriyadda, 2) Badbaadada jidheed & dareenka & samaqabka; 3) Xidhiidhada, kalsoonida & wada-xidhiidhka; 4) Go’aan qaadashada & codka la wadaago; 5) Hufnaanta & isla xisaabtan; 6) Xeelado caddayn ku salaysan. Waxbadan ka oggow www.mpschools.org/strategic-plan.

Discipline Policy

MPS waxay aqoonsan tahay in hab-dhaqanka dugsiga ku habboon uu muhiim u yahay guusha tacliinta & joogtaynta bulsho waxbarasho hodan ah oo waxtar leh. Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga wuxuu sheegayaa in wakhtiga waxbarida ee ardayga uga luma ka saarida fasalada habdhaqan xumo darteed ay tahay in la yareeyo. MPS waxay rajeyneysaa waalidiinta iyo qoysaska inay iska kaashadaan waxbarida iyo taageerida habdhaqanka dugsiga ku haboon si loo kordhiyo guusha waxbarasho ee ardaydooda. Akhriso Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga ee dhammeystiran: https://bit.ly/42ZvEkZ.

Bullying Prevention Policy

Siyaasadda Mamnuucida Xoog u Sheegashada & Bahdilaada ee MPS waxay u jirtaa inay ilaaliso jawi waxbarasho oo badbaado leh iyo taageero ardayda iyo shaqaalaha oo ka xor ah xoog u sheegasho ama bahdilaad. MPS waxa ay ku dadaashaa in ay qaado tallaabo ay ku baadho, uga jawaabto, ku saxdo, oo ay ku soo rogto anshax-marinta falalka xoog u sheegashada & bahdilaada ee aan si guul ah looga hortagin. Akhriso Siyaasadooda Mamnuucida Xoog u Sheegashada & Bahdilaada ee dhammeystiran: https://bit.ly/3Ih2RQW.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
89% 72% 74% 90% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
76% 66% 75% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 16 11 1 9

Sinnaan

63%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

63%

Aragtida sinnaanta

Hiigsiga MPS waa in dhammaan ardaydu–iyada oo aanan loo eegeynin asalkooda, koodhka boostadooda & baahiyahooda shakhsi –waxa ay qaadan doonaan waxbarasho kadhan ah cunsuriyada, oo dhammeystiran taas oo dhiseysa aqoonta aasaasiga ah si ardayda loogu diyaariyo guusha mustaqbalka. Si ay u gaaraan hiigsigooda, waxay si ula qasad ah diiradda u saari doonaan & mudnaanta u siin doonaan agabka & tallaabooyinka si ay si weyn u horumariyaan khibradaha & natiijooyinka ardayda Madowga ah, ardayda asaliga ah, ardayda aanan caddaanka ahayn, & qoysaskooda. Waxay ku guda jiraan hirgelinta MPS Wadajir ah, qaab-dhismeed ay tahay in dhammaan dugsiyadu ay qoraan Qorshayaasha Hagaajinta Dugsiga taasoo wax ka qabanaysa oo ku daraysa sinnaanta. Waxbadan ka oggow mpls.k12.mn.us/strategic-plan.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 8% English Language Learner Celceliska magaalada 16% From a Low Income Background Celceliska magaalada 15% Hispanic Celceliska magaalada 43% Two or more races Celceliska magaalada 17% Special Education Celceliska magaalada 74% White Celceliska magaalada 30% All students
0% 100% Celceliska magaalada 8% English Language Learner Celceliska magaalada 16% From a Low Income Background Celceliska magaalada 15% Hispanic Celceliska magaalada 43% Two or more races Celceliska magaalada 17% Special Education Celceliska magaalada 74% White Celceliska magaalada 30% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 68% White Celceliska magaalada 42% All students Celceliska magaalada 18% Special Education Celceliska magaalada 18% English Language Learner Celceliska magaalada 30% Hispanic
0% 100% Celceliska magaalada 68% White Celceliska magaalada 42% All students Celceliska magaalada 18% Special Education Celceliska magaalada 18% English Language Learner Celceliska magaalada 30% Hispanic

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% Hispanic Celceliska magaalada 92% White
0% 100% Celceliska magaalada 100% Hispanic Celceliska magaalada 92% White

Macallimiin midab leh

58%

Arday kala midab ah

74%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 72% English Language Learner Celceliska magaalada 70% From a Low Income Background Celceliska magaalada 73% Hispanic Celceliska magaalada 80% Two or more races Celceliska magaalada 73% Special Education Celceliska magaalada 90% White Celceliska magaalada 75% All students
0% 100% Celceliska magaalada 72% English Language Learner Celceliska magaalada 70% From a Low Income Background Celceliska magaalada 73% Hispanic Celceliska magaalada 80% Two or more races Celceliska magaalada 73% Special Education Celceliska magaalada 90% White Celceliska magaalada 75% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students