Armatage Elementary School
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English, Spanish
Barnaamijyo dheeri ah
Dugsigu wuxuu leeyahay waxbarasho bulsho oo adag oo la bixiyo saacadaha dugsiga kadib.
Extracurriculars Offered:
Foreign Language Clubs, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Theater, Visual Arts Clubs
Uniforms
Students who attend Armatage Elementary School are not required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.
Ardayda joogta dugsigan
Macalimiinta joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
100%
Barnaamijyada aqoonta
Armatage wuxuu adeegsadaa manhajka MPS wuxuuna baraa heerarka tacliimeed ee Minnesota.
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Armatage wuxuu leeyahay barnaamijka ASD ee Goobta 3, iyo barnaamijka ECSE ee Goobta 3.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
Dugsiga wuxuu raacaa dhaqamada ugu wanaagsan ee waxbarashada Bartaha Ingiriisiga wuxuuna leeyahay macalin EL 0.5 gelin ah.
Aqoon
8 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka
7 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya
Horumar
7 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka
8 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka
Cimilo
88%
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
Armatage Elementary School wuxuu qadariyaa waxbaridda canugga oo dhan iyo xaqiijinta guusha tacliimeed, bulsho, iyo shucuureed ee ardayda oo dhan.
Discipline Policy
Armatage waxa uu aaminsan yahay in ardayda la baro filashooyinka dugsiga lagana caawiyo ardayda inay la yimaadaan. Dugsiga wuxuu raacaa dhammaan siyaasadaha MPS ee ku aadan anshaxa.
Haynta macalinka
Imaanshaha
Adaabta
Sinnaan
71%
Aragtida sinnaanta
Armatage wuxuu ku dadaalaa inuu noqdo machad waxbarasho oo dhaqan ahaan ka jawaaba kaasoo abuura deegaan waxbarasho oo badbaado ah, loona siman yahay halkaasoo carruurta oo dhan ay ku dareemaan in la arko lana maqlo. Waxay rabaan in aqoonsiyada ardayda oo dhan la qadariyo laguna ixtiraamo dugsigooda.