Edison High School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:15AM-3:42PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

45%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish, Somali

Barnaamijyo dheeri ah

YMCA Beacons & shaqaalaha dugsiga waxay bixiyaan waxqabadyo manhajka ka baxsan oo kala duwan oo loogu talagalay ardayda. Edison wuxuu sidoo kale bixiyaa xulashooyin ballaaran oo kala duwan oo Ciyaaraha Fudud ah.

Extracurriculars Offered:

Cultural Extracurriculars, Debate/Speech Clubs, Environmental/Outdoors Clubs, Journalism/Newspaper Clubs, Music, National Honor Society, STEM/STEAM Clubs, Sports, Student Leadership Team, Theater, Visual Arts Clubs

Uniforms

Students who attend Edison High School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (833 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    5%
  • Asian
    4%
  • Black or African American
    42%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    19%
  • Two or more races
    3%
  • White
    27%
  • English Language Learner
    25%
  • From a Low Income Background
    73%
  • Special Education
    17%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (54 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    6%
  • Black or African American
    2%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    2%
  • Two or more races
    0%
  • White
    91%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

15:1

Tacliin

46%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

46%

Barnaamijyada aqoonta

Edison waxa uu bixiyaa Dhibloomada International Baccalaureate iyo barnaamijyada Sannadaha Dhexe, AVID, Waxbarashada Gaarka ah, & adeegyada Luuqadaha Badan. Koorsooyinka luqadda Dhaxalka Isbaanishka ayaa la siiyaa kuwa hadla afka hooyo iyo ardayda leh waayo-aragnimada ku dhex jirka (guryahooda ama dugsiga).

Academic Programs Offered:

College prep, Credit recovery, International Baccalaureate (IB), PSEO, Professional Internships and/or Job Shadowing

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Edison waxa uu u adeegaa ardayda leh IEP-ga Goobta 1, 2, & 3 iyadoo loo marayo barnaamijyada Kheyraadkooda, Ootisamka, DCD, Xirfadaha Nolosha, iyo barnaamijyada Ardayda Ku Salaysan.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Edison waxa uu ku takhasusay soo dhawaynta ardayda wadanka ku cusub. Dugsiga wuxuu bixiyaa heerarka ESL ee soogalootiga ilaa 4. Edison waxa uu leeyahay 7 macalimiin ELL ah iyo 1 Iskuduwe.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
74% 75% 73% 68% 70% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
76% 69% 68% 76% 73% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Isku celceliska imtixaanka ACT najiidadisa

15 16 2018 2019 2020 2021 2022 36 0

Cimilo

52%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

52%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Hiigsiga: Edison waa goob laga TIRSANAADO qoys loo dhan yahay; AAMINSANAHAY kartideena aanu isbeddel ku sameyn karno; oo aana quwad wanaagsan KA NOQON KARNO bulshooyinkeena & adduunkeena.
Hadafka: Si wadajir ah, waxaan abuurnaa deegaan waxbarasho oo loo siman yahay loona dhan yahay. Si wadajir ah, waxaan u xurmeynaa oo u kobcinaa hal-abuurkeena, garaadkeenna, & gaar ahaanshaheena. Si wadajir ah, waxaan u ogaanaa awoodeena in aan si togan u qaabeyno mustaqbalkeenna.

Discipline Policy

Dugsiga Edison, waxay hirgeliyaan xeelado firfircoon kuwaasoo si cad loo sheego lana muraajaceeyo, si ardayda looga caawiyo in ay ogaadaan sida loogu guuleysto dugsiga. Waxay dib u jiheeyaan, tababaraan, taageeraan, dibna u saxaan ardayda khaladaadka gala. Cayrinta ardayda aan raacin filashooyinka dugsiga ma ahan jawaabtooda koowaad balse waxaa la deegsan karaa marka ay jiraan khataro ku wajahan badbaadada iyo guusha.

Bullying Prevention Policy

Deegaanka dugsiga loo dhan yahay ee Edison ayaa ah istiraatiijiyadooda kahortagga xoog u sheegashada ee ugu wanaagsan–tani waxay ku cadahay waxkasta oo ay sameeyaan. Haddii ardayda ay u baahdaan taageero, shaqaalaha taageerada ee dugsiga ayaa si dhow ula shaqeeya ardayga iyo qoyskiisa si wax looga qabto walaacyada.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
91% 79% 76% 78% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
50% 35% 49% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 16 11 1 9

Sinnaan

35%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

35%

Aragtida sinnaanta

Dugsiga Thomas Edison High School, waxay aaminsan yihiin in ardayda oo dhan ay awood u leeyihiin in ay gaaraan heerar sare. Ka shaqaale ahaan, waxay ballanqaadaan inay ardayda u bandhigaan manhaj adag oo xooggan kaasoo la waafajiyay heerarka waxbarashada gobolka iyo degmada. Dugsiga wuxuu sidoo kale ballanqaadaa inuu ardayda siiyo wakhti badan iyo khibrad waxbarasho sidi loogu baahdo si ay ugu wanaagsanaadaan fasaladooda oo dhan. Waxa dugsiga uu kaga baahan yahay ardaydiisa waa in ay dadaalka ugu wanaagsan kula yimaadaan fasalka iyo hindisahooda inay caawin raadsadaan marka loo baahan yahay. Si wadajir ah u shaqeynta, Edison waxa uu ardayda siin karaa waxbarasho heerka koowaad ah.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
0% 100% Celceliska magaalada 70% All students
0% 100% Celceliska magaalada 70% All students

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 50% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 69% Black or African American Celceliska magaalada 63% English Language Learner Celceliska magaalada 68% From a Low Income Background Celceliska magaalada 70% Hispanic Celceliska magaalada 38% Special Education Celceliska magaalada 90% White Celceliska magaalada 73% All students
0% 100% Celceliska magaalada 50% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 69% Black or African American Celceliska magaalada 63% English Language Learner Celceliska magaalada 68% From a Low Income Background Celceliska magaalada 70% Hispanic Celceliska magaalada 38% Special Education Celceliska magaalada 90% White Celceliska magaalada 73% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 81% White
0% 100% Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 81% White

Macallimiin midab leh

9%

Arday kala midab ah

73%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 26% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 78% Asian Celceliska magaalada 39% Black or African American Celceliska magaalada 58% English Language Learner Celceliska magaalada 41% From a Low Income Background Celceliska magaalada 50% Hispanic Celceliska magaalada 41% Special Education Celceliska magaalada 67% White Celceliska magaalada 49% All students
0% 100% Celceliska magaalada 26% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 78% Asian Celceliska magaalada 39% Black or African American Celceliska magaalada 58% English Language Learner Celceliska magaalada 41% From a Low Income Background Celceliska magaalada 50% Hispanic Celceliska magaalada 41% Special Education Celceliska magaalada 67% White Celceliska magaalada 49% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students