Cristo Rey Jesuit High School – Twin Cities

Darajooyin:
9-12
Qiimo:
The total cost of tuition at Cristo Rey Jesuit High School - Twin Cities is $3000. The average out of pocket cost for families is $1000
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 7:30AM-4:00PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Independent

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Dugsiga Sare ee Cristo Rey Jesuit waxa uu ardayda siiyaa waxqabadyo badan oo manhajka ka baxsan. Wax badan ka ogow barta: cristoreytc.org/student-life.

Extracurriculars Offered:

Cultural Extracurriculars, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Visual Arts Clubs

Uniforms

Students who attend Cristo Rey Jesuit High School – Twin Cities are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Myriam Vigil or Brittany Libbey at (612) 545-9736 or (612) 607-3223, or brittanylibbey@cristoreytc.org or admissions@cristoreytc.org.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (413 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    1%
  • Black or African American
    12%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    85%
  • Two or more races
    0%
  • White
    0%
  • English Language Learner
    Data unavailable
  • From a Low Income Background
    65%
  • Special Education
    Data unavailable

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

28:1

Tacliin

No Rating

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Barnaamijyada aqoonta

Iyadoo loo marayo barnaamij tacliin adag kaasoo waxbarashada gudaha fasalka ah ku dara shaqo-barasho 4-sano ah, Cristo Rey Jesuit wuxuu ardayda u diyaariyaa in ay noqdaan kuwo u diyaarsan kulleejka iyo xirfadda shaqo. Falsafadda tacliintu waa mid diiradda saarta ardayga, yididiilo leh, abaalmarina siisa dadaalka, adkeysiga, iyo hanashada macluumaadka.
Dugsigu wuxuu bixiyaa barnaamijka tacliimeed ee soo socda: Meelayn Sare (AP), Carbiska Xirfadlayaasha &/ama Shaqada Lala Soconayo si loo Barto, & PSEO. 

Academic Programs Offered:

Advanced Placement (AP), College Prep, PSEO, Professional Internships and/or Job Shadowing

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Iyadoo Cristo Rey Jesuit High School aanu lahayn barnaamij waxbarasho gaar ah, dugsigu waxa ka go’an inuu daboolo baahiyaha ardayda sida ku cad Qorshayaasha Waxbarashada Shakhsi ahaaneed & Qorshayaasha Waxbarashada 504.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Fasalada Cristo Rey Jesuit High School waxaa la qaabeeyaa iyadoo maanka lagu hayo ardayda ESL, iyo habka waxbarashada luuqada oo leh qaabka nashqada guud ee waxbarashada (UDL). Iyadoo loo marayo UDL, Cristo Rey Jesuit High School, wuxuu isku dayaa inuu xaqiijiyo in dhammaan ardaydu helaan adeegsi isku mid ah si ay si guul leh u adeegsadaan manhajka koorsada.

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
100% 100% 100% 99% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Isku celceliska imtixaanka ACT najiidadisa

19 19 16 2018 2019 2020 2021 2022 36 0

Cimilo

61%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

61%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Cristo Rey Jesuit High School wuxuu bixiyaa Katoolig, Jesuit, kulleej & waxbarashada u diyaargarowga xirfadaha si daboolka looga qaado tamarta ardayda ee dhaqankasta, diin kasta, ama caqiido kasta si loo bedelo bulshooyinkooda.
Dugsiga waxa uu bixiyaa manhajka u diyaargarowga kulleejka & xirfada oo hal-abuur leh oo diirada saaraya horumarinta caadooyinka maskaxda & ruuxda.
Bulshadooda–oo ay ku jiraan golahooda, maamulkooda, macalimiinta, shaqaalaha, shuraakada shirkadaha, deeq-bixiyayaasha, waalidiinta, & ardayda–waxaa ka go’an dhisida bulsho daryeel leh oo ku qotonta dhaqanka Katooliga, soona dhaweeya dadka asal kasta ka soo jeeda inay ku soo biiraan. 

Discipline Policy

Ardayda buuxisa filashooyinka CRJHS ee tacliinta, habdhaqanka, Barnaamijka Barashada Shaqada Shirkadaha (CWSP), iyo soo xaadiritaanka ayaa loo tixgeliyaa inay meel wanaagsan joogaan waxayna heli doonaan aqoonta iyo xirfadaha looga baahan yahay inay ku guuleystaan ​​khibradooda CRJHS, kulleejka, iyo shaqooyinkooda . 
CRJHS ayaa taageeri doona ardayda ku dhibtooda mid ka mid ah ama ka badan aagagaan. Wax ka qabashooyinka waxaa ku jiri kara balse aanay ku koobnayn: horumarinta xirfadeed; wada-xiriirka waalidka/mas’uulka; kulan u dhexeeya shaqaalaha dugsiga iyo ardayga; kulan u dhexeeya shaqaalaha dugsiga, ardayga iyo waalidkiisa/qofka mas’uulka ka ah; heshiiska filashooyinka; iyo la socodsiinta ardayga iyo waalidkiisa/qofka mas’uulka ka ah wixi ku aadan horumarka. 

Bullying Prevention Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
93% 93% 0% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
67% 89% 2020 2021 2022 2023 100% 0%

Sinnaan

64%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

64%

Aragtida sinnaanta

Iyagoo ka shidaal qaadanaya kitaabka Quduuska, Cristo Rey Jesuit High School wuxuu u diyaariyaa ardayda guusha mudada dheer ee bulshada dhaqamada badan iyagoo ku dadaalaya waxbarasho loo siman yahay. Waxay aqbalaan kala duwanaanshaha si ay u dhisaan bulsho waxbarasho oo xoogan, loo siman yahay, & loona dhan yahay. Dugsiga waxa ka go’an inuu kala duwanaanshaha, sinaanta, & wadajirka ku daro dhammaan heerarka & waaxaha dugsigooda, waxayna ku dadaalaan inay kusoo daraan wacyigalintan dhammaan waxa ay qabtaan.

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 100% Black or African American Celceliska magaalada 99% Hispanic Celceliska magaalada 99% All students
0% 100% Celceliska magaalada 100% Black or African American Celceliska magaalada 99% Hispanic Celceliska magaalada 99% All students

Arday kala midab ah

98%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 78% Black or African American Celceliska magaalada 93% Hispanic Celceliska magaalada 89% All students
0% 100% Celceliska magaalada 78% Black or African American Celceliska magaalada 93% Hispanic Celceliska magaalada 89% All students