Hope Academy (HS)

Darajooyin:
9-12
Qiimo:
The total cost of tuition at Hope Academy (HS) is $11700. The average out of pocket cost for families is $125
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 9:55AM-4:25PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Independent

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Aramaic, Oromo, Spanish, Somali

Barnaamijyo dheeri ah

Ciyaaraha fudud ee Hope Academy waxa ay u jiraan in ay bixiyaan waayo-aragnimada wax-ka-beddelka ah ee ardaydu kula tartamaan ujeeddo isku xidhan oo ammaanta Alle ah. Ciyaaraha dugsiga sare waxaa ka mid ah Baratanka Duurka, kubbadda cagta, ciyaaraha kubada, kubbadda koleyga, iyo baratanada fagaaraha. Ciyaaraha dhalinyarada waxaa ka mid ah Kubadda Cagta & Kubadda Koleyga.
Waxqabadyadooda iyo naadiyada kala duwan ayaa ardayda siinaya fursad ay ku koraan oo ay ku sahamiyaan waxa ay xiiseeyaan & waxa ay jecel yihiin. Waxqabadyada iyo naadiyada waxaa ka mid ah: Kooxda Xisaabta, Muusiga Gu’ga, Kooxda Dooda, Kooxda Mashxarada, Kooxda Soo Nooleynta Dhalinyarada, Fanaaniinta Libaaxyada, Kooxda Robodyada, Kooxda Cibaadada, Macalinka ASC, Saaxiibada Akhriska, Xisaabta, Naadiga Nolosha Da’ Yarta, Buuga Sannadka, Kooxda Hogaaminta Ardayga, & Farsamada.

Extracurriculars Offered:

AV/Tech Clubs, Cultural Extracurriculars, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Theater

Uniforms

Students who attend Hope Academy (HS) are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Hope Academy Recruitment at (612) 498-5154 or recruitment@hopeschool.org.

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

-

Tacliin

No Rating

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Barnaamijyada aqoonta

Hope Academy waxay ku faantaa in 95% ardaydii ka qalinjabisay la aqbalay kulleejka. Isir ahaan & bulsho ahaanba kala duwan, Hope Academy wuxuu ku shaqeeyaa manhaj qadiimi ah kaas oo ku qalabeeya ardayda aasaas adag oo ah xagga suugaanta, xisaabta, sayniska, taariikhda, iyo farshaxanka si ay u noqdaan mustaqbalka ganacsadayaasha iyo hogaamiyayaasha bulshada ee Minneapolis–oo dhammaan ka kooban macnaha barashada sida loo jeclaado Illaahay loona raaco Masiixa.
Waxay hiigsanayaan inay si qiime leh ay ugu duxdo Runta, Quruxda, Wanaagga & Yaabka Eebbe. Waxay diiradda saaraan bini’aadantinimada–awoodda u-fekerka si qoto-dheer & garashada qofka qalbigiisa. Waxay adeegsadaan farsamooyin ay ka mid yihiin qaafiyad, laxan, iyo jilid si ay u xoojiyaan waxbarashada, iyo sidoo kale dood la xidhiidha Falsafada & kelmada lagu hadlo.  Iyadoo loo marayo Dhaayaha Kusalaysan Eebbe, Waxbarashadooda qadiimiga ahi waxay baraysaa midhaha Ruuxda, iyadoo la raadinayo in la beero hagaagsanaanta nolosha ardayda, iyo qaabaynta ruuxdooda markaa iyagaa isla markiiba raadsan doona oo ku raaxaysan doona Eebbe. 

