Dowling Elementary

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 9:30AM-4:00PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

76%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish, Somali

Barnaamijyo dheeri ah

Ardayda Dowling waxay kaqeybqaataan waxqabadyo kala duwan saacadaha dugsiga kadib. Qaar ka mid ah barnaamijyadaan waxaa ka mid ah: dabaasha, tiyaatarka, Gems & Gies, shaxda, & Dungeons & Dragons. Danaynta ardayga ayaa lagu bilaabi karaa waxqabadyo cusub.

Extracurriculars Offered:

Music, STEM/STEAM Clubs, Theater

Uniforms

Students who attend Dowling Elementary are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (315 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    8%
  • Asian
    2%
  • Black or African American
    18%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    8%
  • Two or more races
    6%
  • White
    57%
  • English Language Learner
    12%
  • From a Low Income Background
    38%
  • Special Education
    15%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (20 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    5%
  • Black or African American
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    0%
  • White
    95%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

14:1

Tacliin

85%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

85%

Barnaamijyada aqoonta

Ardayda Dowling waa arday tamar iyo damac leh. Shaqaalaha dugsiga waxay ku dadaalaan inay noqdaan kuwa si joogta ah wax ugu barta dhaqamada ku salaysan cilmi-baarista si ay u kobciyaan waxbarasho heer sare ah oo loogu talagalay ardayda. Barashada deegaanku waa qayb weyn oo ka mid ah sida Dowling ay isugu dhafaan waxbarashada ardaydooda. Waxaa hoggaan u ah macalimad Deegaan oo cajiib ah, Marwo Kristen. 
Maadooyinka aasaasiga ah ayaa sidoo kale muhiim ah si loo xaqiijiyo in Dowling uu dhisayo xirfadaha aasaasiga ah ee bartayaasha dugsiga hoose.  
Akhris-qoraalka: Macalimiinta waxaa lagu tababaray Sayniska Akhriska wuxuuna Dowling fasalada hoose ku adeegsadaa barnaamij dhawaqa ereyada ah oo xooggan. Waxay raacaan manhajka degmada kaasoo diirada saara fahamka akhriska iyo xirfadaha wax qorista.
Xisaabta: Ardayda waxay ku lug yeeshaan 3-da qeybood ee manhajka xisaabta degmada. Qeybta Bridges waxay diirada saartaa dareenka tirada. Qeybta Number Corner, qeyb ka ah kalandarka, waxay bixisaa dulmarka fikradaha xisaabeed. Qeybta Work Places waxay ku lug leedahay ka qayb qaadashada ciyaaraha xisaabeed ee dhiirigeliya xalinta dhibaatooyinka iyo kala duwidda manhajka.
Sayniska: Manhajka sayniska degmada wuxuu adeegsadaa Agabka Sayniska ee siinaya macalimiinta dhammaan qalabka ay u baahan yihiin si ay si wax ku ool ah u baraan heerarka sayniska ee heerka fasal kasta. Tani waxaa lagu dhafaa barnaamijka Barashada Deegaanka iyo goobaha dibedda fasalka ah.
Barashada Bulshada: Cilmiga bulshada ayaa qeyb ka ah aagag badan oo maadada ah macalimiintuna waxay raacaan Heerarka Gobolka MN si ay u xaqiijiyaan wax barashada ardayga.

Academic Programs Offered:

Environmental Focus

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Waaxda waxbarashada gaarka ah waxay diirada saartaa ardayda qaadanaysa adeegyada shakhsi ahaaneed iyo waxbarid loo siman yahay oo lagu helo deegaanka ugu carqaladda yar. Dowling wuxuu leeyahay barnaamij Kheyraadka Waxbarashada Gaarka ah iyo barnaamij Naafada Korriinka Garaadka. Dowling wuxuu bixiyaa jawi loo dhan yahay oo loogu talagalay ardayda oo dhan.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Barnaamijyada Horumarinta Luuqadda Ingiriisiga waxay kor u qaadaan guul gaarista tacliimeed ee ardayda ku hadasha luqadaha badan kuwaasoo uqalma adeegyada Horumarinta Luuqadda Ingiriisiga iyada oo loo marayo istiraatiijiyado waxbarid oo cilmi baaris ku salaysan, deegaan waxbarasho oo luqadda hodan ku ah, iyo sugidda hantida ardayga, qoyska, iyo bulshada. Dowling wuxuu leeyahay 2 macalin oo luqado badan ku hadla kuwaasoo ardayda wax kula bari doona qaab koox yar ah iyadoo ay ku xiran tahay baahiyaha ardayda.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

