Cyber Village Academy (K8)

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:30AM-3:30PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Cyber Village Academy waxay ardayda siisaa naadiyo & waxqabadyo kala duwan. Naadiyadooda & waxqabadyadooda waxay dhacaan dugsiga ka dib ama inta lagu jiro maalinta dugsiga ee onlaynka ah. Dhammaan waxqabadyada waxaa loo abuuray iyadoo ku saleysan xiisaha ardayga & shaqaalaha. Naadiyada hadda jira iyo waxqabadyada la bixiyo waa: Naadiga Kubadda Kolayga, Naadiga Shaxda, Robodyada Lego, Robodyada Da’da yar ee Lego, Naadiga Ciyaaraha Fiidiyowga ah, Naadiga Farshaxanka, Sixirka, Naadiga Maple Syrup, Naadiga Shiishka Qaansada, Buug-sannadeedka, Ciyaarta Dugsiga Ballaadhan, & in ka badan.

Extracurriculars Offered:

Environmental/Outdoors Clubs, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Theater, Visual Arts Clubs

Uniforms

Students who attend Cyber Village Academy (K8) are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Jennifer Hernandez at (651) 523-7170 or info@cybervillageacademy.org.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (73 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    1%
  • Black or African American
    7%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    10%
  • Two or more races
    14%
  • White
    68%
  • English Language Learner
    4%
  • From a Low Income Background
    29%
  • Special Education
    26%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (15 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    7%
  • Two or more races
    0%
  • White
    93%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

5:1

Tacliin

57%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

57%

Barnaamijyada aqoonta

Cyber Village Academy waxay leedahay barnaamijyo tacliimeed si ay u daboolaan baahiyaha dhammaan awoodaha dugsigeenna. Waxay raacaan Heerarka Gobolka MN ee loogu talagalay manhajkooda waxbarasho, oo ay dhigaan macalimiin ruqsan ka haysta MN. Barnaamijyada tacliinta waxaa ardayda lagu gaarsiiyaa habab kala duwan, taasoo u oggolaanaysa inay sahamiyaan barnaamijka ballaadhan ee dugsiga oo ay la socdaan si gaar ah uga shaqeynta kobcintooda iyo korriinkooda shaqsiyeed. Isku-dhafka iyo 100% barnaamijyada khadka tooska ah ee dugsiga ayaa u oggolaanaya ardayda inay horumariyaan lahaanshaha waxbarashadooda, oo ay la socoto ku hawlidda qoysaska ee habka waxbarashada. Ardaydu waxay haystaan ​​ikhtiyaarka ah inay ku sugnaadaan goobta waxbarashada 5 maalmood usbuucii, ama 3 maalmood usbuucii iyo 2 maalmood oo onlaayn ah.

Academic Programs Offered:

College Prep, Credit Recovery, Multi-Grade Classrooms, Online Learning, PSEO, Personalized Learning

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Cyber Village Academy waxay bixisaa barnaamij waxbarasho gaar ah oo dhameystiran iyo shaqaale ku sugan xarunta. Dhammaan ardayda waa la soo dhawaynayaa. Barnaamijku waxa uu leeyahay qaab loo wada dhan yahay oo leh noocyo badan oo fasallo ah oo la heli karo oo ku salaysan baahida ardayga. Ka mid noqosho buuxda, fasalo loo baxo, wax wada–baridda, iyo taageerada u doodista ardayga ee fasalka waa dhammaan hababka ay u adeegsadeen inay ku taageeraan dhammaan ardayda inay noqdaan kuwa ugu wanaagsan & buuxiyaana baahiyaha gaarka ah.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Cyber Village Academy wuxuu leeyahay macalin shahaado ka haysta EL oo jooga dugsiga kaasoo toos ula shaqeeya ardeyda, macalimiinta, & qoysaska si loo hubiyo in ay si buuxda u helaan manhajka. Caawimo dheeraad ah ayaa lagu siin doonaa nidaamka marna waxbarashada fasalka loogu keenayo marna dibeda fasalka lagu siinayo iyadoo ay ku xirantahay baahiyaha ardayga & caawimooyinka. Waxay nashqadeeyaan manhajyo gaar ah si loo caawiyo barte kasta.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

3 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 29%

4 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 40%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