Academic Programs Offered:

Arts Focused Programming, College Prep, PSEO, STEM/STEAM

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Hope Academy waxay hadda u adeegtaa ardayda dugsiga oo dhan ee dhigta barnaamijyada IEP, ee leh shuruudahaan:
(1) Waalidku waa inay ogaadaan/fahmaan in Hope Academy aanu lahayn adeegyada waxbarashada gaarka ah ee goobta ah, iyo in haddii ay jiraan adeegyo dibadda ah oo loo baahan yahay ama la doonayo, adeegyadan loo baahan doono in loo sameeyo hab hal abuur leh (dugsiga ka hor, qaab onlayn ah, qabanqaabada waalidka, iwm.); &
(2) Ardaygu wuxuu u baahan doonaa inuu awood u yeesho inuu waxbarashadiisa ku helo fasal waxbarasho oo caadi ah oo leh manhajka caadiga ah ee dugsiga. Tani waxay ka dhigan tahay in ardaygu uu noqon karo barte madaxbannaan oo aanu u baahnayn xirfadle fool-ka-fool 1:1 ah.
Marka ay qaataan ardayda K-2 ee haysta barnaamijyada IEP, dugsigu waxa uu ballan qaadayaa in uu ilaa 13 sano ku hayo Hope Academy. Tani waa sababta ay ugu baahan yihiin inay haystaan ​​arday ay aaminsan yihiin inay ugu adeegi karaan goob waxbarasho oo caadi ah, maadaama aanay awoodin inay bixiyaan adeegyo gaar ah ee ardaydu u baahan doonto inta ay dugsiga dhiganayaan. 

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Hope Academy wuxuu u adeegi doonaa dhammaan Bartayaasha Luuqadaha Badan ku hadla (MLL) ee u qalma ee fasalada K-6. Ardaydu waxay ku helaan adeegyada qaabab kala duwan, oo ay ku jiraan: wax-wada barista, kooxa kooban isugu keenista, kooxo kooban dibeda isugu geynta, & shaqada shaqsiga ah. Ardayda u qalmaya MLL waxay geli doonaan imtaxaanka luuqada ee WIDA bisha Febraayo si loo go’aamiyo uqalmitaanka adeegyada MLL ee sanad dugsiyeedka soo socda.

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
96% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Isku celceliska imtixaanka ACT najiidadisa

20 23 2018 2019 2020 2021 2022 36 0

Cimilo

No Rating

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Himilada Hope Academy waxay salka ku haysaa qiyamka muhiimka ee soo socda:
Furasho: Waxay jecel yihiin isbedelka shaqo ee Eebe si ay wax walbo ugu furtaan injiilka Masiixa.
Xidhiidhada: Waxay rumeysan yihiin muhiimadda dhisidda xiriir qoto dheer, dhab ah, oo jacayl ku saleysan dhexdooda.
Ku Tiirsanaanta Adag: Waxay sameeyaan ku tiirsanaanta maalinlaha, wakhti ka wakhti, ee Eebe & Kalmadiisa.
Cajiib ah: Awooda Eebe ee shaqada dhexdeeda, waxay sii wadaan aqoon ka badan & dhaafsanna dhammaan inta la filayo ama la maleeyo.

Discipline Policy

Si ula kac ah u bannaan

Bullying Prevention Policy

Si ula kac ah u bannaan

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
59% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 1

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

Iyagoo aaminsan in dadka oo dhan laga abuuray suurada Khaaliqooda, macalimiinta & shaqaalaha Hope Academy waxay ula dhaqmaan dhammaan ardaydooda sharafta & xushmada wafaaqsan quduuska. Ixtiraam darada macalimiinta, ardayda, & qofkale si degdega ayaa wax looga qabtaa si loo abuuro bulsho dhammaan lagu dareemo badqab & laguna xaqiijiyo walaalnimada Masiixa.

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 100% Black or African American Celceliska magaalada 100% English Language Learner Celceliska magaalada 100% Hispanic Celceliska magaalada 50% Two or more races Celceliska magaalada 100% White Celceliska magaalada 96% All students
0% 100% Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 100% Black or African American Celceliska magaalada 100% English Language Learner Celceliska magaalada 100% Hispanic Celceliska magaalada 50% Two or more races Celceliska magaalada 100% White Celceliska magaalada 96% All students

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 59% All students
0% 100% Celceliska magaalada 59% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 1 All students
0% 100% Celceliska magaalada 1 All students