Metro College Prep

Saacadaha dugsiga:
Mon-Thu 7:30AM-3:00PM Fri 7:30AM-2:00PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, French, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Socdaal & tacabur. 

Extracurriculars Offered:

AV/Tech Clubs, Cultural Extracurriculars, Debate/Speech Clubs, Environmental/Outdoors Clubs, Visual Arts Clubs

Uniforms

Students who attend Metro College Prep are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Admissions at (612) 722-2555 or info@metroschoolsmn.org.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (369 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    98%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    1%
  • Two or more races
    0%
  • White
    0%
  • English Language Learner
    85%
  • From a Low Income Background
    83%
  • Special Education
    7%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (11 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    60%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    10%
  • White
    30%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

34:1

Tacliin

74%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

74%

Barnaamijyada aqoonta

Metro Schools waxay bixiyaan manhajka udiyaargarowga kulleejka oo loogu talaglay ardaydooda dugsiyada dhexe iyo sare kaasoo la jaanqaadaya heerarka tacliimeed ee Minnesota. Dugsigu wuxuu joogteeyaa fasalo tiro yar oo ka kooban 15 ilaa 20 arday, taasoo u sahasha macalimiinta inay siiyaan fiiro gaar ah iyo in ay wax ka qabtaan arday kasta baahidiisa gaarka ah. Waxay adeegsadaan xogta qiimeynta si ay u dejiyaan yoolalka tacliimeed diiradana u saaraan dhisidda xirfadaha ardayda u diyaarin doona kulleejka. Si ardayda looga caawiyo inay sharaan nusqaanta waxbarasho korna loogu qaado fursadahooda dhigashada kulleejka, Metro Schools waxay isticmaalaan jadwal maalinle ah oo la dheereeyey sanadka intiisa badan, iyadoo goor hore la fasaxo maalmaha Jimcaha. Habkani wuxuu ku guuleystay xoojinta waxqabadka tacliimeed ee ardaydooda iyo siinta ardayda fursado badan oo ay wax ku bartaan kuna kobcaan.

Academic Programs Offered:

Advanced Instruction, Advanced Placement (AP), Arts Focused Programming, College Prep, Credit Recovery, Online Learning, PSEO, STEM/STEAM

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
69% 74% 71% 85% 52% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 7 sano gudahood
50% 64% 78% 79% 70% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Cimilo

No Rating

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Habka waxbarashada iyo manhajka Metro Schools waxaa dhaqaajiya bayaanka hadafkooda. Dugsiga waxaa ka go’an tacliin heersare ah wuxuuna ku dadaalaa inuu sharo duleelka nusqaanta guulgaarista isagoo yoolal adag u dejinaya ardayda, waalidiinta, macalimiinta, iyo dugsiga. Bulshada dugsiga waxay u qadarisaa kala duwanaanshaha sooyaallada dhaqan, diimeed, qowmiyad, iyo dhaqan-dhaqaale inay qeybo muhiim ah ka yihiin waxbarashada u diyaargarowga kulleejka.
Metro College Prep wuxuu bixiyaa deegaan waxbarasho oo kobcin iyo taageero leh kaasoo u diyaariya ardayda iyo shaqaalaha inay noqdaan muwaadiniin masuul ah oo caalami ah iyo wakiilo xil iska saara deegaanka. Ka go’naantooda kala duwanaanshaha dhaqanka waxaa ka tarjuma manhajkooda & barnaamijyadooda, kuwaas oo ka caawiya ardaydooda inay horumariyaan aragti ballaaran & qaddarinta dhaqamada kala duwan.

Discipline Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Bullying Prevention Policy

Metro College Prep waxaa u degsan xeerar adag oo leh siyaasad aan loo dulqaadan. 

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
56% 45% 52% 69% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
77% 69% 75% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 17 7 0

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

Metro Schools College Prep, oo ah dugsi dawli ah oo gaar loo maamulo degmada Lr. 4131, waxa uu si guul ah u dhameeyay 18 sano oo shaqo ah. Bulshada dugsiga waxaa ka go’an abuurista deegaan waxbarasho oo daryeel iyo taageero leh oo loogu talagalay ardayda kasoo kala jeeda dhammaan dunida dacaladeeda. Barnaamijkooda tacliinta waxaa loogu talagalay inuu ardayda u diyaariyo kulleejka, waxayna bixiyaan khibrad waxbarasho oo dhammeystiran iyadoo dugsiga hoose, dugsiga dhexe, & dugsiga sare, dhammaantood ay ku wada yaalaan hal xarin.
Metro Schools waxaa la aasaasay 2005. Sanadihii la soo dhaafay, waa ay ballaariyeen si ay ugu daraan dugsi dhexe (2012-13) iyo dugsi hoose (2016-2017). Barnaamijyada dugsiga dhexe iyo sare waxay wadaagaan hal falsafad iyo maamul.
Sanadki 2017, dugsiga waxa uu u guuray xarun cusub oo weyn oo ku taasha Olson Memorial Highway ee magaalada hoose ee Minneapolis. Guuritaanku wuxuu dugsiga u oggolaaday inuu ka faa’iidaysto fursado cusub, oo ay ku jirto goob jimicsi, taasoo kor u qaaday waayo-aragnimada waxbarasho ee ardaydooda. 
Metro College Prep waxa uu leeyahay bulsho arday ah oo kala duwan, oo ay ku jiraan arday kasoo kala jeeda jinsiyado kala duwan, sida Madow ama Afrikaanka Mareykanka, Isbaanish ama Laatiin, & Dhaladka Hawai ama Dhaladka Jasiirada Baasifiga. Halkan Metro Schools, waxaa ka go’an inay bixiyaan deegaan waxbarasho oo loo dhan yahay kaasoo maamuusa kala duwanaanta horumariyana sinnaanta.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
0% 100% Celceliska magaalada 52% All students
0% 100% Celceliska magaalada 52% All students

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 7 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 70% Black or African American Celceliska magaalada 67% English Language Learner Celceliska magaalada 78% From a Low Income Background Celceliska magaalada 82% Special Education Celceliska magaalada 70% All students
0% 100% Celceliska magaalada 70% Black or African American Celceliska magaalada 67% English Language Learner Celceliska magaalada 78% From a Low Income Background Celceliska magaalada 82% Special Education Celceliska magaalada 70% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 75% Black or African American Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 60% White
0% 100% Celceliska magaalada 75% Black or African American Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 60% White

Macallimiin midab leh

70%

Arday kala midab ah

99%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 75% Black or African American Celceliska magaalada 76% English Language Learner Celceliska magaalada 74% From a Low Income Background Celceliska magaalada 55% Special Education Celceliska magaalada 75% All students
0% 100% Celceliska magaalada 75% Black or African American Celceliska magaalada 76% English Language Learner Celceliska magaalada 74% From a Low Income Background Celceliska magaalada 55% Special Education Celceliska magaalada 75% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 0 All students
0% 100% Celceliska magaalada 0 All students