Anishinabe Academy

3100 E 28th St
Minneapolis, MN 55406
(612) 668-0880 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 7AM-3:30PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

14%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

Anishinabe Academy waxa ay bixisaa barnaamijka Beacons, kaas oo u badala dugsiyada xarumo dhalinyaro oo firfircoon dugsiga ka dib iyo xagaaga, bixinta fursado horumarinta dhalinyarada ah oo tayo sare leh. Beacons waxay siisaa gaadiidka baska ardayda ka diiwaangashan barnaamijka.

Extracurriculars Offered:

Caawimada Tacliinta

Uniforms

Students who attend Anishinabe Academy are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (236 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    83%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    9%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    2%
  • Two or more races
    2%
  • White
    3%
  • English Language Learner
    3%
  • From a Low Income Background
    95%
  • Special Education
    14%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (20 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    5%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    5%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    0%
  • White
    90%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

12:1

Tacliin

2%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

2%

Barnaamijyada aqoonta

Anishinabe Academy waxa uu iskudhafaa oo dib usoo celiyaa aqoonsiga, dhaqanka & luuqadaha Dakota & Ojibwe isaga oo u maraya waayo-aragnimo waxbarasho oo dhab ah. Barnaamijka American Indian waxa uu kasii socdaa Sanford & Dugsiyada Dhexe ee Waqooyi-bari, iyo barnaamijka All Nations (Qaaruumaha oo Dhan) ee South High School.

Academic Programs Offered:

Iskudhafka Luuqada, Waxbarashada shaqsiyeed

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Anishabe Academy waxa uu bixiyaa adeegyada waxbarashada gaarka ah. Wac dugsiga wixi macluumaad dheeraad ah.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Dugsigu waxa uu bixiyaa barnaamijka Bartaha Luuqadda Ingiriisiga.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

1 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 8%

1 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 8%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

2 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 19%

2 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 20%

Cimilo

25%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

25%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Qoysaska baadi goobaya dugsi dadweyne oo sharfa dhaqanka & luqadda Hindida Mareykan uma baahna meel kale inay raadiyaan. Isagoo kuyaala xaafadda Longfellow ee Minneapolis, Anishinabe Academy waxa uu bixiyaa jawi yar oo soo dhaweyn leh oo leh shaqaale horumariya xiriirka dhow ee ardayda iyo qoysaskooda.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
43% 74% 89% 89% 75% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
48% 40% 17% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 16 11 1 8

Sinnaan

37%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

37%

Aragtida sinnaanta

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 8% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 8% From a Low Income Background Celceliska magaalada 0% Special Education Celceliska magaalada 8% All students
0% 100% Celceliska magaalada 8% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 8% From a Low Income Background Celceliska magaalada 0% Special Education Celceliska magaalada 8% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 20% All students Celceliska magaalada 20% From a Low Income Background Celceliska magaalada 20% American Indian or Alaskan Native
0% 100% Celceliska magaalada 20% All students Celceliska magaalada 20% From a Low Income Background Celceliska magaalada 20% American Indian or Alaskan Native

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 72% White Celceliska magaalada 75% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 72% White Celceliska magaalada 75% All teachers

Macallimiin midab leh

10%

Arday kala midab ah

96%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 17% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 14% From a Low Income Background Celceliska magaalada 38% Special Education Celceliska magaalada 17% All students
0% 100% Celceliska magaalada 17% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 14% From a Low Income Background Celceliska magaalada 38% Special Education Celceliska magaalada 17% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 8 All students