Anthony Middle School

5757 Irving Ave S
Minneapolis, MN 55419
(612) 668-3240 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 9:30AM-4PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

75%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish, Japanese, French

Barnaamijyo dheeri ah

Ardayda dhigata fasalka 6aad waxa ay qaataan Caafimaadka, Farshaxanka, Af-Jabaaniiska, & Af-Isbaanishka oo ah hab rubuc wareeg ah. Ardaydu waxay kaloo doortaan fasalka muusiga (muusigga guud, kooxda heesta, ama kabanka) kaas oo daboola beddelka fasalka P.E./Jimicsiga. Fasalka 7aad & 8aad, ardaydu waxa ay kaqeybqaataan fasallada wareegtada ee soo socda: Caafimaadka, P.E., Jirdhiska, Mahadnaqa Farshaxanka, Qalabeynta Otomaatiga ah iyo Robodyada. Ardaydu waxa ay doortaan fasalka farshaxanka (muusigga guud, kooxda heesta, kabanka, ama farshaxan muuqaalka ah), kaas oo daboolaya baddalki fasalka luuqadda adduunka (ardaydu waxay doortaan Af-Jabbaaniis ama Af-Isbaanish). Anthony Middle School waxa kale oo uu u bixiyaa AVID doorasho ahaan.

Extracurriculars Offered:

Dhaqanka Manhajka Dheeraadka ka ah, Naadiyada Doodaha/Khudbadaha, Naadiyada Deegaanka/Dibadda, Naadiyada Luuqadaha Qalaad, Muusiga, Naadiyada STEM/STEAM, Ciyaaraha, Masraxa, Farshaxanka Muuqda

Uniforms

Students who attend Anthony Middle School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (763 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    2%
  • Asian
    3%
  • Black or African American
    10%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    7%
  • Two or more races
    7%
  • White
    70%
  • English Language Learner
    3%
  • From a Low Income Background
    22%
  • Special Education
    9%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (31 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    3%
  • Two or more races
    13%
  • White
    84%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

25:1

Tacliin

91%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

91%

Barnaamijyada aqoonta

Anthony Middle School waa dugsi bulsho oo bixiya: barnaamijka udiyaar garowga kulleejka (IB), barid heer sare ah, & casharo ku baxa luuqadaha aduunka ee Isbaanishka iyo Jabbaan.

Academic Programs Offered:

Diyaargarowga kulleejka, International Baccalaureate (IB), Iskudhafka Luuqada

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

6 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 60%

7 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 66%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

7 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 69%

7 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 68%

Cimilo

52%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

52%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Himilada Dugsiga Anthony Middle waa in la kobciyo heerka sare ee loo dhan yahay, sinaanta, bini’aadanimada, & cadaalada bulshada. Hiigsigoodu waa inay siiyaan khibrad waxbarasho wax ku ool ah dhammaan ardaydooda. 4-ta ugu muhiimsan qiyamkoodu waa: heer sare loo dhan yahay, sinnaan, bini’aadanimo, & cadaalada bulshada. Heer sare ee loo dhan yahay wuxuu ku dhiirigalinayaa dhammaan xubnaha dugsigu inay si sax ah uga qeyb noqdaan bulshadooda kala duwan iyagoo u maraya waxbarasho, cilaaqaad, & kalgacal. Sinnaanta macneheedu waa caawimo gaar ahaaneed iyadoo isla markaana wax laga qabanaayo caqabadaha & baahiyaha gaarka ah. Bini’aadanimadu waa ku qaabilida kala duwanaanshaha si damqasho sare leh. Iyo ugu danbeyn, cadaalada bulshada ee Anthony Middle School oo ah joojinta nidaamyada sinaan la’aanta iyadoo la abuurayo bulsho soodhaweyn leh.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
82% 78% 68% 77% 84% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
86% 77% 61% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 16 11 1 8

Sinnaan

52%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

52%

Aragtida sinnaanta

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 46% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 68% Asian Celceliska magaalada 30% Black or African American Celceliska magaalada 8% English Language Learner Celceliska magaalada 34% From a Low Income Background Celceliska magaalada 36% Hispanic Celceliska magaalada 61% Two or more races Celceliska magaalada 29% Special Education Celceliska magaalada 71% White Celceliska magaalada 63% All students

0% 100% Celceliska magaalada 43% Black or African American Celceliska magaalada 68% All students Celceliska magaalada 48% Hispanic Celceliska magaalada 74% White Celceliska magaalada 48% From a Low Income Background Celceliska magaalada 40% Special Education Celceliska magaalada 38% English Language Learner Celceliska magaalada 67% Two or more races Celceliska magaalada 76% Asian
0% 100% Celceliska magaalada 43% Black or African American Celceliska magaalada 68% All students Celceliska magaalada 48% Hispanic Celceliska magaalada 74% White Celceliska magaalada 48% From a Low Income Background Celceliska magaalada 40% Special Education Celceliska magaalada 38% English Language Learner Celceliska magaalada 67% Two or more races Celceliska magaalada 76% Asian

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 81% White Celceliska magaalada 84% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 81% White Celceliska magaalada 84% All teachers

Macallimiin midab leh

16%

Arday kala midab ah

29%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 75% Asian Celceliska magaalada 50% Black or African American Celceliska magaalada 68% English Language Learner Celceliska magaalada 47% From a Low Income Background Celceliska magaalada 49% Hispanic Celceliska magaalada 60% Two or more races Celceliska magaalada 53% Special Education Celceliska magaalada 63% White Celceliska magaalada 61% All students
0% 100% Celceliska magaalada 75% Asian Celceliska magaalada 50% Black or African American Celceliska magaalada 68% English Language Learner Celceliska magaalada 47% From a Low Income Background Celceliska magaalada 49% Hispanic Celceliska magaalada 60% Two or more races Celceliska magaalada 53% Special Education Celceliska magaalada 63% White Celceliska magaalada 61% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 8 All students