Edison High School

700 22nd Ave NE
Minneapolis, MN 55418
(612) 668-1300 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:15AM-3:42PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

40%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

Edison waxa uu bixiyaa barnaamijka ciyaaraha fudud oo saddex xilli oo dhamaystiran ah. Waxay la shuraakoobaan YMCA Beacons si ay u bixiyaan naadiyada maalinta dugsiga la dhiganayo & ka dib dugsiga, oo ay ku jiraan Naadiyada Mahadnaqa Dhaqanka (Soomaali, LatinX, Dhalad), Ururka Ardayda Madow, Cunto karinta, Shaxda, & Naadiyada Taageerada. Waxay sidookale bixiyaan naadiyada dugsiga sida Green Team(Kooxda Cagaaran), Volunteer Club(Naadiga Isxilqaanka), iyo Outdoor Club (Naadiga Dibadda).

Extracurriculars Offered:

Dhaqanka Manhajka Dheeraadka ka ah, Naadiyada Deegaanka/Dibada, Naadiyada Luuqadaha Qalaad, Ciyaaraha

Uniforms

Students who attend Edison High School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (896 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    4%
  • Asian
    4%
  • Black or African American
    49%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    15%
  • Two or more races
    2%
  • White
    25%
  • English Language Learner
    24%
  • From a Low Income Background
    76%
  • Special Education
    19%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (72 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    1%
  • Asian
    3%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    1%
  • Two or more races
    7%
  • White
    88%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

12:1

Tacliin

44%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

44%

Barnaamijyada aqoonta

Edison Community School waxa uu bixiyaa udiyaargarowga kulleejka (IB, Is-diiwaangelinta Wadajirka ah, CIS, PSEO), iyo barnaamijyada Waxbarashada Xirfadda & Farsamada (CTE). Waxa ay bixiyaan koorsooyinka diyaarinta xirfadaha & tababarada shaqa carbinta ah ee maalinti ee lagu taageerayo iskuulka, & Af-Faransiiska, Af-Isbaanishka, Dhaxalka Isbaanishka, barashada luuqadda Ojibwe.

Academic Programs Offered:

Waxbarashada Xirfada & Farsamada (CTE), Diyaargarowga Kulleejka, Kulleejka Dugsiyada Dhexdooda (CIS), International Baccalaureate (IB), PSEO, Carbiska-shaqo iyo/ama La Joogga Shaqo Qabashada

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Edison waxa uu bixiyaa adeegyada waxbarashada gaarka ah oo takhasus sare u leh ootiisamka & barnaamijka waxbarashada naafada.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Waxay bixiyaan barnaamijka Bartaha Luuqadda Ingiriisiga.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
68% 74% 75% 73% 65% 2017 2018 2019 2020 2021 100% 0%

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
76% 69% 68% 76% 2018 2019 2020 2021 100% 0%

Isku celceliska imtixaanka ACT najiidadisa

15 15 16 2017 2018 2019 2020 2021 36 0

Cimilo

47%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

47%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Edison Community School waxa uu xaqiijiyaa in ay ardaydu “Katirsan Yihiin. Aaminsan Yihiin. Noqdaan!” Edison waa goob qofkasta ka tirsan yahay qoys loo dhan yahay; aaminsan kartidooda ay isbeddel ku sameyn karaan; laguna noqdo quwad wanaagsan bulshada dhexdeeda iyo adduunkaba. Edison waxa uu xooga saaraa waxbarashada gaarka ah, adag oo ardayda oo dhan ah.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
80% 82% 90% 91% 83% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
62% 50% 35% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 16 11 1 8

Sinnaan

21%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

21%

Aragtida sinnaanta

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
0% 100% Celceliska magaalada 69% Black or African American Celceliska magaalada 64% English Language Learner Celceliska magaalada 64% From a Low Income Background Celceliska magaalada 94% White Celceliska magaalada 65% All students
0% 100% Celceliska magaalada 69% Black or African American Celceliska magaalada 64% English Language Learner Celceliska magaalada 64% From a Low Income Background Celceliska magaalada 94% White Celceliska magaalada 65% All students

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 50% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 74% Black or African American Celceliska magaalada 75% English Language Learner Celceliska magaalada 74% From a Low Income Background Celceliska magaalada 76% Hispanic Celceliska magaalada 42% Special Education Celceliska magaalada 87% White Celceliska magaalada 76% All students
0% 100% Celceliska magaalada 50% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 74% Black or African American Celceliska magaalada 75% English Language Learner Celceliska magaalada 74% From a Low Income Background Celceliska magaalada 76% Hispanic Celceliska magaalada 42% Special Education Celceliska magaalada 87% White Celceliska magaalada 76% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 40% Two or more races Celceliska magaalada 86% White Celceliska magaalada 83% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 40% Two or more races Celceliska magaalada 86% White Celceliska magaalada 83% All teachers

Macallimiin midab leh

12%

Arday kala midab ah

74%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 21% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 45% Asian Celceliska magaalada 30% Black or African American Celceliska magaalada 46% English Language Learner Celceliska magaalada 30% From a Low Income Background Celceliska magaalada 38% Hispanic Celceliska magaalada 32% Special Education Celceliska magaalada 47% White Celceliska magaalada 35% All students
0% 100% Celceliska magaalada 21% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 45% Asian Celceliska magaalada 30% Black or African American Celceliska magaalada 46% English Language Learner Celceliska magaalada 30% From a Low Income Background Celceliska magaalada 38% Hispanic Celceliska magaalada 32% Special Education Celceliska magaalada 47% White Celceliska magaalada 35% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 8 All students