Qariirad S

Cristo Rey Jesuit High School

Iskuul madax banaan

Buundooyin 9-12
Qiimo $16,614, kaalmada maaliyadeed ayaa la heli karaa, $15,764 abaal-marin celcelis ah

Saacadaha iskuulka 8:30AM-3:45PM  

dharka iskuulka Pre K

Tirakoobka dadweynaha


Diiwangelinta 486

Furaha tirikoobka

  • Hindida mareykanka ah ama kuwa Alaska u dhashay
  • Aasiyaan
  • Madow ama afrikaan mareykan ah
  • Isbaanish ama Laatiin
  • Cadaan
  • Kuwa Hawai ku dhashay ama kuwa kale ee jasiirada Pasific
  • Laba iyo inka badan oo jinsiyadood

kuwa daqliga yar 80%
Macalimiinta kala midibka ah 37%

  • TacliinTacliinU diyaar garowga kolejka ee dugsiga sare 100% ardayda ka qalinjebisa waxaa loo ogolaaday koolejka. Waxay bixisaa 10 koorso oo AP ah, deyn ka kabasho, dhamaan ardaydana waxay ka qayb galayaan inteenshib (barnaamij shaqo waxbarasho isugu jira) Wuxuu bixiyaa barnaamijka STEM iyo laab cusub oo teknolojiyad cusub ah.
  • Extra ProgrammingBarnaamijyo dheeraad ahDugsiga Katooliga: Qof kasta wuu u furan yahay, iyadoon loo eegin iimaanka. Waxay bixisaa in ka badan 30 manhaj oo dheeraad ah oo ay ku jiraan: ciyaaraha, muusiga, iyo masraxyada.
  • Special EdWaxbarasho gaar ahTaageero iskudhaf ah ayaa loo helayaa dhamaan ardayda si ay uga guulgaaraan guusha tacliinta.
  • GaadiidGaadiidBaabuur raaca la siiyo metro-wide.
  • How To EnrollSida loo diiwangeliyoHadii aad xiiseeynayso diwaangelinta,kala xiriir Myriam Vigil (612) 545-9704 ama myriamvigil@cristoreytc. Sidoo kale waxaad wixii war bixin dheeri ah ka booqan kartaa cristoreytc.org>Admissions>Application Process markay tahay 2/25/22.
Great MN Schools: Changing the Odds Award
2019


Qiimeynta tacliinta
XOG XADIDAN
Qiimaynta laga bilaabo 2019: Waxqabad Sare

Heerka qalin-jebinta 4ta sano

Kooxaha aan wax xog ah muujinin ayaa tilmaamaya inaysan jirin arday ku filan si ay ula socdaan kooxdaas ama xogta aan si guud loo heli karin.


ACT: 18.3