Universal Academy Charter School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:40AM-3:40PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

31%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish, Somali

Barnaamijyo dheeri ah

Waxay rajeynayaan inay balaadhiyaan bixinta manhajkooda ka baxsan sannad dugsiyeedka 2024-25.

Extracurriculars Offered:

Journalism/Newspaper Clubs, Student Council

Uniforms

Students who attend Universal Academy Charter School are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Lilly Nelson at lillyn@progenyacademy.org or (763) 325-9150.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (96 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    1%
  • Asian
    2%
  • Black or African American
    57%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    24%
  • Two or more races
    7%
  • White
    8%
  • English Language Learner
    48%
  • From a Low Income Background
    82%
  • Special Education
    22%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (6 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    0%
  • White
    100%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

16:1

Tacliin

29%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

29%

Barnaamijyada aqoonta

Progeny Academy waxa uu diiradda saaraa 3 aag oo gaar ah si uu u taageero guusha ardayga:
Tacliinta: Progeny waxa uu waxbarashada u hagaajiyaa baahiyaha gaarka ah oo leh waxbaris kaqeybqaadasho toos ah, fursadaha taageerada dheeraadka ah ee kooxaha yar-yar & goobaha 1-ka-1 ah.
Jidheed: Progeny waxa uu bixiyaa quraac iyo qado caafimaad leh maalin kasta, oo ay la socoto hawlo maalinle ah oo jimicsi ah
Dareenka Bulsheed: Waxay bixiyaan waxbarid maalinle ah & waxqabadyo taageera horumarka ardayga oo dhan, ka caawinaya dejinta yoolka, kuna taageera inay noqdaan xubno firfircoon oo taageera bulshada.

Academic Programs Offered:

Multi-Grade Classrooms, PSEO, Personalized Learning, STEM/STEAM, Science and Technology Focus, Social Emotional Learning

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Diirad saarida waxbarashadooda gaarka ah ee K-8 waa inay hubiyaan Waxbarashada Dadwaynaha ee Bilaashka ah & Ku Haboon (FAPE) ee ardayda xaqa u leh ee loo aqoonsaday inay qabaan naafo & kuwa u baahan waxbarid shaqsiyeed & si gaar ah loo qaabeeyey.
Waxbaristani waa inay bixisaa horumarka loo qaadayo yoolalka & ujeedooyinka iyada oo loo marayo iskaashi u dhexeeya waalidiinta, mas’uuliyiinta, ardayda, iyo shaqaalaha xirfadlayaasha ah kuwaas oo:
-Caawiya aqoonsiga ardayda naafada ah iyada oo la adeegsanayo nidaamka kooxda anshaxmarinta ee hirgalinta heerarka nidaamka cadaalada leh iyada oo lala kaashanayo Kooxda Qorshaha Waxbarashada Gaarka ah (IEP) ee ardayga;
-Ardayda siiya waxbarashada gaarka ah ee ku habboon iyada oo loo marayo IEP-gooda, iyadoo lagu salaynayo baahida la xidhiidha naafanimada ilmaha;
-Kormeera horumarka ardayga iyadoo lagu salaynayo yoolalka & ujeedooyinka ku qoran IEP; &
-Si firfircoon uga qaybqaato horumarinta xirfadeed si ay u sii nagaadaan qawaaniinta waxbarashada gaarka ah, xeerarka, sharciyada, iyo dhaqamada ugu wanaagsan ee waxbarashada gaarka ah.
Adeegyada Waxbarashada Gaarka ah waxaa ku jira koox uu hogaaminayo Agaasimaha Waxbarashada Gaarka ah. Kooxda waxaa ku jira macalimiin waxbarashada khaaska ah, xirfadlayaal, & khabiiro ku takhasusay dhinacyada cilmi-nafsiga dugsiga, qiimaynta, baxnaaninta shaqada, hadalka, DAPE, iyo meelaha kale si ay u taageeraan ardayda ku jirta goobta federaal ee 1, 2, ama 3.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Barnaamijka PACS EL waxa uu barayaa dhegeysiga, hadalka, akhrinta, iyo qoraalka iyada oo la adeegsanayo casharka. Waxay isticmaalaan isku darka habka marka ardayga waxbarista dibeda loo saarayo iyo marka fasalka loogu keynayo, iyagoo diiradda saaraya horumarinta luqadda iyo xirfadaha tacliinta. Waxbarashada luqadda qaarkood waxay ka dhacdaa fasalka waxbarashada guud. Tirada guud ee waxbarista EL waa ay ku kala duwan tahay ardayba arday, iyadoo ku saleysan baahiyaha gaarka ah. Barnaamijka waxaa kormeera Macallinka/Isuduwaha EL oo sidoo kale Agaasimaha Dugsiga kala shaqeeyo horumarinta iyo hirgelinta barnaamijka.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

