Bancroft Elementary School

3829 13th Ave S
Minneapolis, MN 55407
(612) 668-3550 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 9:10AM-3:40PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

57%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish, Somali

Barnaamijyo dheeri ah

Bancroft waxa uu bixiyaa waxbarashada bulshada, barnaamij iskuulka kadib ah oo loogu talagalay ardayda dhigata fasallada 1-5 oo ka taageera tacliinta iyo danaha gaarka ah. Waxay sidoo kale bixiyaan barnaamijka carruurta ee goobta ah ee Minneapolis Kids.

Extracurriculars Offered:

Caawimada Waxbarasho, Waxbarashada Bulshada

Uniforms

Students who attend Bancroft Elementary School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (369 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    9%
  • Asian
    2%
  • Black or African American
    18%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    20%
  • Two or more races
    7%
  • White
    44%
  • English Language Learner
    24%
  • From a Low Income Background
    56%
  • Special Education
    19%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (38 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    5%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    5%
  • White
    89%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

10:1

Tacliin

74%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

74%

Barnaamijyada aqoonta

Bancroft Community School waxa uu bixiyaa barnaamijka IB, shaqaale laba luuqadood ku hadla oo Soomaali iyo Isbaanish ah, iyo waxbarid horumarsan.

Academic Programs Offered:

International Baccalaureate (IB), Iskudhafka Luuqada

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Bancrocft waxa uu bixiyaa barnaamijka waxbarashada gaarka ah, oo uu kujiro barnaamijka ootisamka oo aad u khaas ah.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Waxay sidoo kale bixiyaan barnaamijka isku dhafan ee Barashada Luuqadda Ingiriisiga.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

5 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 52%

5 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 52%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

5 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 53%

6 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 57%

Cimilo

30%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

30%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Ardayda dhigata dugsiga Bancroft Community waxa ay gacan kageysan doonaan qaabeynta qaabka uu iskuulku u muujiyo, una tusaaleeyo dhaqanka iyo dhismaha bulshadooda. Bancroft waxa uu dhammaan ardayda siiyaa aasaas waxbarasho oo heer sare ah sidi mufakiriin hal-abuur leh oo si qota dheer u fakara kuwaas oo awood loo siiyay in ay u dhaqmaan si masuuliyadi ku jirto iyagoo ixtiraamaya naftooda, bulshada, & aduunkaba. Qoysasku waxa ay sii filan karaan jawi ay bulshada ardaydu ku qiimeeyaan wada-shaqaynta, dhaqanka, sinnaanta, & isdhexgalka bulshada.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
84% 86% 93% 92% 63% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
82% 65% 60% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 16 11 1 8

Sinnaan

33%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

33%

Aragtida sinnaanta

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 16% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 45% Black or African American Celceliska magaalada 10% English Language Learner Celceliska magaalada 32% From a Low Income Background Celceliska magaalada 16% Hispanic Celceliska magaalada 78% Two or more races Celceliska magaalada 43% Special Education Celceliska magaalada 74% White Celceliska magaalada 52% All students

0% 100% Celceliska magaalada 55% All students Celceliska magaalada 74% White
0% 100% Celceliska magaalada 55% All students Celceliska magaalada 74% White

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 62% White Celceliska magaalada 63% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 62% White Celceliska magaalada 63% All teachers

Macallimiin midab leh

11%

Arday kala midab ah

56%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 46% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 39% Black or African American Celceliska magaalada 49% English Language Learner Celceliska magaalada 46% From a Low Income Background Celceliska magaalada 49% Hispanic Celceliska magaalada 50% Two or more races Celceliska magaalada 49% Special Education Celceliska magaalada 81% White Celceliska magaalada 60% All students
0% 100% Celceliska magaalada 46% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 39% Black or African American Celceliska magaalada 49% English Language Learner Celceliska magaalada 46% From a Low Income Background Celceliska magaalada 49% Hispanic Celceliska magaalada 50% Two or more races Celceliska magaalada 49% Special Education Celceliska magaalada 81% White Celceliska magaalada 60% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 8 All students