Anwatin Middle School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:40AM-3:10PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

19%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish, Somali

Barnaamijyo dheeri ah

Anwatin Middle School wuxuu bixiyaa naadiyo iyo waxqabadyo kala duwan si uu ardayda isugu xiro midba midka kale iyo danahooda. Ardayda waxay fursad u heli doonaan inay kaqeybqaataan: barnaamijka Beacons After School, barnaamijka Gender & Sexuality Alliance (Dallada Jinsiga & Galmada), barnaamijka Loppet, Kooxda Dhaladka, naadiyada Ciyaaraha Fudud, Guusha Mashruuca, Safiirada Ardayda, Wargeyska Ardayga, Buuga Sannadka, & Codka Dhalinyarada.

Extracurriculars Offered:

Cultural Extracurriculars, Environmental/Outdoors Clubs, Journalism/Newspaper Clubs, Music, Sports, Sports, Theater

Uniforms

Students who attend Anwatin Middle School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (281 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    6%
  • Asian
    9%
  • Black or African American
    54%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    18%
  • Two or more races
    4%
  • White
    10%
  • English Language Learner
    25%
  • From a Low Income Background
    80%
  • Special Education
    20%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (26 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    4%
  • Black or African American
    4%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    12%
  • White
    80%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

12:1

Tacliin

15%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

15%

Barnaamijyada aqoonta

Ardayda oo dhan waxay heli doonaan fursad ay uga qeybqaataan shaqada koorsada taasoo u oggolaanaysa inay sii wataan rabitaankooda iyo xiisahooda iyadoo loo maraya barnaamijka IB, Meelaynta Sare (AP), iyo xulashooyinka kale. Ardayda oo dhan waxay sidoo kale heli doonaan barnaamijyada xirfada shaqada iyo kulleejka, iyadoo loo marayo Xarunta Waxbarashada Xirfada Shaqada & Farsamada (CTE).  

Academic Programs Offered:

Advanced Placement (AP), Arts Focused Programming, Career & Technical Education (CTE), International Baccalaureate (IB), Multi-Grade Classrooms, Personalized Learning

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Anwatin Middle School wuxuu leeyahay barnaamijyada Waxbarashada Gaarka ah oo ku takhasusay barnaamijka Ootiisamka, naafada Korriinka/Garaadka iyo Waxbarashada, iyo barnaamijka Habdhaqanka Shucuurta oo loogu talagalay ardayda ku jirta Goobta Heerka 1 ilaa 3. 

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Waaxda ESL ee dhismaha waxay diiradda saartaa taageeridda ardayda barata Ingiriisiga iyadoo la adeegsanayo hababka waxbaridda ee ay taageerto waaxda manhajka degmada. Anwatin Middle School wuxuu bixiyaa hab barid luqadeed iyo taageero dibedda fasalka ah oo loogu talagalaty ardayda ESL. Habka baridda luqadeed waxaa loogu talagalay inuu taageero kana caawiyo macalimiinta inay sameeyaan qorshayaal cashar oo ay u fududahay ardayda inay fahmaan kana caawiya inay kor uqaadaan xirfadahooda Ingiriisiga, iyagoo isla markaana baranaya isla casharka ay baranayaan ardayda kale.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

1 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 7%

2 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 15%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2020 2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

2 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 19%

3 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 32%

Cimilo

27%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

27%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Anwatin Middle School waxa uu diirada saaraa qiyamyada soo socda: Kobaca Waxbarashada, Deegaan Kobcin leh, Badqabka, Isla Xisaabtanka, Shaqo Kooxeed, Daacadnimada, & Dabiiciga.

Discipline Policy

Anwatin Middle School, qof walba waxaa saaran mas’uuliyad la wadaago si loo xaqiijiyo badbaadada dugsiga. Ardayda waxaa laga filayaa inay raacaan tilmaamaha dadka waaweyn iyo inay qaataan mas’uuliyadda ficiladooda, iyo ku lug yeelashada ula kaca ah iyo midda aan ula kaca ahayn ee midba midka kale. Ardayda oo dhan waxaa la siin doonaa fursad ay ku xalliyaan xaaladda ka hor inta aan cawaaqibta maamulka lagu dabaqin. Filashooyinka Habdhaqanka ee Anwatin waxay diiradda saaraan: naxariisashada, u diyaar ahaanta dhigashada fasalka iyo waqtigii loogu talagalay, diirad saarista waxbarashada, nadiifinta & daryeelista deegaanka. Ka hor inta aan wax ciqaab ah la marin, dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo shaqaalaha ayaa laga qeybgeliyaa habka dhibaato xallinta si wax looga qabto wax kasta & dhammaan khilaafyada dhismaha.

