Anishinabe Academy

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 7:00AM-3:30PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Below Average

Ku saabsan

About Us

Families looking for a public school that honors American Indian culture & language do not need to look further. Located in Minneapolis’s Longfellow neighborhood, Anishinabe Academy offers a small, welcoming environment with staff who develop close relationships with students & their families. Anishinabe Academy integrates & reclaims Dakota & Ojibwe identities, cultures & languages through authentic academic experiences. American Indian programming continues at Sanford & Northeast Middle Schools & South High School’s All Nations program.

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

Anishinabe Academy offers Tutoring

Extracurriculars Offered:

Tutoring

Uniforms

Students who attend Anishinabe Academy are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (183 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    83%
  • Asian
    1%
  • Black or African American
    8%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    6%
  • Two or more races
    1%
  • White
    2%
  • English Language Learner
    7%
  • From a Low Income Background
    95%
  • Special Education
    20%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (19 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    27%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hispanic
    7%
  • Two or more races
    0%
  • White
    67%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

12:1

Tacliin

Low Performing

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

Low Performing

Barnaamijyada aqoonta

Anishinabe Academy integrates & reclaims Dakota & Ojibwe identities, cultures & languages through authentic academic experiences. American Indian programming continues at Sanford & Northeast Middle Schools, & at South High School’s All Nations program.

Academic Programs Offered:

Language Immersion, Personalized Learning

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Consistent with federal & Minnesota law, special education instruction & related services are provided to all children with disabilities (age birth through 21 years) who need & meet the eligibility criteria for special education instruction & related services.

Read the full MPS Special Education Policy at: www.bit.ly/3Mul9kr.

Curricula

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

MPS supports district programming & curriculum that promotes the accelerated academic achievement of English learners & recognizes the important role multilingualism plays in achieving academic success & in the future careers of MPS students.

Read the full MPS Bilingual Student Education Policy at: www.bit.ly/42VAq2U.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 2025 Xisaab Aqris 100% 0%

1 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2025 aqoonta xisaabta - 7%

1 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2025 aqoonta wa aqriska - 11%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 2025 Xisaab Aqris 100% 0%

1 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2025 laga jaray boqolkiiba - 6%

4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2025 laga jaray boqolkiiba - 38%

Cimilo

Below Average

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Below Average

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Qiyamka MPS: 1) Sinnaanta, matalaadda & ka-hortagga cunsuriyadda, 2) Badbaadada jidheed & dareenka & samaqabka; 3) Xidhiidhada, kalsoonida & wada-xidhiidhka; 4) Go’aan qaadashada & codka la wadaago; 5) Hufnaanta & isla xisaabtan; 6) Xeelado caddayn ku salaysan. Waxbadan ka oggow www.mpschools.org/strategic-plan.

Discipline Policy

MPS waxay aqoonsan tahay in hab-dhaqanka dugsiga ku habboon uu muhiim u yahay guusha tacliinta & joogtaynta bulsho waxbarasho hodan ah oo waxtar leh. Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga wuxuu sheegayaa in wakhtiga waxbarida ee ardayga uga luma ka saarida fasalada habdhaqan xumo darteed ay tahay in la yareeyo. MPS waxay rajeyneysaa waalidiinta iyo qoysaska inay iska kaashadaan waxbarida iyo taageerida habdhaqanka dugsiga ku haboon si loo kordhiyo guusha waxbarasho ee ardaydooda. Akhriso Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga ee dhammeystiran: https://bit.ly/42ZvEkZ.

Bullying Prevention Policy

The MPS Bullying & Hazing Prohibition Policy exists to maintain a safe & supportive learning environment for students & staff that is free from bullying or hazing. MPS strives to take action to investigate, respond to, remediate, & impose discipline for acts of bullying & hazing which have not been successfully prevented.

Read the full MPS Bullying & Hazing Prohibition Policy at: www.bit.ly/3Ih2RQW.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
88% 75% 61% 60% 71% 2021 2022 2023 2024 2025 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
40% 17% 25% 30% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2021 2022 2023 2024 2025 13 1 10 13 10

Sinnaan

Below Average

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Below Average

Aragtida sinnaanta

Hiigsiga MPS waa in dhammaan ardaydu–iyada oo aanan loo eegeynin asalkooda, koodhka boostadooda & baahiyahooda shakhsi –waxa ay qaadan doonaan waxbarasho kadhan ah cunsuriyada, oo dhammeystiran taas oo dhiseysa aqoonta aasaasiga ah si ardayda loogu diyaariyo guusha mustaqbalka. Si ay u gaaraan hiigsigooda, waxay si ula qasad ah diiradda u saari doonaan & mudnaanta u siin doonaan agabka & tallaabooyinka si ay si weyn u horumariyaan khibradaha & natiijooyinka ardayda Madowga ah, ardayda asaliga ah, ardayda aanan caddaanka ahayn, & qoysaskooda. Waxay ku guda jiraan hirgelinta MPS Wadajir ah, qaab-dhismeed ay tahay in dhammaan dugsiyadu ay qoraan Qorshayaasha Hagaajinta Dugsiga taasoo wax ka qabanaysa oo ku daraysa sinnaanta. Waxbadan ka oggow mpls.k12.mn.us/strategic-plan.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 9% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 8% From a Low Income Background Celceliska magaalada 2% Special Education Celceliska magaalada 9% All students
0% 100% Celceliska magaalada 9% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 8% From a Low Income Background Celceliska magaalada 2% Special Education Celceliska magaalada 9% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 22% From a Low Income Background Celceliska magaalada 22% All students Celceliska magaalada 20% American Indian or Alaskan Native
0% 100% Celceliska magaalada 22% From a Low Income Background Celceliska magaalada 22% All students Celceliska magaalada 20% American Indian or Alaskan Native

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 50% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 75% White
0% 100% Celceliska magaalada 50% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 75% White

Macallimiin midab leh

33%

Arday kala midab ah

99%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 29% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 29% From a Low Income Background Celceliska magaalada 38% Special Education Celceliska magaalada 30% All students
0% 100% Celceliska magaalada 29% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 29% From a Low Income Background Celceliska magaalada 38% Special Education Celceliska magaalada 30% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 12 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 30 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 25 Two or more races Celceliska magaalada 3 White Celceliska magaalada 13 All students
0% 100% Celceliska magaalada 12 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 30 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 25 Two or more races Celceliska magaalada 3 White Celceliska magaalada 13 All students