Webster Elementary School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:15AM-2:45PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

34%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

Webster waxa uu leeyahay barnaamijyo kala duwan oo manhajka kabaxsan oo ay heli karaan ardaydiisa. Waxay bixiyaan GEMS & GISE, noocyo kala duwan oo ciyaaraha, farshaxanka, STEM, muusigga, iyo fasallo kale oo hal-abuur leh semester kasta. Waxay ka shaqeeyaan inay ka jawaabaan danaha iyo baahiyaha ardayda si ay u bixiyaan fasallada ay qoysasku rabaan, iyo sidoo kale taageerooyin iyo barnaamijyo kale oo gargaar ah.

Extracurriculars Offered:

GEMS & GISE, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Theater, Visual Arts Clubs

Uniforms

Students who attend Webster Elementary School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (268 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    6%
  • Asian
    2%
  • Black or African American
    40%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    14%
  • Two or more races
    7%
  • White
    30%
  • English Language Learner
    20%
  • From a Low Income Background
    68%
  • Special Education
    26%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (22 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    10%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    5%
  • White
    85%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

12:1

Tacliin

33%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

33%

Barnaamijyada aqoonta

Webster Elementary waa dugsi bulsho. Waxa ay diirada saaraan iskuxirka niyada iyo jirka, xallinta dhibaatooyinka iyo ku hawlaanshaha waxqabad jiheysan. Dugsigu waxa uu bixiyaa tacliin heersare ah iyo fursadaha hogaaminta ardayda.

Academic Programs Offered:

Personalized Learning

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Iyadoo la raacayo sharciga fadaraalka iyo kan Minnesota, waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha ayaa la siiyaa dhammaan carruurta naafada ah da’da dhalashada ilaa 21 ee u baahan oo buuxiya shuruudaha u qalmitaanka waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha. Akhriso Siyaasadda Waxbarashada Gaarka ah ee MPS oo dhammaystiran: https://bit.ly/3Mul9kr.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

MPS waxay taageertaa barnaamijka degmada iyo manhajka kor u qaada dardargelinta guulaha waxbarasho ee bartayaasha Ingiriisiga waxayna aqoonsataa doorka muhiimka ah ee ay ka ciyaaraan ku hadalka luuqadaha badan si loo gaadho guusha waxbarasho & xirfadaha mustaqbalka ee ardayda MPS. Akhriso Siyaasadooda Waxbarashada Ardayga Labada Luqad Ku Hadla oo dhamaystiran: https://bit.ly/42VAq2U.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

2 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 18%

2 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 23%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

3 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 27%

4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 37%

Cimilo

39%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

39%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Qiyamka MPS: 1) Sinnaanta, matalaadda & ka-hortagga cunsuriyadda, 2) Badbaadada jidheed & dareenka & samaqabka; 3) Xidhiidhada, kalsoonida & wada-xidhiidhka; 4) Go’aan qaadashada & codka la wadaago; 5) Hufnaanta & isla xisaabtan; 6) Xeelado caddayn ku salaysan. Waxbadan ka oggow www.mpschools.org/strategic-plan.

Discipline Policy

MPS waxay aqoonsan tahay in hab-dhaqanka dugsiga ku habboon uu muhiim u yahay guusha tacliinta & joogtaynta bulsho waxbarasho hodan ah oo waxtar leh. Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga wuxuu sheegayaa in wakhtiga waxbarida ee ardayga uga luma ka saarida fasalada habdhaqan xumo darteed ay tahay in la yareeyo. MPS waxay rajeyneysaa waalidiinta iyo qoysaska inay iska kaashadaan waxbarida iyo taageerida habdhaqanka dugsiga ku haboon si loo kordhiyo guusha waxbarasho ee ardaydooda. Akhriso Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga ee dhammeystiran: https://bit.ly/42ZvEkZ.

Bullying Prevention Policy

Siyaasadda Mamnuucida Xoog u Sheegashada & Bahdilaada ee MPS waxay u jirtaa inay ilaaliso jawi waxbarasho oo badbaado leh iyo taageero ardayda iyo shaqaalaha oo ka xor ah xoog u sheegasho ama bahdilaad. MPS waxa ay ku dadaashaa in ay qaado tallaabo ay ku baadho, uga jawaabto, ku saxdo, oo ay ku soo rogto anshax-marinta falalka xoog u sheegashada & bahdilaada ee aan si guul ah looga hortagin. Akhriso Siyaasadooda Mamnuucida Xoog u Sheegashada & Bahdilaada ee dhammeystiran: https://bit.ly/3Ih2RQW.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
89% 85% 63% 67% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
80% 60% 58% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 16 11 1 9

Sinnaan

35%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

35%

Aragtida sinnaanta

Hiigsiga MPS waa in dhammaan ardaydu–iyada oo aanan loo eegeynin asalkooda, koodhka boostadooda & baahiyahooda shakhsi –waxa ay qaadan doonaan waxbarasho kadhan ah cunsuriyada, oo dhammeystiran taas oo dhiseysa aqoonta aasaasiga ah si ardayda loogu diyaariyo guusha mustaqbalka. Si ay u gaaraan hiigsigooda, waxay si ula qasad ah diiradda u saari doonaan & mudnaanta u siin doonaan agabka & tallaabooyinka si ay si weyn u horumariyaan khibradaha & natiijooyinka ardayda Madowga ah, ardayda asaliga ah, ardayda aanan caddaanka ahayn, & qoysaskooda. Waxay ku guda jiraan hirgelinta MPS Wadajir ah, qaab-dhismeed ay tahay in dhammaan dugsiyadu ay qoraan Qorshayaasha Hagaajinta Dugsiga taasoo wax ka qabanaysa oo ku daraysa sinnaanta. Waxbadan ka oggow mpls.k12.mn.us/strategic-plan.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 6% Black or African American Celceliska magaalada 2% English Language Learner Celceliska magaalada 8% From a Low Income Background Celceliska magaalada 6% Hispanic Celceliska magaalada 4% Special Education Celceliska magaalada 56% White Celceliska magaalada 20% All students
0% 100% Celceliska magaalada 6% Black or African American Celceliska magaalada 2% English Language Learner Celceliska magaalada 8% From a Low Income Background Celceliska magaalada 6% Hispanic Celceliska magaalada 4% Special Education Celceliska magaalada 56% White Celceliska magaalada 20% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 56% White Celceliska magaalada 32% All students
0% 100% Celceliska magaalada 56% White Celceliska magaalada 32% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 67% White
0% 100% Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 67% White

Macallimiin midab leh

15%

Arday kala midab ah

69%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 52% Black or African American Celceliska magaalada 78% English Language Learner Celceliska magaalada 47% From a Low Income Background Celceliska magaalada 55% Hispanic Celceliska magaalada 50% Special Education Celceliska magaalada 76% White Celceliska magaalada 58% All students
0% 100% Celceliska magaalada 52% Black or African American Celceliska magaalada 78% English Language Learner Celceliska magaalada 47% From a Low Income Background Celceliska magaalada 55% Hispanic Celceliska magaalada 50% Special Education Celceliska magaalada 76% White Celceliska magaalada 58% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students