Lake Harriet Upper Elementary School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 9:20AM-3:50PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

95%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

Dugsiga Hoose ee Lake Harriet Upper wuxuu bixiyaa casharro Isbaanish ah oo lacag-ku-saleysan, waxqabadyo waxbarashada bulshada ah, iyo waxbarashada la dheereeyey, oo ay ku jiraan ALC, GEMS & GISE. 

Extracurriculars Offered:

Community Education, Extended Learning, Foreign Language Clubs, GEMS & GISE

Uniforms

Students who attend Lake Harriet Upper Elementary School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (271 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    3%
  • Asian
    2%
  • Black or African American
    4%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    5%
  • Two or more races
    6%
  • White
    81%
  • English Language Learner
    4%
  • From a Low Income Background
    12%
  • Special Education
    13%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (20 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    10%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    0%
  • White
    90%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

14:1

Tacliin

100%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

100%

Barnaamijyada aqoonta

Lake Harriet Upper Elementary School wuxuu bixiyaa manhaj adag oo lagu qaadanayo jawi taageero iyo kobcin leh. Tani waxaa kujira Waxbarashada Bartaha Sare.

Academic Programs Offered:

Advanced Instruction

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Iyadoo la raacayo sharciga fadaraalka iyo kan Minnesota, waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha ayaa la siiyaa dhammaan carruurta naafada ah da’da dhalashada ilaa 21 ee u baahan oo buuxiya shuruudaha u qalmitaanka waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha. Akhriso Siyaasadda Waxbarashada Gaarka ah ee MPS oo dhammaystiran: https://bit.ly/3Mul9kr.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

MPS waxay taageertaa barnaamijka degmada iyo manhajka kor u qaada dardargelinta guulaha waxbarasho ee bartayaasha Ingiriisiga waxayna aqoonsataa doorka muhiimka ah ee ay ka ciyaaraan ku hadalka luuqadaha badan si loo gaadho guusha waxbarasho & xirfadaha mustaqbalka ee ardayda MPS. Akhriso Siyaasadooda Waxbarashada Ardayga Labada Luqad Ku Hadla oo dhamaystiran: https://bit.ly/42VAq2U.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

9 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 86%

8 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 81%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

7 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 72%

9 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 87%

Cimilo

88%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

88%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Qiyamka MPS: 1) Sinnaanta, matalaadda & ka-hortagga cunsuriyadda, 2) Badbaadada jidheed & dareenka & samaqabka; 3) Xidhiidhada, kalsoonida & wada-xidhiidhka; 4) Go’aan qaadashada & codka la wadaago; 5) Hufnaanta & isla xisaabtan; 6) Xeelado caddayn ku salaysan. Waxbadan ka oggow www.mpschools.org/strategic-plan.

Discipline Policy

MPS waxay aqoonsan tahay in hab-dhaqanka dugsiga ku habboon uu muhiim u yahay guusha tacliinta & joogtaynta bulsho waxbarasho hodan ah oo waxtar leh. Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga wuxuu sheegayaa in wakhtiga waxbarida ee ardayga uga luma ka saarida fasalada habdhaqan xumo darteed ay tahay in la yareeyo. MPS waxay rajeyneysaa waalidiinta iyo qoysaska inay iska kaashadaan waxbarida iyo taageerida habdhaqanka dugsiga ku haboon si loo kordhiyo guusha waxbarasho ee ardaydooda. Akhriso Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga ee dhammeystiran: https://bit.ly/42ZvEkZ.

Bullying Prevention Policy

Siyaasadda Mamnuucida Xoog u Sheegashada & Bahdilaada ee MPS waxay u jirtaa inay ilaaliso jawi waxbarasho oo badbaado leh iyo taageero ardayda iyo shaqaalaha oo ka xor ah xoog u sheegasho ama bahdilaad. MPS waxa ay ku dadaashaa in ay qaado tallaabo ay ku baadho, uga jawaabto, ku saxdo, oo ay ku soo rogto anshax-marinta falalka xoog u sheegashada & bahdilaada ee aan si guul ah looga hortagin. Akhriso Siyaasadooda Mamnuucida Xoog u Sheegashada & Bahdilaada ee dhammeystiran: https://bit.ly/3Ih2RQW.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
95% 100% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
79% 91% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 16 11 1 9

Sinnaan

88%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

88%

Aragtida sinnaanta

Hiigsiga MPS waa in dhammaan ardaydu–iyada oo aanan loo eegeynin asalkooda, koodhka boostadooda & baahiyahooda shakhsi –waxa ay qaadan doonaan waxbarasho kadhan ah cunsuriyada, oo dhammeystiran taas oo dhiseysa aqoonta aasaasiga ah si ardayda loogu diyaariyo guusha mustaqbalka. Si ay u gaaraan hiigsigooda, waxay si ula qasad ah diiradda u saari doonaan & mudnaanta u siin doonaan agabka & tallaabooyinka si ay si weyn u horumariyaan khibradaha & natiijooyinka ardayda Madowga ah, ardayda asaliga ah, ardayda aanan caddaanka ahayn, & qoysaskooda. Waxay ku guda jiraan hirgelinta MPS Wadajir ah, qaab-dhismeed ay tahay in dhammaan dugsiyadu ay qoraan Qorshayaasha Hagaajinta Dugsiga taasoo wax ka qabanaysa oo ku daraysa sinnaanta. Waxbadan ka oggow mpls.k12.mn.us/strategic-plan.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 48% Black or African American Celceliska magaalada 42% From a Low Income Background Celceliska magaalada 58% Hispanic Celceliska magaalada 84% Two or more races Celceliska magaalada 66% Special Education Celceliska magaalada 88% White Celceliska magaalada 84% All students
0% 100% Celceliska magaalada 48% Black or African American Celceliska magaalada 42% From a Low Income Background Celceliska magaalada 58% Hispanic Celceliska magaalada 84% Two or more races Celceliska magaalada 66% Special Education Celceliska magaalada 88% White Celceliska magaalada 84% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 82% White Celceliska magaalada 80% All students Celceliska magaalada 78% Special Education
0% 100% Celceliska magaalada 82% White Celceliska magaalada 80% All students Celceliska magaalada 78% Special Education

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 100% White
0% 100% Celceliska magaalada 100% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 100% White

Macallimiin midab leh

10%

Arday kala midab ah

20%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 62% From a Low Income Background Celceliska magaalada 72% Special Education Celceliska magaalada 95% White Celceliska magaalada 91% All students
0% 100% Celceliska magaalada 62% From a Low Income Background Celceliska magaalada 72% Special Education Celceliska magaalada 95% White Celceliska magaalada 91% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students