This school does not have data for the 2024 year

This school does not have data for the 2024 year

Cimilo

38%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

38%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Cyber Village Academy wuxuu u diyaariyaa ardayda inay ku wajahaan caqabada dunida dhakhsaha isku badelaysa kalsooni isagoo ka caawinaya inay noqdaan mufakiriin, aqoon-yahano, daryeelayaal, & muwaadiniin firfircoon oo qiimeeya aqoonta, sharafta, isku tiirsanaanta, & naxariista. Cyber Village Academy wuxuu isticmaalaa Soo-celinta Cadaalada, Waxbarashada Dhaqanka Kusaleysan, & Kaqeybgalka keenaya Xoojinta lagu abuurayo dhaqan dugsi oo si dhaba ugu saamaxaya dhammaan in ardaydu kobcaan!

Discipline Policy

Ka ahaan dugsi soo dhaweeya cadaalad soo celinta, Cyber Village Academy waxa uu ka shaqeeyaa in uu noqdo deegaan loo dhan yahay oo aan ciqaab lahayn. Waxa ay ka shaqeeyaan fahmidda iyo aqoonsashada habdhaqanada waxayna guntiga u xirtaan inay taageeraan dhammaan kuwa laga yaabo inay la kulmaan waqti aysan awoodin in ay buuxiyaan filashooyinka bulshada ee ku saabsan edbinta. Waxa ay ku dadaalaan in aanay cidna gees u saarin oo ay si dhab ah ugu oggolaadaan ardaydu in ay qaataan oo ay ku noqdaan goobta waxbarashada oo ay noqdaan arday hawl kar, oo firfircoon. Badbaadada ayaa qeyb muhiim u ah dhammaan ardayda si ay baraare u gaaraan.

Bullying Prevention Policy

Cyber Village Academy waxa uu ku hanweyn yahay inuu bixiyo deegaan dugsi oo badqaba oo u oggolaanaya dhammaan ardayda inay si siman u helaan & fursadaha tacliinta ee degmada iyo barnaamijyada kale ee ah taageerada waxbarashada, adeegyada, iyo waxqabadyada. Guddigu wuxuu ka mamnuucayaa, dugsi kasta ama waxqabad dugsi ee kasta, takoorka sharci darrada ah, dhibaateynta, caga-juglaynta, iyo xoog u sheegashada oo lagula kaco arday kasta iyadoo lagu salaynayo jinsiyadda dhabta ah ee ardayga, midabka, abtirka, wadanka uu ka soo jeedo, aqoonsiga kooxda qowmiyadeed, da’da, diinta, xaaladda guurka ama waalidnimo, naafo jireed ama maskaxeed, jinsi, nooca galmada, jinsiga, aqoonsiga jinsiga, ama muujinta jinsiga; aragtida hal ama in ka badan oo sifooyinkaan ah; ama la shaqeynta qof ama koox leh mid ama in ka badan oo ka mid ah sifooyinkan oo dhab ah ama la dareemo.

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
66% 68% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 11 5 2

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

Dhammaan ardayda waxa lagu aqbalaa cida ay yihiin & waxaana loola dhaqmaa si isku mida halkan Cyber Village Academy. Waxay aaminsan yihiin in dhammaan ardaydu awoodo & oo ay baran doonaan haddii lagu xeero dad qiimeeya, aqoonsada, & oo aqbala kala duwanaanshaha. Qofkasta & midkasta oo ka tirsan bulshadooda waxa lagula dhaqmi doonaa ixtiraam, waxaa la siin doonaa fursado uu ku kobco, & kuna cabiro naftiisa. Iyada oo loo marayo isticmaalka shirarka bulshada, dhammaan codadka waa la dhageystaa & kala duwanaanshaha shakhsi & fikikradaha waxaa lagu sheegaa deegaan badqaba oo u saamaxaya dhammaan inay wax kala bartaan.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 44% White Celceliska magaalada 34% All students
0% 100% Celceliska magaalada 44% White Celceliska magaalada 34% All students

Macallimiin midab leh

7%

Arday kala midab ah

32%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 61% From a Low Income Background Celceliska magaalada 70% White Celceliska magaalada 68% All students
0% 100% Celceliska magaalada 61% From a Low Income Background Celceliska magaalada 70% White Celceliska magaalada 68% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 4 White Celceliska magaalada 2 All students
0% 100% Celceliska magaalada 4 White Celceliska magaalada 2 All students