6 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 60%

6 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 57%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2020 2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

6 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 56%

7 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 68%

Cimilo

77%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

77%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Dowling Eagles S.O.A.R.: 
Way is-taageeraan midba midka kale,
Waxay furaan maskaxdooda,
Waxay gaaraan, & 
Ixtiraamaan deegaankooda.

Discipline Policy

Dugsiga Dowling wuxuu qaatay Heerarka Shakhsi Ahaaneed ee GLAD ee: (1) Muujinta ixtiraam, (2) Gaarista go’aamo Wanagsan, iyo (3) Xallinta Dhibaatooyinka. 

Bullying Prevention Policy

Shaqaalaha Dowling waxay adeegsadaan heerarka shakhsi ahaaneed ee GLAD marka ay la shaqeynayaan arday muujinaysa habdhaqanno aan ku jirin heerarka dugsiga. Ardaydu waxay adeegsadaan habab xal kusoo dabaalid ah si ay u xalliyaan dhibaatooyinka. Ardayda waxaa sidoo kale lagula xisaabtamaa ficiladooda waxaana lagu siiyaa ammaan wanaagsan qaadashada go’aanada wanaagsan ama cawaaqib haddii ay habboon tahay.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
91% 62% 83% 95% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
82% 74% 79% 2020 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 16 11 1 9

Sinnaan

48%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

48%

Aragtida sinnaanta

Dowling Elementary wuxuu leeyahay 3 mudnaan oo muhiim ah. 
Kow, helitaanka faham qoto dheer oo ku saabsan sida ardayda Dowling, oo ah kuwa ugu nugul, ay ku dareemayaan dugsiyda, gaar ahaan kuwa ku xeeran ee cilaaqaadkooda barroosinka u ah. 
Labo, inuu si ula kac ah u abuuro shabakado adag uuna xoojiyo xiriirrada ardayda aadka u nugul ay la leeyihiin dadka waaweyn iyo ardayda kale ee Dowling. Dhisidda qaab-dhismeedyo iyo waayo-aragnimooyin abuura xaalado u oggolaanaya xiriirradan inay kobcaan.
Saddex, horumarinta cilaaqaad, wakaalad, hoggaamin, & dareen awood bulshada dhexdeeda ah oo loogu talagalay ardayda dugsigu u aqoonsado inay Dowling kala kulmayaan nugaylka ugu hooseeya (& dib wax ugu celinta bulshada halkan). 

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 38% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 26% Black or African American Celceliska magaalada 22% English Language Learner Celceliska magaalada 31% From a Low Income Background Celceliska magaalada 29% Hispanic Celceliska magaalada 46% Special Education Celceliska magaalada 78% White Celceliska magaalada 58% All students
0% 100% Celceliska magaalada 38% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 26% Black or African American Celceliska magaalada 22% English Language Learner Celceliska magaalada 31% From a Low Income Background Celceliska magaalada 29% Hispanic Celceliska magaalada 46% Special Education Celceliska magaalada 78% White Celceliska magaalada 58% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 40% From a Low Income Background Celceliska magaalada 76% White Celceliska magaalada 62% All students
0% 100% Celceliska magaalada 40% From a Low Income Background Celceliska magaalada 76% White Celceliska magaalada 62% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 95% White
0% 100% Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 95% White

Macallimiin midab leh

5%

Arday kala midab ah

42%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 65% Black or African American Celceliska magaalada 62% English Language Learner Celceliska magaalada 63% From a Low Income Background Celceliska magaalada 64% Special Education Celceliska magaalada 87% White Celceliska magaalada 79% All students
0% 100% Celceliska magaalada 65% Black or African American Celceliska magaalada 62% English Language Learner Celceliska magaalada 63% From a Low Income Background Celceliska magaalada 64% Special Education Celceliska magaalada 87% White Celceliska magaalada 79% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students