Bullying Prevention Policy

Dhammaan shaqaalaha iyo ardayda waxay masuul ka yihiin ilaalinta deegaan waxbarasho oo badbaado ah taageerana leh kaasoo xor ka ah xoog sheegashada ama dhibaataynta. Xoog sheegashada nooci kasta oo ay noqotaba (intarneed, hadal, mid jireed, iwm.) looma dulqaato, mana loo dulqaadan doono. Waxaa jiri doona waxbarid joogto ah & doodo ku saabsan ixtiraamka, xilkasnimada, iyo doorashooyinka la sameeyo inta lagu jiro sannad dugsiyeedka. Dugsiga wuxuu sii wadi doonaa inuu raaco siyaasadda degmada ee 5201 iyo qawaaniinta 5201A & 5201B.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
76% 68% 64% 69% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
73% 27% 43% 2020 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 16 11 1 9

Sinnaan

24%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

24%

Aragtida sinnaanta

Anwatin Middle School wuxuu u heelanaan doonaa qoysaska ay u adeegaan, isagoo taageero iyo dhiirigelin siinaya cidkasta. Dugsiga wuxuu abuuri doonaa bulsho ay carruurta oo dhami ku dareemaan jaceyl, qadarin, laguna dhiirigeliyo inay horumariyaan kartidooda buuxda. Anwatin Middle School wuxuu sidoo kale bixin doonaa waxbarasho tayo sare leh halkaas oo cidkasta ay ku dareento, jaceyl, qadarin, iyo deegaan dhisa aasaaska waxbarashada nolosha oo dhan. Waxay bixin doonaan deegaan waxbarasho oo badbaado ah oo leh jawi soo dhaweyn leh kaasoo qoysaska dhexdooda ka abuura dareen ka tirsanaansho. Dugsiga wuxuu joogtayn doonaa deegaan aqoonsada oona ixtiraama dhammaan carruurta kasoo kala jeeda qoysaska & asallada dhaqan ee kala duwan.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 4% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 6% Asian Celceliska magaalada 6% Black or African American Celceliska magaalada 0% English Language Learner Celceliska magaalada 6% From a Low Income Background Celceliska magaalada 6% Hispanic Celceliska magaalada 4% Special Education Celceliska magaalada 52% White Celceliska magaalada 11% All students
0% 100% Celceliska magaalada 4% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 6% Asian Celceliska magaalada 6% Black or African American Celceliska magaalada 0% English Language Learner Celceliska magaalada 6% From a Low Income Background Celceliska magaalada 6% Hispanic Celceliska magaalada 4% Special Education Celceliska magaalada 52% White Celceliska magaalada 11% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 18% From a Low Income Background Celceliska magaalada 26% All students Celceliska magaalada 16% Black or African American Celceliska magaalada 16% English Language Learner
0% 100% Celceliska magaalada 18% From a Low Income Background Celceliska magaalada 26% All students Celceliska magaalada 16% Black or African American Celceliska magaalada 16% English Language Learner

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 75% White
0% 100% Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 75% White

Macallimiin midab leh

20%

Arday kala midab ah

91%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 76% Asian Celceliska magaalada 33% Black or African American Celceliska magaalada 65% English Language Learner Celceliska magaalada 37% From a Low Income Background Celceliska magaalada 60% Hispanic Celceliska magaalada 14% Two or more races Celceliska magaalada 29% Special Education Celceliska magaalada 62% White Celceliska magaalada 43% All students
0% 100% Celceliska magaalada 76% Asian Celceliska magaalada 33% Black or African American Celceliska magaalada 65% English Language Learner Celceliska magaalada 37% From a Low Income Background Celceliska magaalada 60% Hispanic Celceliska magaalada 14% Two or more races Celceliska magaalada 29% Special Education Celceliska magaalada 62% White Celceliska magaalada 43% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students