1 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 7%

2 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 23%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

2 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 17%

4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 41%

Cimilo

29%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

29%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Waa hiigsiga Progeny Academy in laga taageero bartayaasha inay ku guulaystaan horumar-weyn iyadoo la marayo hogaan leh ikhtiraaca jiilka xiga ee istaaraatiijiyadaha waxbarasho ee sayniska & tiknoolajiyada. Progeny Academy waxa ka go’an bixinta bulsho waxbarasho oo badqabta, taageero leh oo lagu asaasay rajooyin sare, waxbarasho xoogan, & isla xisaabtan shakhsi oo awood u siinaya ardaydooda inay noqdaan kuwo wax soosaara, masuula, muwaadiniin aduunka ah, & aqoonyahano si fiican ugu diyaarsan dugsiga sare & wixii ka danbeeya.

Discipline Policy

Si aad wax uga ogaatid siyaasadda anshaxa ee Progeny Academy, fadlan booqo webseedkooda: progenyacademy.org/district-policies/

Bullying Prevention Policy

Fadlan booqo webseedka Progeny Academy si aad wax uga ogaatid siyaasadooda kahortagga xoog u sheegashada: progenyacademy.org/district-policies/

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
29% 100% 40% 33% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
67% 69% 78% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 57 0 10

Sinnaan

40%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

40%

Aragtida sinnaanta

Iyaga oo adeegsanaya khibradooda Progeny Academy, ardayda waxaa lagu qaban doonaa tacliin ahaan iyo bulsho ahaanba heerar sare si ay u noqdaan arday ku guulaysta xirfaddooda shaqada kulliyada & wixii ka dambeeya. Si ay tani u hirgasho, shaqaalaha Progeny Academy waxaa ka go’an inay wadajir u wada shaqeeyaan si ay u bixiyaan barnaamij tacliimeed oo kordhin doona awoodda maskaxeed ee dhammaan ardayda. Iyadoo wadajir loo wada shaqeynaayo, shaqaaluhu waxa ay isku hawli doonaan hannaan waxbarasho oo istiraatiiji ah kaas oo baahiyaha ardayga ee gaarka ah lagu daboolayo tacliin ahaan, bulsho ahaan, iyo dareen ahaanba.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 13% Black or African American Celceliska magaalada 9% English Language Learner Celceliska magaalada 13% From a Low Income Background Celceliska magaalada 12% Hispanic Celceliska magaalada 18% Special Education Celceliska magaalada 15% All students
0% 100% Celceliska magaalada 13% Black or African American Celceliska magaalada 9% English Language Learner Celceliska magaalada 13% From a Low Income Background Celceliska magaalada 12% Hispanic Celceliska magaalada 18% Special Education Celceliska magaalada 15% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 30% From a Low Income Background Celceliska magaalada 29% All students Celceliska magaalada 30% Black or African American Celceliska magaalada 20% English Language Learner
0% 100% Celceliska magaalada 30% From a Low Income Background Celceliska magaalada 29% All students Celceliska magaalada 30% Black or African American Celceliska magaalada 20% English Language Learner

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 0% White
0% 100% Celceliska magaalada 0% White

Arday kala midab ah

91%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 84% Black or African American Celceliska magaalada 79% English Language Learner Celceliska magaalada 75% From a Low Income Background Celceliska magaalada 78% All students
0% 100% Celceliska magaalada 84% Black or African American Celceliska magaalada 79% English Language Learner Celceliska magaalada 75% From a Low Income Background Celceliska magaalada 78% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 18 Black or African American Celceliska magaalada 10 All students
0% 100% Celceliska magaalada 18 Black or African American Celceliska magaalada 10 All students